ninkii hadlaaba hayska hadlee kani waa aabihii umada soomaaliyeed allah naxariistii jano haka waraabsho umada soomaliyeedna kama dambayn inay ka horaysay mooye waynuna haynaaa dhibkaynu gacanteena ku raad sanay lkn allah haynaga dabaqabto
@puntiism
10 жыл бұрын
hadalkiisa waxaan dhagaysan karaa saacado badan anoo aan ka daalayn. may allah reward you to his jannah the father of our Motherland.
@stanleyipkiss46
9 жыл бұрын
tears burned my eyes thank u
@dosantosdosha8113
9 жыл бұрын
ilahey ha u naxaristo Mohamed siyat barre cadaalada uu hu haye somali mid lamid ah masoo mari donaaa
@goodlife8892
9 жыл бұрын
I can say this guy the man of 20 century
@f49218
10 жыл бұрын
ilaahay u naxariisto maxamed siyaad barre somaali ma garato qofka wanaagsan markuu noolyahay
@caqliaduun1128
9 жыл бұрын
Somalia Ilaahay haku Naxariisto .. God bless you .. I had government and leader oo aan dhihi karayo waa Dawladaydii waa Dalkaygii waa Madaxdaydii .. NOW SNM and SSDF oo Siyad Bare Celcelinayey oo uu diidanayaa inay Wadanka Soo galaaan Maxay keentay in loo kala dhuunto dadkale oo Awood laga raadiyo oo lagu qaybiyo .. Rememeber Mucaarad ka Siyad bare o Somaliweyn ah waxxay ku faraxsanayeen in la caayo heeso sida landcruiser gado .. Now you stay with Warsow to divide a Somalia .. haday kaa aqbalaaan that is good for all since Somalia is powerless Meeshad doonaysid aad oo Oohin meeri oo Madaltag oo Muusanowkici ETC Hadii ay noqoto Somalia in lakala Qaybiyo waa Alhamdulilahi hadii la diidana Rabilcaalamin .. Salllam all by bye
@maxamadxaaji
9 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto siyaad barre iyo intii waddankan u soo dadaashay, ilaahay ha ina garansiiyo wax qabadka dalkeenna ...madaxdana wakhtigooda aan siinno si ay u sheqeeyaan oo ha laga daayo shaqaaqada
@fartunabdi9192
9 жыл бұрын
illaahay janatul fardowsa ha ku geeyo geesi wadani ah oo soomali horumar geeyo waa geesi diric ahaa oo qaran nimada ka illaalin jiray waraabayaasha maanta is cunaya ee cuqdadu dishay
ManshaAllah.......... janatul fardows ayaan Alle kaga barakeyay
@yuusufxasan7539
9 жыл бұрын
Waa Madaxweynihii aynu weli dhaxalkiisa sii cunayno eebbe jannadiisa ha geeyo kuwa maaga ee waxaanu qabin saarana ilaahay maaggoodaas danbi dhaaf ha uga dhigo.
@caadwaaq9791
10 жыл бұрын
Allahaa jano fardawso ha kaa wraabsho Hana kuu dambidhaafo.
@axmedyuusuf3736
10 жыл бұрын
ILAAHAW KUU NAXARIISO MAXAMED SIYAAD BARE AABIHII GARASHADA SOMALIA
@marwaanyare5781
9 жыл бұрын
Gaari nin dhaqaajintiisain yaqaan ayaa gacanta loo galshaa allow dan bigaga dhaf samanta kuu koryeel aabe
@asadomar4854
9 жыл бұрын
Allaha kuu naxariisto waaa laguuu darsaday
@abdilaahimahamoud6148
10 жыл бұрын
somaalia waa mid
@zwarteschaapschaap32
10 жыл бұрын
aabihii UMADOOOOOOOW SIYAAD SIYAADOOW NA DAADIHI
@moorsaante1
10 жыл бұрын
Ilaheen ha naxariisto janadiisana ha ka waraabiyo habeen Iyo maalin baa duco uga timaadaa umadii 24 sano agoon ahayd
@shoelesssonofagun7938
9 жыл бұрын
shitt i wish god just give us second chance
@abdilaahimahamoud6148
10 жыл бұрын
labo ma aha somaalia waa somaalia
@cabdifataaxzeero6578
9 жыл бұрын
ruunta oo laa sheega waa naasib wanga wlhy
@caadwaaq9791
10 жыл бұрын
Ma imika ayaad ogaateen mise wali waad hurudaan. Hadii aad ogaateen kadib tukale ood ogaandoontaan Amase ogaansho ubaahan hada ayaa jirta laakiinse tallow ma laogaan mise waa laogaandoonaa. Dadow ogaada oo ogaansha markuu haboonjahay ogaada si aad u nacfisaan
Dalka hadii uu daacad u yahay kumu dhinten isagoo laajiya dalka nigeria sorry siyaad reer diini waakuwi jarka kaaturay ee iyaga eedso
@Janankaify
9 жыл бұрын
nacamlayaal aan maantana garan karin waxa jooga. Daaquudkani miyaanu isagu laabin distorkii soomaaliyi dhigatay ee islaamnimada ku dhisnaa, kadibna shuuciyad cawaan ah, gaalnimo iyo qabyaalad jeebada kala soo bixin. Ninkani wax uu ku hadlayo ma yaqaano, wuuna iska hor iyo daba imanayaa, maxa yeelay waa uun askari aan baranin waxa uu ka hadlayo.
@cabdirshidosman9649
9 жыл бұрын
Siyaad barre waa ninkii ku tuuray somali god ilaa iyo hadda laga soo bixin waayay.
@dayax11
10 жыл бұрын
mareexaanku muxuu asaga sharciga uga kor maray? siyaad barre intuu umadda u qabtay intuu umadda u dhimay ayaa ka badan, hogaamiye qabiiliiste ah hogaamiye la aan ayaa ka roon.
@nttdahir
10 жыл бұрын
Godka lagu cadaab Somalida sidasuu u galay oo u gumaaday ma maqli karo hadal kisa ee iga kaxee
Пікірлер: 46