Cabdicasiis maamo please la soco wiilkan xaalkiisa nala socodsii in la helay dadkiisa haddii kale dad badan aa diyaar u ah in ay la wareegaan. Gabar iyo wiil hoista ku soo qoray comment aa yiri annagaa la wareegeyno oo iga horreeyey aniga balse hadday noqon weydo oo ay ka noqdaan hadalkaas aniga ayaa la wareegayo waxaanan jeclaan lahaa in aad igi caawintid arrintaas. Wiilkan hadalka iyo jirkaba toddoba sano uma eka. Maasha Allah maamada waa dadaashay laakijn ayadaba siday tiri caruur badan bay haysataa. Waa ballan ilaahay inaan u korinayo sida ilma aan dhaley. Please caawi cunugaas maamo qalbigaa aad ii damqanayo. WbT...Allow u sahal waalidkiis....aamiin...Diyaar baan u ahay hadfi la waayo waalidkiisa iyo ama dad kale oo la wareega masuuliyaddiisa.
@gaabane22
2 жыл бұрын
@@hibosamatar3224 muhiimadda koris ma ahan, ilaah ayaa risaaqadiisa haayo,lkn muhiimadda wa in waalidkiis loo helaa, si asiga ugu badbaado inuu guur seego ama la yiraahdo wacel ayaa tahay, iyo in dadkii dhalay si ay walwalka hasto ugu dhamaado oo willkooda helaan. NB! Lkn adiga waxaa muuqato in aad waalid ku raadineynin, oo aad ilmo raadis tahay, mana laguugu aamini karo cunugaas, hadey ilaahey dartiis kaa tahay hooyadaas dadaalka ugu jirto inuu aabahiis iyo hooyadiis wax kusii,
@Qalbixabxab12
2 жыл бұрын
Hooyo wanagsan wye waxey tiri aniga dhib iguma haayo lkin waalidkiisa u walwalaayo allow ku barakeey maamo🤲😥 allaah ha u sahlo waalidkiisaa wiilka yar
@MJ-gg4je
2 жыл бұрын
Hooyadan wanaagsan Allah hakubarakeeyo, ubadkaaga Allah hakuuxifdiyo,
@naimo3372
2 жыл бұрын
Allahuma amiin amiin yaa rabii 🤲🤲🤲
@umaamina1885
2 жыл бұрын
Ala fartuuney ilaahey maalinta la qadan yahay oo shidada qiyaamo lagu jiro ilaahey hakugu maciino ajar alaha ka siiyo hooyo wanagsan aya tahay sida quruxda badan aad u korisay sidaas ku wad abaayo cabdicaziiz asigana ajar iyo xasanaad alaha ka siiyo mahadsanid in badan
@saidali7233
2 жыл бұрын
asc waa hooyo qaali ah Allah ha ku xifdiyo fartuun
@khadramohamed7929
2 жыл бұрын
Yaa allah, rabiyow u sahal reerkisa
@faaden6366
2 жыл бұрын
Amen ay Rabi
@najmoayaan4828
2 жыл бұрын
Amiin yaarabi
@maryamaibrahim5420
2 жыл бұрын
Aamiin yarabi
@naimo3372
2 жыл бұрын
Allahuma amiin amiin yaa rabii 🤲🤲🤲
@ambiyaxasan6082
2 жыл бұрын
Wiilkan yar allah u sahalo walidkiis maama fartuuna ajir iyo xasanaad badan allah siiyo
@faizaahmed4268
2 жыл бұрын
Waxa laga yaabaa in meelo kale lagasoo xadey cunugan kadib muqdisho lagu tuurey dadkii caruurta ka ganacsanayey ilaahay baase og say wax ujiraan ilaahay hasoo sahlo waalidkii that is so sad 😞 😭😭
@Ramdammubarak
2 жыл бұрын
Ilaahay ha kuu soo dhaweeyo habaryar ama eedo ama ayeeyo aamin yaarabi
@sahra4091
2 жыл бұрын
Abayo ILLAHAY hakubarakeyo, May ALLAH be kind to you, the way you treat this child with kindness.
@lulali6059
2 жыл бұрын
Alaahu akbar, alahayow waalidkiisa u sahal wiilka yar. Mama heeysey alahayow qeeyr sii, saqiir ayey u naxariisatey.
@safioismail1406
2 жыл бұрын
Maashaa Allah Allah Ha barkeeyo Gabadhaas Waa qof fiican oo wanaagsan
@amiirabiin7054
2 жыл бұрын
Ilahey ha u sahlo dadkisa masha allah mamadan heysay qof wanagsan👍👌🙏
Hooyo daraadiis saacadaa u idha beeshay cunugii u ekaadab eegta allah ha u sahlo waaridkiis aamiin wall macaan abdiaziz allah ha ku xafido
@saidaabdi6566
2 жыл бұрын
Wiilkaan hada kahor ayaan arkay ayaan filayaa gabadhaan iyadoo waaridiintiisa raadineyso laakiin waxaan alle ka baryayaa ln markaan lagu guuleysto in jabriil waaridkiis la helo
WLALHY Nabi Maxamed scw wuxuu dhahay ilahy adoonkisa wuxuu cawiya marku adoonku cawiyu walalkisa fadlan soo booqu channelkyga ku soo biirinta ku dhifo ganbareerkna furo aduu mhdsan😭😭🙏🏻
@farxiyaquruxsan9425
2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 sorry mamo Ilaahayow walidkii uu Soo Dhawee Waa Saqiire Sabi Ehe uu soo Dhawee Allhum Aamiin
@NimoDH1
2 жыл бұрын
MashaAllah Hooyo fiicanbaa heshey .
@layaanamhmoud6904
2 жыл бұрын
Msha llh maamada khyr alle ha siiyo wa qof wngsan alle awlaa dada hku brakeyo sidaad uxafiday alle hku xfdio hooyo wiilka yar alle walidkii ha usahlo
@Najuumfantastic
2 жыл бұрын
MashaAllaah waa hooyo fiican ilahey jabriil waladikiisa ilahey ha u sahlo amiin
@noraabdallah7915
2 жыл бұрын
Wlhi waa murugoday wiilka yar marku hadlay Alle dadkis hawu soo dhaweyo Abdi Asis wllo wiilkan Cid ma soo shegan miya
@faashiikh7880
2 жыл бұрын
Alla wilkan carurteyda dugsi la dhigtaa ilahey dadkisa ha u sahlo
@aminaabshir1495
2 жыл бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah. Insha Allah kheyr.
@inasayidabdule2251
2 жыл бұрын
ALLAH ha u sahlo AMEEN YAA RABBI
@yasminabdi3870
2 жыл бұрын
Masha allah
@sahalade4245
2 жыл бұрын
Masha Allah Illaah ha sahlo hooyo iyo aabo Insha Allah
@amatullahbintumuslimah7775
2 жыл бұрын
Maasha Allah
@Tesoanime
2 жыл бұрын
masha allah mamadan daris ban ahaan jirnay waqti hore alle ha uso sahlo Jibril walidkisa insha allah
@fartun9503
2 жыл бұрын
Masha Allah👍
@zuuinaadan5674
2 жыл бұрын
Ilmaha yar daruuf adag ayaa kamuqatah iyo nafaqo la aan ba an allow dadkisa u sahal
@alhamdulillah3784
2 жыл бұрын
Amiin yaraabi🤲 😭
@jihanjamal3564
2 жыл бұрын
Amiin ya rabul calamin
@mrabdi3813
2 жыл бұрын
wllo gabadha haysa waxa laga yaba inay iska danyar tahay kolay waxba kamay hagranban isleyahay
@bassflix5982
2 жыл бұрын
@@mrabdi3813 sax waxbo kama hagran oo sidaa ugu labistay lakin caruur badan ayeey leedahay wayna ka muuqataa danyaro saas ay tahay way U dadaqshay manshallah alle qeyr ha ka siiyo waa Hooyo fican.
ilahay walidkiisa ha usahlo abdi aziiz adna qeyr allaha ku siiyo dadaalka wado ma yara insh allah waad liibanesa adun iyo aqiro jazahaga jana allaha kugu bedelo
@nasroabshir1477
2 жыл бұрын
Masha allah allaha ku barakeyo wllky
@ficanfilsan7583
2 жыл бұрын
A/ziz hoyadis hadi lawayo haleygu soo warejiyo waxan jogaa canada hoyadis allha usahlo aamiin
@xafsaxasanxafsanoor8151
2 жыл бұрын
Booto banaa haday run katahy namarkisa wacdid
@ldnkhl7407
2 жыл бұрын
@@xafsaxasanxafsanoor8151 naa maxaa?
@najmogedi4158
2 жыл бұрын
Maasha Allah bro hore u soco
@marwodaahir6522
2 жыл бұрын
Masha Allaha
@madinahussain6590
2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن
@majidsaid178
2 жыл бұрын
Kheyr illaaheey ha ku siiyo walaasheyn.
@abduraxman143
2 жыл бұрын
Hoyo mcn ilahey haku sahlo mesha hoyada ku bafin laheyd ada bafinesid
@fahmoelmihirey8609
2 жыл бұрын
Maasha allah ♥️❤️🥰🇸🇴
@tasnimquruxhassan3110
2 жыл бұрын
Mamada waxaa ka codsanay nafaqo la aan ayaa kamuuqado cunuga hadii ee awoodo wax nafaqo siiso wana mahadsantahay allah usahlo hooyadiisa hooyo la an waa dhibaado
@a.m.k9976
2 жыл бұрын
Abaayo Qurux ayaa ka muuqato wiilkaan qof wanaagsan ayaa xanaaneysay u maleymaayo inay wax ka gagratay ilaahayoow ayada iyo ahalkeedaba xafid Mama Fartuun wiilka yarna waalidkiis u sahal.
@quruxsanaxmed9478
2 жыл бұрын
Abyo hooyada ayadaba danyar eh waxbana kama hagrsneyso sidey ila tahy
@ziradmanshaallahmahamedali6987
2 жыл бұрын
Mashallah
@redgamer5017
2 жыл бұрын
Masha Allah waa hooyo wanasan
@aminahodancali1048
2 жыл бұрын
insha alaah hoouadii ala hawsoo dhoweeyo maamada ala habarakeeyo
@thepowerfamily4370
2 жыл бұрын
Alle usahal walidkiis Fartuun allaha ku asturo
@shariifomohamedadan8048
2 жыл бұрын
حبيبي الله يحفظك ويحميك من كل شر WAA HELEE INSHA ALAAH WAALIDKAAGA ❤❤❤
@fadumojama22
2 жыл бұрын
Masha Allah Ilahayow uso dhowe amiin
@zamzamabdi7841
2 жыл бұрын
Abdi aziiz cida soo shedata dhiig ha la baaro yaan la iska qadan cunugaas bafinadii hore wa ka duwanyihiin
@naciimocadey3260
2 жыл бұрын
Allah hagu sahlo hooyo and abe
@ikranahmed611
2 жыл бұрын
Allow u soo sahal waalidkiisa maamada haayso waa maamo fiican
@shukrishaariqa6562
2 жыл бұрын
Masha allah allow usahal hooyadiisa
@MohammedAli-yw3hd
2 жыл бұрын
Maashaa ALLAAH cabdicaziz
@halimoelmi5196
2 жыл бұрын
maashaa Allah hooyo qaaliya illaahay ha u sahlo waaridkii wiikka yar
@amiincuuke2813
2 жыл бұрын
Ilaahay ha u sahlo
@khadarmuhamedchannel
2 жыл бұрын
Maansha Allah horay usoco cunugaana ilaahay reerkiisa how soo dhaweeyo
@habibaqali3366
2 жыл бұрын
allah u sahalo manshallah hoyoo allah ukxifatiyo
@saeedqaacaw904
2 жыл бұрын
walaasheey alaha ku xafido
@iyigunler9509
2 жыл бұрын
Alaha soo sahlo waalidkiisa
@user-xp9es2ms7b
2 жыл бұрын
Mash alha hoyo boqorad aya heyso alle haka siiyo ajar iyo xasanad
@saidoelmi4351
2 жыл бұрын
Ilahay ha u sahlo dadkii haday nool yihiin Aamin yaa rabi 🙏🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭😭
@farhiyoelmi52
2 жыл бұрын
C/casiis really jabriil reerkiisii ma lawaayay
@ahmedabdimohamed886
2 жыл бұрын
Masha ALLAH walaale ALLAH hakubarakeeyo
@faadumoshire2354
2 жыл бұрын
Alle haw sahlo waalidkii siqiirkaan yar maamada haysana alle ajar haka siiyo aamiin yaarabi
Asc walal jazaaka allaah kheyr you are the one and only best one uhorey usoco brother
@shadiyawabari33
2 жыл бұрын
Insha Allah Illahay ha soo dhawey walidka wiilkas yar Mahadsanid Abdiaziz
@hiboxasan3954
2 жыл бұрын
Walaalkeey wlh waxaad heysaa shaqo aad u wanaagsan Allah hakaa abaal mariyo wanaag
@xawomohamed1621
2 жыл бұрын
ilaahay ha u sahlo 1000 subscribers hadii aan kuu saari karo waa sameyn lahaa wlhi
@lophater2190
2 жыл бұрын
masha allah
@fardowsasacidhalane8307
2 жыл бұрын
Allah waxaan ka baryaayaa in jabriil waalidiintiisa la helo insha Allah
@luulahmed5767
2 жыл бұрын
Mansha allah waa maamo fican
@hamdicabdi8535
2 жыл бұрын
Waa gabar duceysan illaahay kheyr ha siiyo. illaahay ha u sahlo cunugaan waalidkiis, waxaa kale oo farxad ah in ay u sheegtay inaanay dhalin . Shukran walaashay iyo walaalkay Cabdicasiis.
Пікірлер: 509