Subhanallah Ilaahayow Adaa Og Sida Aan Kuu Jecelahay Sirta Qalbigaygana Adaa Oge Kuwii Wajigaaga Arka Maalinta Qiyaame Nagu Dar, Ilaahow Culimada meelkasta Oo Ay Joogaan Barakee Umada Nabi Muhammed SCW Diintooda Ku Sug Jazaakillah
Walaahi waan dareemay Illahey caawintiisa inbadan Mar xitaa dadkaan aduunka u jeclaa geeriyoodeen buu qalbiga nabad peace macaan iyo raaxo iigaliyay😭❤ انه ربي رب العالمين❤❤❤🤩
@muznaali3210
11 ай бұрын
Wan kujeclahay Allah❤❤❤❤❤
@abdulahinuraaya6709
10 ай бұрын
Suaal aan rabey in aan weydiiyo aaka dhex helay (sideen ilaahey kujeclaadaa) Quraanka aqri jizaakumulaah qayr sh Abdirisaq @@
@mukhtaarcali7675
5 жыл бұрын
Walaahi tiro maleh inta allaah iisameeyo mar walbo iyo waqti walbo allaahu akbar alxamdu lilaah
@MohamedHassan-ho9fj
4 жыл бұрын
Mashalla all ah
@Sahragabow
2 жыл бұрын
Maashaa Allaah sh c/xaashi jazaakallaahu khayran
@mariamruun4274
3 жыл бұрын
Jacayla Allaah cidii heshaa baa Liibaanay 2da daarood... Ilaahayow wan kujeclahay ee i jeclow. Ilaahayow jeceelka kuwa ku jecel isii. Ilaahayow isii camal ii dhaweynaya jeceylkaga. 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@NimcoMaxamud-nh5gq
2 ай бұрын
Allahumma aamiin ❤
@ayannour3062
Ай бұрын
Aamin😢
@HodanXusein-gj9wy
22 күн бұрын
Pkk0fucg@@NimcoMaxamud-nh5gq
@user-lm4mt8eq3h
11 ай бұрын
maasha Allah jasaakallah illahay haku xifdiyo sheekhana Allah haynagu arsaaqo jacaylkiisa
in badan walaaahi ilahy waa naxariisbadan dadku inay ilaahy baryaan baa fiican
@mohamudweli3510
5 жыл бұрын
Muslims are good people to be nice to the best they be nice to all the people in the world but what they speak Somali it sounds like Spanish if you do not know Somali or Spanish if you know a little Spanish it is not Spanish it is Somali do you get that ok
Пікірлер: 100