My aboowe ialahy kuwuu jeclahay kuwa isku naxariisto ee adi iska cafi abowe
@idilmohamed2038
9 ай бұрын
😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 walaalhi waa xanuun caadiye
@Hamdi-Xarago
9 ай бұрын
It is so painful….lakiin Wll waxad ogataaa Gabar na Nin reerkoodii xirtay intay gurigoodaa garacdo hebal baan u socdaa dhihimeyso lakiin in ay arinka meel Kula sinto ayaa wanagsaneyd…waxadse ogataa gabdhas waxa lagugu Soo diray in Aad ku ogtato xanunka Aad ku soo heysay gabdhihii hore kadib na Illahay Adiga cashir kugu barayey taas ood Adiga waliba noo shegtay Hal Jazaaauuu min Jiziil camal….Marka waxad dhabdaa tan am you Sidad bidantimadaa wax iga bartay ina dareensiisay xanuunki aan gabdho badan Soo baday in anoo Nin rag aan u adkeysan waayey iska na cafi Sidoo walaal qadar ku sheegay Horey na u Soco… Dhamanteen Waxan isfareynaa Waliga Dhib iyo Dhawac Adiga ku Soo garay ha u ciqaabin Cid kale waayo nabsiga iyo cuqubadaa Qalbi Dacad ah oo kugu qanacsan kaga timadaa Akhiro iyada Oon la garin ayaad dunidaa ku arkeysa…. Cida daad u aragto ineysan ku anfaceynin adoon dhawicin Oon cilinin Iga rali ahow aniga xirir kan inaan soo gaba gabeyan nafteedaa ….! Finally, Ciid walba nafteedaa oo kale ha ka Soo qado Nafta kale….waayo if everyone thinks that way cid cid kale xumeyso ama dhawacdo lama arkeen….! Adna brother you have amazing program thank you and keep going 👍💯🙏👌
@barkadlenmako594
9 ай бұрын
wlhi Horta tashaxa 😂😂 waye Somali waxaytidhi waxa badso waxa belbaye dhasha baxarbu kugaliyaue sxbka ta gabadha marka Wade Aqli yarayed malaha wll qaligalba maha ina kali usarto qof xidhidh nigadhaxeyo famigisa qof kamida Alxamdulilah dhee wll itana kalida iskasarin hadaye walasha kubaxdaye
@user-jv6lq3wu6q
9 ай бұрын
Sorry abowe iska cafi cafiska waa wax fican🥲
@user-kx3lp5nz3d
9 ай бұрын
Wall iska cafi ani xata sasan u adka lakin marki damde wan cafiyay
Пікірлер: 79