Wllshy alle ayaa awood badan mida kle ragga dhan isku mid maaha ee saliga nabiga ku celceli iyo suurat al kahfi😢❤
@munomanka3035
10 ай бұрын
😢😢😢 ala maxaaa dumarkaa u i qabtiin😢
@MuniiraJaamac-ws3ji
10 ай бұрын
Markahore waan idinsalamy wllky iyo dhamaan tiimkiisa iyo waliba walaashaa qiimaha badan ee qisada cibrada iyo waliba xanuunka ah nalawagaagty intaa kadib wllshy qaali ilahy wax aan kuu waydiiyey guur xalaala awlaad baariya iyo nolol qurux badan wllshy Talada aan kugu darsan lahaa wllshy wiilasheena Soomaliyed wiilal badan oo wanaagsan Baakujira marka haniyad jabin wllshy waxaajira dadbadan oo kulamida wiilal iyo gabdhoba😢 Marka wllshy ilahy iskuxir salaada istkhaarda badso wllshy adoo ilahy baryaya noloshaada waxbadan baa ika kaabedeli doona wllshy 😢insh allh farxd waarta baan kuurajynayaa wllshy labada daaroodba❤
@BahjoCadey-db5yz
10 ай бұрын
Abaayo ilhay qalbiga ha ku qaboojiyo in sha Allah waxaan ku rajenayaa mustaqbal qurux badan ❤
@dirsomane721
6 ай бұрын
Ŕŕrrrrrrrrrr
@hodanxaaji9921
10 ай бұрын
Wll Alle qalbiga hakaga reebo badal khayr qaba ayaan kugu ducaynayaa Kilay faraheenu ma siina ee waxaan ku rajaynaya inad mid un ka heeso waxad isaga ka wayday🤲🤲🤲
@nimcoyusuf3326
10 ай бұрын
Walaahi Aduunkan qof balan meesheda dhiga waa lawayey Ani ahaan gabadhaas walasheena Waxan kuleeyahay wllo kaligaa tanoo kale Kuma dhicin dad badan bay arinkaas kudhacday marka kow horta allaaah hakusiiyo guur khayr badan iyo shakhsi qalbigaaga dhaya allaahna awlaad baariya hakusiiyo walashay waxan kuleeyahay nolasha iskuday inaad horay usocoto allaahna hakula garabgalo by naciimo xilqaal❤❤❤
@fathiabdirizak3960
10 ай бұрын
😭😭😢😓Ax wlshy illahy Cafimaad Taamah Hasiiyo io Gur Qurux Badan O ay Ku Nasato io awlaad Baariya isha allah Nolol Ka Qurux Badan Midi Hore 😢
Aby mcnyo qalbigagaa Allh aya gactisa ku hayo Allh waxa kaga baryeeynaa guur xalala ah ood ku farxdo in uu Allh ku siiyo . Mida kle aduunyda wax walba aya kugu so mari ee salda iyo thikriga ku dadaal iyo sadaqadaba. Samirkagaana Allh kugu hoojin maayo xanunka sonkortana Allh ka dulqaado. Ducadeenanan Allh ku aqbalo abyo Aaamin aamin aamin
Rabbi qalbiga hku qabojiyo wll sabra sadkisa ma wayo imtixanki io qadrki rabbi wd kuso samrty ablkgna wd heshy wata nolshadi io ti qoyskinaba ilhy idin wanajiyay guul adun io mid akhira ayn ku rjena wll
@Isse-Farah
10 ай бұрын
Qalbigaaga Allaha Qaboojiyo walaal. Misdeeda kale qalad malihid ee qalbigaaga ayaa daacad ahaa lakiin mid ogow oo ibnu aadamka majiro qof uqalma in aad qalbigaaga wada siiso taas waa mid aan hubo waayo wanaag haddii lasamayn lahaa waad samaysay mana ku caawin.
@abdifataahfiifii4419
10 ай бұрын
Ilaahy qof kaas badalkiisa ha kusoyo dad kadaran wee jiraaan marka iska iloow waxaas wax kuqoran magafeesid mana ku qorneen inaa is heshaan hore kusoco kaas mid kafican inaa hesho laga yabaa aad dhahdo maxaan mar hore u guursan wayay marka janis kale sii qof cusub qeer ayan ku rajeynaa walshey 🎉😊
@Sapriineyyy
10 ай бұрын
Ilahay qalbiga haku qabojiyo apyo😭🤲
@ruqiyomaxamuudcismaan3383
10 ай бұрын
Abyo allh qalbiga ha ku qaboojiyo,qof walpa biloowga wanagsan dhamaadka ayuu xumada,balse waligaa ha is dhiibin.❤️
@manarcade4777
10 ай бұрын
Wa jeclaan lahaay ina nolosha lawadaago😭😭💔
@leylomohamed1031
10 ай бұрын
Abayo mcn ilahey qalbiga haku qawojiya 😢mid ka qeir bdn Allah haku siyo inshaalah
@deekhaabshirdeekha6350
10 ай бұрын
Walashey waxan ku leyhy Mid ka wanagsan baad helin samir kada sad allha kaga dhigo Haka qusan guullshu waa in yaro sugte
Abaayo mcneey sorry horta 🥺ma mudnen taas lkn wey dhacday alxm dheh rabi talo saaro oo nolosha mustaql u samey nasiibka iyo alle talo sarashadiisa haka quusan waa adagtay waxa thay wllhi anoon ku aqoon darenkeyga ii sheega qof wanagsan in aad tahy plz abaayo mustaql sameyso ubad hal ama labo alle ku siiyo dhal iyaga ku anfacaayo qofkaas go.aan ayuu garaay plz abaayo adi neh naftaada go.aankeeda gacantaada ku jiraa rabi qalbiga Haku qaboojiyo🥺🤲dumar adoo kle wllhi lama helo ee niyada dhiso ❤sharaf iyo karaamo horkaaga ha ahaato abaayo❤👸
@cabdiraxmancali9762
8 ай бұрын
Alle haku dhayo qalpiga
@mohamedbisharabdi6079
9 ай бұрын
inshaAllah abayo wax walpo way hagagayin aniga gur diyar uu ahay maisgursana heee ❤
@SahroFarhan
10 ай бұрын
Alhkulosiyo qalbigankudhayo amin
@WarisCabdi-q6q
10 ай бұрын
Ax ax sory wllo 😭😭 ilahay faraj dag daga haa kuu bixiyo walhi meel aya ii xanuntay nin hada maa jiro kalinimada wax kaa qurux badan maa leh😢😢
@RumanYusuf-g6e
10 ай бұрын
sorry abyo ilahy qalpiga hakuu qabojiyo qof wangsan rabi hakusiyo aad ku ilowdo waxkasta waa qadar alle 😭😭😭
@umalkhayr2101
10 ай бұрын
Aaaxxxxx Ana laqab inatasa ilahy qalbiga hano qabojiyo
@sucdimohmud6620
10 ай бұрын
Sheekadii miss xBsi noo dhamaysrir please
@GbGbb-ph1lz
10 ай бұрын
Waalashay guur khyr qabo
@hanisiyad1873
10 ай бұрын
Abyo guur qer qabo alle ha ku sahlo hadi mar eey dhacday ha ka qusan nolosha abyo is ku day mar kale inad qof fursad siso waxa laga qaba inad qof ki qof ka si wagsan uu noqdo qofkas
@dajiyahmaxamed6163
10 ай бұрын
Alle qalbiga haku qabojiiyo wll mcny rabi tala saro ❤❤❤
@HudaMukhtar-gy1pz
10 ай бұрын
Qadar sharif wan ku salamay waxan ku wediyay qisadi jelka medal please iso jawab
@mariamudanchannel6779
9 ай бұрын
Inte lagala soxarira walal
@kowserabdi-o5e
10 ай бұрын
Insha allah bedel khayr qabo wllo
@hamdasweet1031
10 ай бұрын
😢😢 abaayo badal ka qayra qabo allah ku siyo,
@hanisiyad1873
10 ай бұрын
Badal qer qabo alle ha uu gu badalo abyo
@cabdiraxmancali9762
8 ай бұрын
Maanta jacayl si ncy wlhi
@HudaMukhtar-gy1pz
10 ай бұрын
Wan ka xunmahi wlhi sorry hno dadku ma wad xuma alle haku siyo qofkagi
@MOHAMEDYUSUF-z8s
10 ай бұрын
Asc wan kusalamay qadarow adiga iyo dhaman time gaga sxp wllshey aad baa ugu xumaaday runtii abyo sorry wllhi waxaan waa duun aduunkuna waa tusaale markastana ahoow 🥲 qofqalbi wanagsan vediogana aadbuu iisoojitay ruuntii waxaan arkay anigo ilmada iga quwaneyso mana aqaan sawabta ay iiga quwaneyso wllhi wllsheyna halkan ayaan kasalamaya qaligedana allow usiyadi dhawacana allah ugu dhigo key darjo ay kugarto Wllhi 😪😪marlabad ayan sorry kuleyahy abyo anitan kadibna fariin mosoo qori karaayo wana idinsalamaya by✋👸🔞
@liibaanalimohamed4338
10 ай бұрын
Qadrow imaa la xiraraa labaa gabdhas sidee kuheli karaa
@jaamacfarxiya9207
10 ай бұрын
Baalayo ha aminton nin 🥺
@XariiroadowXariiro
Ай бұрын
Aaaaah😢 sorry abaayo
@hoodoilkacaz8228
10 ай бұрын
Sorry 😢wll alle qalbiga haka reebo
@Flash---boy
10 ай бұрын
Alh inta an qisoyinkag ku xirnay markin qiso iga xanubadan wlhe ilin iga timaday sorry wlshe😢
Пікірлер: 95