100% calasow waa isla tahriibney from Moqdisho ilaama Mandeera kenya 🇰🇪 sisow riiyo waada ayanu isku qariiyey many many years ago when we both had beautiful teeth and sing love songs to each other but he forgot about our long hunger refugee love ❤️ Calasow maxaad sidaas iigu gashey ileyn wanku jeclah it was 1991 in those days when kenya police chase us everywhere and infact this is the song he use to sing for me
@abdiganiqalabjaan6346
4 жыл бұрын
😂😂😂
@eidosmaan1059
4 жыл бұрын
sorry abaayo waryaa #Dahirow inantaan sida udhaan
@hamdiyamohamed4307
4 жыл бұрын
@@eidosmaan1059 kkkk dahir 4 xaas ayu qaaba
@eidosmaan1059
4 жыл бұрын
@@hamdiyamohamed4307 Thanks
@kafiakhaire821
4 жыл бұрын
Hadey nimanka somalida ku deysan lahayeen abwankaas somalia hore ayey u socon leheyd waa in tariikhda somalia lagu daro talo lo dhiso skulo magaciisa wata la dhiso qabrigiisa la so siyarto harmud o dumarka gata halsano ha ku deysadan abwankaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@simankeynaan5579
4 жыл бұрын
Waaw eesh calaa cod awalba abwaan ayaad aheeyd hadana waxaad noocadeeysay inaad leedahay cod macaan badan maashaa Allah il iyo cawri ku la'oow Geesi
Dahir Calasow Anago Ah Reer Aw Farah Dubbad Tariikhda Awoowe Husein Aw Farah Dubbad Kuma Maqaal Qof Aman La Dhaho Ee Tariikhda Jeebka Kaso Saaratay Baan Filayaa Kkkkkkkkkk
@duliyeshabeel4237
3 жыл бұрын
Saxp xuseen caruur ma ka tegay hadaad ehelkiisa tshay, Sheekadan heesta amaano waa caan,magaceeda asalka ahi waa fadumo kooras bay u wada baxeen shimbir Dararmleh Faysal cumar mushteek Fadumo m xaashi Dhegayso waraysiga faysal cumar mushteek
@BintMohamed-q5c
3 жыл бұрын
@@duliyeshabeel4237 Aniga Ah Familka Reer Aw Farah Dubbad Wall Taariikhda Awoowe Maha Mid Aan Ilawanay Waan Qornaa Wana Haynaa Iyada Oo Qoraal Ah Iyo Iyado Cod Abba
@duliyeshabeel4237
3 жыл бұрын
@@BintMohamed-q5c wall waan gartee. Waxaan ku waydiiyay Xuseen aw faarax caruur ma dhalay
@BintMohamed-q5c
3 жыл бұрын
@@duliyeshabeel4237 Haà Wall WIIL Ba Ka Nool Iyo Inan Yar Uu Dhalay Wiilkiisi Dhintay
Пікірлер: 25