Guys video ga dhanka editing ka wax iga qaldamay inta dambe cod ramadaanka ahaa hada iga soo dhex galay thnks hadaa daawatay🙏🏻❤️❤️
@umumohamudcadde4073
2 жыл бұрын
haa xbti wan daremay thank u qurx wangee horay usoco
@nadiamohamedali8281
2 жыл бұрын
Hooyo wanaag san ayaad tahay sidaas kuso xabiibti macaan adiga oo ah amiira qurux iyo baby asim sidaa s ku soco xabiibti
@saadaqsaadaq7738
2 жыл бұрын
Alaheey Hakuu xifdiyo
@fatimaibrahim2898
2 жыл бұрын
Haa wan daawaday dhib malahan waan ku wataa mcnto
@saamiya2927
2 жыл бұрын
Dhib malahan abayo wa kuwadanaa
@yasmin8196
2 жыл бұрын
Nur maka maqna suriyan bad u egtahay,mashaa Allah tabarakallah alle garabkaga hagalo wilka hakula koriyo.nin aad ku ilawdo Kii horena alle haku siiyo qali .🤲
M.a Codka Shimpiraha wan jeclhy m.a strong mom love you xabiibti Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall
@Maria_Abdi
3 ай бұрын
Amiira waagaan waa ku daawan jiray ilaa hdda Ood miss 1 million noqotana waan ku daawadaa. Maalin waxaan ku hanweenahey in aan Utube sameesto oo posting bilaabo. I admire u abyo Keep going 🎉🎉🎉 Congrat
Single mom maa ceeb kula ah😂 Micniheeda waa Hooyo kaligeed nool uun, Single mom mcnheeda iskuma filni lagama wado adaa isku filan ee iska daa kulahaaa, Waaba kalmad isku filnaasho muujineyso😏
@nafisaabdulkadir5902
2 жыл бұрын
Asc asxaabta amira qurux sharafta badan siiba gabdhaha abaayaal iso booqda chanallkeyga waxan so galiya isqurxinta bas😍
@simanppe3866
2 жыл бұрын
Ayy amir sayid aha😬❤️❤️
@sagalmaxamad6225
2 жыл бұрын
Wwwww Masha Allah abayo mahadsanid horey usoco
@Salwa3r
2 жыл бұрын
Amiira cadey guuleyso abyo muqalda walhi wan is ka jecelahy ima dhafan ina dad ka horey ka mid ahay wan ku faraxsa nahay guuleyso abyo 400k ayaan kugu hampalyey naya mar dhawow❤❤❤❤❤
@mumtasali4177
2 жыл бұрын
Sxby intee ka baxday waba lku wye
@Salwa3r
2 жыл бұрын
Wan jogay abyo
@Salwa3r
2 жыл бұрын
@@mumtasali4177 wan jogay abyo
@mumtasali4177
2 жыл бұрын
@@Salwa3r haaa m.a
@ayannaothman9101
2 жыл бұрын
Keep going you will reach all your dreams in one day and you will live happily life ever inshallah also please kiss asim from me 🥺❤️
@hazbevibing3066
2 жыл бұрын
Maasha allah
@yuukeypoy3360
2 жыл бұрын
Walashey amiiro noloshada ku. Raxeyso 👸❤
@khadraabdullahi5474
2 жыл бұрын
Fulkaso kale sosamey quruxey
@hodanali7453
2 жыл бұрын
Masha allah Abaayo quruxey alle ha idin xafido alle ha ku daweyo aamiin aamiin yaa rabi 😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Amiira hadaa single tahay ilasoo hadal single mother nimada ana kugu qadaniye
@مریم-ل2و
2 жыл бұрын
Allah hakuu sahlo nin khary qabo gabadh sharafle batahay Allah hakuxifdiyo
@badramohamed5410
2 жыл бұрын
Masha allah abyo Amiira aad ku sugayy videogaga aad ku salamaa
@ashakulmiye8065
2 жыл бұрын
Mashallah illahaye haa Ku xafido adiga iyo wil kaga
@hoodonoura5935
2 жыл бұрын
Maasha Allah xafidakallaah xppti adiyo Aziim cade
@raaqiyoaxmed4386
2 жыл бұрын
الله يحفظك لله من كل بلاياء
@farhiaali5107
2 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo hore mar WACAN hooyo adag
@rayaanmaxamed2680
2 жыл бұрын
masha allah masha allah wll illahay haku xafido
@nuuraadan4465
2 жыл бұрын
Asc amiiradeyda buguradeyda wan kusalamay abayo mash aalh awal ayaba iQuruxoned hadad wax marsato in an ku kasiwayo ayan baga alah iga kadayo abayo Qurux wan kujecelahy alahniga kasharfo hurmar wacan
@nimasahal8599
2 жыл бұрын
AMIRA QURUX IYO AMIR ASIM MASHALLAA HOOYO FIICAN❤❤❤❤❤
Пікірлер: 436