Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤🫵
@user-qd7uz9dc3s
Ай бұрын
Ilaahay haku barakeeyo gacantada bismilaah masha Allah waxaa jecladay canjerada qurux ,noosoo sheeg waxa ka sameysay
@hibaaqhilaac7608
Ай бұрын
Wxn ahy qofki ugu horeysay o muqalka dawatay like sarty tageero number one muse illhy hacafiyo bayo from bosaaso
@ashaomar6719
Ай бұрын
Maasha Allah Odagaaga Musse Allah ha ku caafiyo Ameen yaa Jaliil. ❤❤❤❤❤❤❤
@sheikhsheikh8514
Ай бұрын
MaashaAllaah Tabaarakallaah walaashay Qaali, Allaah ha kuu caafiyo Xabiibkaaga Aamiin Aamiin Yaa Allaah. Shukran Jazaakallaahu kheyran
@Rayaan277
Ай бұрын
MashaAllaah xppti ilahey haku caafiyo xaajiga
@SalmaHafidh-bn2hy
Ай бұрын
Ifraaxdeyda caashaqa ❤❤
@hibaaqhilaac7608
Ай бұрын
Ifaarx wnku salamay hpti
@user-wv8hq6wf1n
Ай бұрын
Jah routinekaga saa ujeclehay lee🥰
@CaaishoCabdiqdir
Ай бұрын
Lamanaha quruxda badan ilhy haku cafiyo xajigaga abyo❤❤❤
@user-us6hf1ki5q
Ай бұрын
Ifraxeey caajiska iska daaa video sobadi marwalba abyo keep going
@HafsaHassan-kn4vj
28 күн бұрын
Mashaallah
@AishoAbdiqadar-qw3gv
Ай бұрын
Alle ha kuu caafiyo
@user-ge7dj7zq3c
27 күн бұрын
Amiin alle hacafiyo mouse
@user-pe8hp1xe7c
Ай бұрын
Alle ha caafiyo wllo ❤❤❤❤
@Farhia_ali
Ай бұрын
WELCOME BACK IFRAAX AND. MUUSE❤❤
@ashaomar6719
Ай бұрын
Borashka intuu dabka saaran yahay sokor ha ku darin alcohol 🍸 oo noqonaa. Runtii sida saxiibtaa borashka u sameyso ayaa sax ah vitamin aa ku jiro. Burka calool weynaad oo leyahay yaa ku yiri dhaqsi oo caloosha ka baxaa. Boorashka shiid salbuko misir shiid ee ku ku qas bur uma baahnid.❤❤❤❤❤
Пікірлер: 26