Mansha allah Waxaad Qaataday Wakhtigii ugu Fiicna Ee Qof Dhalìn yaro Ahi Qaato Ku Raaxayso Noloshada intad Noshahay
@Qisadaallaylkii
2 жыл бұрын
M.a Waxaad moodaa in ay Hollywood ama Bollywood duubtay qaabka wax u duubtaa waa provisional legend waxn Kaa slmy hargaisa ✌️😍
@abdirahmanmohamed4833
2 жыл бұрын
Legend Qays lkn saxiib Ramadaanta adoo ixtiraamaya Qasiidooyin ku soo dul duub.
@mohamedhus872
2 жыл бұрын
Alle kuwo habeenka laylatul qadriga lakulma haynaga dhigo Allena u danbi dhaafo Ameen Ameen
@dhaqan-dhawr
2 жыл бұрын
Masha Allah qays qayser 1million u qalmaa muqaalkana like u saara oo ninka kor u qaada asxaabey.
@xogta3970
2 жыл бұрын
Waa run wallhi waa nin boqolaal milyan u qalma.
@MotivationandNatureFilms
2 жыл бұрын
Qays qayser cid aan ahay kamaba daawado youtube ka Hadaan awoodo anaaba 100million gaadhsiin lahaa.
@Esports90
2 жыл бұрын
#Dhaqan_Dhawr kugu raacsanahay wall
@waxsanonlinemarket9682
2 жыл бұрын
Legend weyaan wallhi zxp
@chaptianmajidshorts5013
2 жыл бұрын
Waar ninku ka badanna uu u qalmaa
@fadumosiciid9196
2 жыл бұрын
Masha allah tabaraka llah runtii waxad thy midka ugu horeya dadka wadnkeena dhinaciisa wangsan soo saara oo dhalinta niyada u dajiya keep going wll mcn waxan leyahy dee East or West somali wayn is the best 👌 alxm proud to be Muslim African Somalian girl ❤ jazaka llah khayr wll qali Ramadan kariin
@deekbashiir1459
2 жыл бұрын
that's true ❤
@engabdirahmanmohamoud8407
2 жыл бұрын
Jecliyaa dhulkeenna Hooyo Hadaad adna jeceshahay one love
Masha Allah qays qayser kor usoco zxp muuqaalkana like u saara zxpkeen.
@MusseAbdi19
2 жыл бұрын
When you learn to depend on yourself, you will be happier in life.
@luizgustafo5902
2 жыл бұрын
Depend on Allah
@izaxaqmohamud7839
2 жыл бұрын
Qeys qeysar zxp hormar wacan ban kun rajeynaya insha alah guulayso wayo badan 🤩
@user-so3fd1ep3x
2 жыл бұрын
keep up brother, you are the best and professional how you transmit the message and make documentary and reportage . masha Allah !!!!
@aminaabshir1495
2 жыл бұрын
Very beautiful 😍 ❤ island. Our land and people. Alxamdu lillah vivo
@layladheman6534
2 жыл бұрын
Qays qayser walhi waxan ku idhaa ama kugu amaano garmayoo waxan ka mid ahay dadka sida aadka ah kugu xidhan jecelna deeganta dabeeciga ah Waxad aad iyo aad noo kale bartay anagoo guryahayga joogna quruxda dhulka soomalidu dagtoo ilaahay haku xafido waa bil ramdaane 23/ 4/2022
@apdirahmandeeqsi5373
2 жыл бұрын
Qays qaysar allaha ku zharvo brother inta ila jecel wiilkan 👍
@RawdaAhmed67
2 жыл бұрын
M.a Djibouti🇩🇯 mia meshan😍🤩
@housniyahoussein8901
2 жыл бұрын
Haa waa Djibouti jano 🇩🇯wll
@ibrahimhassan2023
2 жыл бұрын
Wooow maasha allah qurux da Africa cidna masoo bandhigto well done 👍 guys
@ismacade3203
2 жыл бұрын
soomalia trevall ramadaan mubaarak
@mohamedabdilahi2971
2 жыл бұрын
Beautiful place go forward 👏✨ bro qays qayser
@saabirosmaan4591
2 жыл бұрын
Masha Allah, waxa tahay dadka faraku tiriska ah ee Soo bandigaayo dadka quruxdiisa
@bushra1672
2 жыл бұрын
Nio heesta maad naga deysid sxp ramadaan wye haddane, waan ku slaamay from mogadishu
@bidixo1bidixo158
Жыл бұрын
M.a waa information qurux badan mahadsanid zaxiib
@maxameddaabadsomalilanderd3640
2 жыл бұрын
Walahi waan imanayaa hadaanan dhiman indr reer somalilland dhalinyartooda mediaha waa inay iyaguna keenaan fikir u khaasa haday war sheegayaana war khayr leh sheegaan balse sida dhalinyarta koonfurta wax liita yaanay la shir iman anoo heesta majabuuti baan abid intaad joogto inanyahay jid usoo maraa dheer anoo qaadaya allow igu sin inkastoon badaw ka ahay sida wax loo duubo very talent sxb salaan sare
@clxakiinsiciid
2 жыл бұрын
masha allah walaalkay qays qaysar si fiican ayaa aad no dalxiisisay masha allah
@hamsemohamed1462
2 жыл бұрын
Qayz nin aan la ogayn zhp hal talo ku hayaa vlog yo somalida soo jiita ayaad wadaa waxan jeclan lahaa inad kusoo kor dhiso vlog yo aduun waynaha soo jita ayaan ku rajyanyaa zhp zi ugaadhid hadafkaagii zhp 🤗
@hibohassanahmed9842
2 жыл бұрын
Wllo wan kujeclahay wlhi qof wanagsan ba tahay from jabuuti lakin I want to see one day before u go in jabuuti 🇩🇯❤🥰
@khadarbulshaawi4030
2 жыл бұрын
Qays qayerow nio wlah aad ban kuu taageeraa waxaa thy KZitemerka ugu saamaynta badan sanadyadaan danbe waxaan ku leyahy keep going brother 👍 💪 👏
@usamebayle.3985
2 жыл бұрын
D Jabatu ❤ From Somalia🙌🙌🙌🙌🙌
@Tvtardy
2 жыл бұрын
Oh man this is beautiful place thank you so much you sharing us it’s wonderful🙏🌸🙏
@nimcomaxmednimcomaxmed6134
10 ай бұрын
Masha Allah walalakay ad ban kutagera qays qayser adiga iyo dhakhtar iyo maweel ad ban idin taagera walalo hoore usocoda 🎉❤
@samdasummar501
2 жыл бұрын
Thumbnail is actually funny but this video hits different subhanlaah Allah’s creation is just amazing thank you for sharing this with us
@batterylow6163
2 жыл бұрын
🤷🏿♂️
@cabdiqanisaleban5473
2 жыл бұрын
Beautiful island 🏝 💙
@misssuuro6543
2 жыл бұрын
Masha allah qays hore u soco Wllo
@adeerka_5
2 жыл бұрын
The one and only lagend QaYs QaYsa💚❤🔥 Abdisamad Maaweel nin wayn Waa idin salama🔥 My Boys From Galkaio💙🤍💚
Ha heey walal qaali mashaallah maldives waa Djibouti jano 🇩🇯🍀💎🇩🇯
@mohamedapdiqadir6191
2 жыл бұрын
Sxb dadka kugu xidhan waa somali intii aad isticmaalaysey Spend,downtown,island,forest,skin,sand,location. Miyaaney ka fiicnaan lahayn inaad isticmaasho qaadasho,magaalo,jasiirad,kaymo ama beer,maqaar. Hore usoco bro intaasna wa sixid uun👏🔥
@abdicasiisaadandirir6726
2 жыл бұрын
sidan JabuuTi ModayaY iYo Sidaad i JecLaYsiiSaY Wa Laba Kaaf iYo KaLa Dheeri ah Janada alleH haKu GeeYo walkaY🇩🇯❤️.
@siciiddirir6952
2 жыл бұрын
Amiin
@siciidbuurane3978
2 жыл бұрын
😘😘😘😘😘😘
@soumeyamahamoud479
2 жыл бұрын
Maxad nagu nici jirtay ? Adoo soo arag wax ha ka sheegin. Ku soo dhawow walal Djibouti🇩🇯 waa tagtay oh talaabsatay. Qofkii soo caga dhigta kama noqdo qays baa 5 bilood buu fadhiyaa wali 🇩🇯
@afitahibrahim497
2 жыл бұрын
waaba anigiyo dalxiisayo,keep going legend
@bashira3328
2 жыл бұрын
Masha allah Wan ku wataa nio Qeys Qeysar
@TAZ_10
2 жыл бұрын
msha allah wll Abdi Rahmaan♥️☝🏻
@aminaabshir1495
2 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah. Love you so much. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤
Well done qays iyo qaysar hore u soco keep going brother
@abdirahmanmohamed2658
2 жыл бұрын
Maad quraacateen mise waad soomanaydeen qaysow😍
@amaalmaxamed1185
2 жыл бұрын
Waxa macqul ah in ramdan ka hor laduubay
@mohamedismail5201
2 жыл бұрын
Qays Qayser nin dhaqankii somalida soo nooleeye keep going pro
@dekamoussa683
2 жыл бұрын
J' ai passé 3 ans à obock, j ai visité Gadoria, Ras Bir , hougev.... un grand ♥️ coeur à tous les obockois. et même cette photo sur mon profil, je l' ai prise à Gadoria
@teamaniga9631
2 жыл бұрын
Where were you from that time?
@dekamoussa683
2 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯
@wasacshafi5425
2 жыл бұрын
Keep gonig
@FarxaanFuture
2 жыл бұрын
Wiilasha yar yar ee kaluu may sanaya inla dhiiri galiyo oo qalab fiican la siiyo ayay mudan yihiin ❤💯
@happyqueen5158
2 жыл бұрын
Inte waye mesha ma jabuuti baa😤
@rugtamaansadasoomaalida1521
2 жыл бұрын
Waa Sacaadadiin oo kale.
@naasirabdi4044
2 жыл бұрын
Talo yar saxibow magaloyinka markad tageyso xoga warbixin yar nagasi magalada cida dagan mesha ay kutalo inta populationka laeg yahay mesha ay kahelan waxa ay cunan waxa ay kutirsanyihinn yacni ha ahado vedowga mid macno sameynaya oo waxlaga korosanayo mashalah thnks intad wa igatalo
@amiir23
2 жыл бұрын
Qeys Qaysar We Are Proud of you pro if we are Somali nations💙 Keep Going pro
Пікірлер: 700