Alahu akbar wlhy diintu ciyaar ciyaar maha qofkii ilahay fahansiiya garanaya su al kasto kaa hortimadana jawaab bad u helaysa ilahay diintayada nagu dil oo khaatumada khayr noogu khatim Iminka anigu waxan leyahay uur 4bil ah waxay igu dheheen dhakhatirta gaaladu 15ka bisha 1aad sanadka cusub 2025 ayaad dhalaysa wan la yaabay inaan bisha 1aad dhalayo hadii alle i gaadhsiyo wan ogahay oo 9ka bil baa ii buuxa lkn 15ka bisha kama anan rumaysan alahu aclam ban niyada ka iri
@HiboNoura-yi1og
Ай бұрын
Jaza kala ALLAH khairu jaza cheikhaygi odayyal aya ina warerri
@user-vx7qp3mi9x
Ай бұрын
Culimada Alaha barakeeyo
@prince4057
Ай бұрын
jzk allah sh abdulcaziiz. halkay lahayd baaad dhigtay jawaaabta.,maasha allah . allah fahanka diinta hakuu siyaadiyo.
@abdishakur5408
Ай бұрын
Jazakalah sheikh dadbadan waxa jiro cilmiga hada la ogaaday ku sirmay o waswas kundhacay. Alaha noo gargaaro waanimtixaan rabi cilmiga
@mukhtarmohamed4364
Ай бұрын
Masha Allah Alle haku xafido cilmigaagana Alle Wu barakeeyay suufidu qayr maleh .qilaaf iyo qalooc u sheeg kuwaas
@Leewaraskaricabdirisaq-ul3by
Ай бұрын
Beri muraad baan leeyahay iisoo duceeya wlaalayaal
@bashkaibramoha8635
Ай бұрын
Muradkaga allaha kuu sahlo wll
@cabdixakiimmuxumed9072
Ай бұрын
Ali ha kuusahlo muraad kaaga🤲
@rodajama1138
Ай бұрын
Assalamu Calaykum Walal ilaahay subxaana Watacaala ha kuu fududeeyo amuurahaaga muraadkaaga oo khayr Lehman ha ku siiyo Allahuma Aamiin
@Leewaraskaricabdirisaq-ul3by
Ай бұрын
@@rodajama1138 wcs wllo qaali aadbaad u mahadsantahay sharafi korkaaga ha ahaato
@MaxamedCali-ue4cz
Ай бұрын
Mashallah sheeq Allah Haku xafido sida balaaran ood Inoo fahansiisay adiga iyo inta Allah wax fahansiiyay inta aad nooshiihin nama qaldi karaan juhalada cilmi dhagoolka wato ama la soo adeegsaday si ay caamada shaki kaga giliyaan Diinta
@abasabdulahi7439
Ай бұрын
Waa runtaa wll, lkn waxaa loo baahan yahay sidoo kale inuu qofku isaganu uu wax barto si loo qaldin oo looga faa'idaysan cilmi la'aantiisa. 🙏🙏🙏
@jaarxandulejaar9025
28 күн бұрын
جزاك الله خيرا جزاك واحسن الله اليك وكسر الله امثالك والله يجزيك الخير في الدنيا والاخره شيخنا
@nuurismail3003
Ай бұрын
Meeqa nala yiri rooba galabta iimanayo hadana iiman wayay imisa emergency 🚨 nala galiyay oo layiri baraf badan iimanayo hadana iiman wayay marar badan way dhacda inuu wakhtigii lasadaliyay wuu kuiimada Ilaahey waka baray biliaadanka waxaysan garanayn ayadas waxay kujirta surat raxman qaybka Ilaahey unba og ☝️
@user-dh6jc7ke4i
Ай бұрын
Allahu Akbar ❤️🥰🧡
@seynabsiman8209
Ай бұрын
Masha allah sheekh jazaaka allahu kheer
@nimomuhumed9917
Ай бұрын
Jaska Allah khyer
@rodajama1138
Ай бұрын
Maasha Allah Allahu Akbar
@nuuroshaah5198
Ай бұрын
Mashallah ❤
@zakiali2236
Ай бұрын
biqeyri cilmi ayuu iska hadlay ninkaas aa u jawaabtay, akhuyaa layaab maleh, dad badan ayaa iska soo boodaayo, meeshee SAXAABADA markii wax la weydiiyo, ayagoo kabaqaayo, su,aasha ayee dhihi jireen, ALLE iyo RASUULKIISA AYAA OG.
Mahad sanid shiikh wax badan baad naga jaahil saartay❤
@LeylaMuse7
Ай бұрын
Jazakaallah sh aniga wax badan ayan ka faide illahy haku brakeyo
@user-dh6jc7ke4i
Ай бұрын
Sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@faadumoali117
Ай бұрын
Aad iyo aad
@mariampark7178
Ай бұрын
Masha alla
@nimcocabdi66
Ай бұрын
Masha allah .Aakhiro iyo aduunba alle haku barakeeyo
@IlyaasismailNur-rl3nr
Ай бұрын
jazakallh sheekh❤
@KhadraQali-b4p
13 күн бұрын
Salalaahu calayhiwasalam
@malyuunaxmed7459
Ай бұрын
Allaah hasoo hanuunsho
@Leewaraskaricabdirisaq-ul3by
Ай бұрын
Jazaakalaalh sheekhunaa ❤❤❤
@zuuhusien8503
Ай бұрын
Mashallh ❤
@Layla6793
Ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@HodanMaxamad-x2c
Ай бұрын
Jaza Kala Allah Khayr
@yussufbishar8832
Ай бұрын
الله اكبر
@itaqillaa
Ай бұрын
Masha'ALLaah I I'm feeling happy ❤
@ilhamdahir9915
Ай бұрын
Laakiin roobka wayi sameeyane lasoco sheikh aziz
@Abdifitahabdullahi8654
Ай бұрын
Roob may say maraykan baa samaysan lahaa roob haddii la samaysan karo
@abdullahiyusuf4543
Ай бұрын
WAA RUN OO ABDIRAHMANOW, JAAHIL NIMA KA HADLISAY, LAAKIIN WAXA KASII JAAHILSAN, KUWA BADAN EE KA HOOS QOSLAAYA: WAA DADKA MARKA LOGA SHEEKEYO, DADGAALADII LA SOO MARAY, EE LOO SHEEGO MEEL LAGU JABAY, SACABKA TUMA EE MASHXARADA!!!!
@rodajama1138
Ай бұрын
Absolutely Good point
@mariampark7178
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@yomamaobama4184
Ай бұрын
Asc Hadley dhakhaatiirtu og yihiin ilmaha caloosha ku jiraa nooca ay yihiin ha sheegaan bilaa camera intu cumbutar sasro bi arkanma qayb baa maya
@Akhyaar142
Ай бұрын
Ha ayagu indhohoday ku arkan computer inta saran lkn qebku wax maqan indho ku arag ina ogato waye tasna bini adam ma awodan
@zaynabzaynab
Ай бұрын
Asc wll maxaad wax uga odhan wayday ninkan dumar caaya ee daaciga sheegta?
@nagaadjama3312
Ай бұрын
Cilmiga dhakhatirta Allah SWT ba siyey sow maha
@sadio949
Ай бұрын
Barmaamujikii baro diintada
@SuleymaanDakhare-cp5od
Ай бұрын
Cilmi sirri haduuba jiro waa aqoonta aadamuhu isku adoonsadaan ee maadiga balse diintu waa run cilmi sirri maleh oo nabi muxamed nnkh sidii loo faray wuu u' gutay○
@faysalmire7624
Ай бұрын
Subxana
@AbdullahiAxmed-sf5lx
Ай бұрын
shekhow suaal idhiptey aya rspay inan kuwaydiiyo intee lagala soo xiriiraa
@Itsyoboishuaib
Ай бұрын
WCWRWB sheik AbdiAziz Oogle
@cabdiXasan-vv7yz
Ай бұрын
Sax
@Axmed-h2h
Ай бұрын
Suufiyada ayaa marka khuraafaadka lagu qabsado ayey cilmu sir weeyaanuu garan maysaan iska yidhaahdaan iyagoo beenku dhex qarinaya.
Пікірлер: 62