All Ready Inama khusayso hawlaheena yaan lasoo dhex gelin dalka haynagu filaato wixii laynoo geystey guul✍️💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@CamuudAwed
19 күн бұрын
Cabdillahi Dahab aynu soo saaro weliba Madaxweyne u doorano Xisbiga Rajo Guul Xisbiga Rajo ✅🙏👍💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️
@user-hv5bh6zf7y
19 күн бұрын
❣❣❣❣❣❣❣❣❣ UBAXLE GEESI QARAN
@nimojirde8252
19 күн бұрын
Waxba inaga badelimaeyso xirsi iyo wuxuu wataaba weyna boqna gooyeen inaadeer xadhko inagaga xisha kuwa maryaha cowlan ma ina matalaan dhamaanteen waxaanu doiraneynaa Muuse Ama Faisal
@hashimmohamed4698
19 күн бұрын
Xirsi waa nin ururkii ictiisam ah waan nin shaqal ah oo laga haago telefoon waan ka shaqay danta dad kale waxaan ku aqaan xirsi fudeda iyo walib xanaaq
@ibrahimahmed7444
19 күн бұрын
Xirsi wuxuu arkay inaan waxba u suurtoobayn, naxariisto iyo Somaliland jecayl kama aha.Waa dilaal ay faqashtu iyo qadadweyntu ku xamaaloto. Odeyga cirro munafaaq ee umada isku suxinaya waa dilaal lamid ah.
@Seynaab24Synaab24
19 күн бұрын
Manshallah Manshallah Ubaxle guuleyso mujahiid inshallah haadhow ku so noqoo o noofahfahii haadalka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد م Ubaxle sheikh adigoo mahadsan Qoraalkaasi maaha dhab waxa uu doonayaa inuu yidhaahdo Anigu ma qorin ee bogayga ayaa la jabsadan Ubaxleh haddii ay badh ka tahay Wadani Safkiisa hore ayaa Saxaafafa u yeedhi lahaa oo jawaab cad ka bixin lahaa Qoraalkaasi waa BEEN Waa Khayran Katiiran
@JamalAli-pz6kn
19 күн бұрын
MUJAHID MBC WAA HAYLEY QARAN ❤❤❤❤❤❤❤HANOOLADO GEESIGU
@user-uf1ih4uf5z
19 күн бұрын
Ciro ayaa jawaabta laga rabaa xirsina maaha musharax waana in laga digtonada xisbiga wadani
@hananloveandcaring
19 күн бұрын
yes i am believing it is true you are right that is big mistake it to us and Somailand
@fartuunfartuun8784
19 күн бұрын
Waa ku wii ciidankii laayey ee buurta u fuulay reer wadani 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@cabdulaahixasan6256
19 күн бұрын
Adduunka caadiga ah dadka noocas ah wa layska dilla waxa tusaale inoogu filan yarki Eric Snowden e runta sheegay in maraykan dadka oo dhan basaaso waxa laysu dayay boqol jeer in la khaarajiyo wuxuna aha nin aqoontiisu xad dhaaf ahayd oo la mid ahayn xirsi iyo qayrki. malaha ummad qabyaaladi madax martaynunee
@Fatima24-y8u
19 күн бұрын
Sax ubaxlow maxay kashifmeen alle idin kashif, xamse been ma sheegin walaal wax buu ogaa ilaahay baana kashifay waa la kala baxay ilaahay khayr ha ku siiyo jir oo joog soomaaliland guuuuuuuuul.
@user-xe7zm3ix9m
19 күн бұрын
Adiraxmaanwo iaandr ha soo dhaweesan wadani guruukooda oo dhan waa faqash waa faqsh waa faqash ilaahay ifka ha ku cadabo ahkirona ilaahay meet xun ha dhigo dhamaatod
@cabdulaahixasan6256
19 күн бұрын
Wll kaalin adag ayad ugu jirta waddankeena qaaliga ah. Adigo cariga ingiriiska jooga ayad nooga lexejeclo badantahay ilaalinta nabada somaliland maxastayadiina meesha taal oo alle kama dhige haddu khalkhal ku yimaad meel loola carara jirin. Alle haku xafido rag isuma jire. Guulayso wllkay ubaxle
@NimcoOsmaan-m4m
19 күн бұрын
ASC, waxay ka shaqaynayan midnimada Sland kala furfurka shacabka iyo lugoyada reer wadani wa la bartay
@qaniahmed9241
19 күн бұрын
Ubaxlow wll waad Salaamantahay , Ha u Mahad niqinXirsi nasteex maaha Jawaabtisu e qoladi Xamar ayaa kaga baxday ballankii oo so qarxisay inkastoo badankeenu aynu ka dheregsanayn Wadani iyo Qaran dumis nimadooda .
@abdiaziizahmed7827
19 күн бұрын
XIRSI MA MAANTA AYUU SOMALILAND JECLAADAY ALA MUXUU INAGU DIGTEY SOMALILAND ARGAGIXISO LOOGAMA BAAHNA
@safiaibrahim8513
19 күн бұрын
HAA ILABIN XAMSA INUU XIIRSE PASPORKI SOMALIGA UU SAMEYE MARKU KUU XAANIBNE LONDON
@NurGacan
19 күн бұрын
Waa runtaaa maanata marku arakay in cidlo lago dhaqaaay
@dayibdaahir5638
19 күн бұрын
Allaylahe cadowgay taageereen ayaa ilaahay ka hadliyay way fashilmeen
@zainabyassin4993
19 күн бұрын
Haa rumasanina shabacka bararugey EE wadani wuxu yahay ayaan lagu mari hababiya ha rumasanina yaann aqooti iyo sharf yaa lagubciyaarin cidi cadaow qaran Halydin daco qaranak shabo mantuu qarn Ku idibahyah
@user-cd9pb3dq7f
19 күн бұрын
Somaliland uma damqane iyagaa is difaacayay oo waxay ka jawaabayeen ka dib markii xamse fashiley sirtii ay isla ogaayeen!!!
@ahmedosman4825
19 күн бұрын
Suaal dadkan sidan u hadlaa miyey ka leeyiin dadka mise waxay leeyihiin waan uga la xejeclo badanay maya waa ka munaafaqad akhirana qofka noocaasi booskuu ku lee yahay waa la ogyahay dadka haysku dirin qabyaaladaa aad ku hadlaysid baa kaa buuxda
Qoraalka gaaban ee Xirsi nama Qancinayo inta Cirro aamusanyahay ee xamar lagasugayo hadal Xilmadhibaan timo jilic ee yidhi marka uguhoraysa walaleheen Soomaliya ayaanu wadahadal lafuraynaa
@cismanabdi2416
19 күн бұрын
Guul Somaliland Down Cadowga Somaliland Xisbiga Maryaha Casi Inay Huwanta U Shaqeeya Shacabkuna Waa Ogyahay Cid Cod Siinayaysa Majirto
@Farhan-c6e
19 күн бұрын
Hahaha adduun waar wax meel kale ilaahay hakaa arsaaqo sidani si maahee
@calicaateeye9279
19 күн бұрын
Ubaxle.ilaahay.hakubarakeeyo.gaadhkahay.dalka
@maxamedcalishire7477
19 күн бұрын
Ubaxlow dawladii siyaad ragna waa ku le'day ragna buuruhuu galay 1988 1 Waxa loo dagaalamay waxay ahayd inan cid danbe oo syaad oo kale ah dib loo arag oo cadalad la helo 2 = in dawladi s/land dib loola soo noqdo oo lagu heshiiyey Dadkana la mideeyo Waxaa ilaaa 1991 wax kharibayey ilaa manta waa danayste aan qarannimo doonayn Waa waxa uu doonayo wadani inuu dalka mideeyo 3 a= citiraafku gudaha ayuu yaalaa ee dibad ma jiri B= waa in wixii dadku lee yahay si cadaalada loogu adeego oo aan cidna sadbursan
@khadrayoonis9420
19 күн бұрын
WAKHTIGII CASIMADA LA SOO SAARI LAHA ANIGU WAAN KU NOOLAY LKN DHARKEEDA MA WATO WALI WAXAAN KU XIDHAY TIIRKII AAN KU DHASHAY FADLAN IGA QAATA ANIGA XIL IYO HANTI QARAN MA RABO
@abdisahalqaylo8812
19 күн бұрын
Ka dhab maaha ee waxay arkeen in xeedha madhan dul joogaan..
Haaye qoraalku yaraa Isdifaacis tiisuna sidoo kale yaraa
@FarhiyoAbdullahi-rs6ob
19 күн бұрын
Ha wu kabaqayai inni qadadwai ayai khashifto
@Gobsame
19 күн бұрын
Wadani Mahdi guuleed ayaa uga wakiila hadana way cadaysteen markay wasiir meeqaam sare u yeedheen waa huwan fartaa lagu diraya
@user-il6lr4oo4v
19 күн бұрын
Kkmaiyaga jawaabi kara waa adoomo hunguriye mahadli karaan
@abdilahihasandiriy
19 күн бұрын
Jawaabta wadani waa beentoodii way isqarinayaan laakiin in hada larumaysto maaha way isog yihiin
@jamalskp7280
19 күн бұрын
XIRSI IYO INA XAASHI IYO CIRRO WAXBA U MAY REEB8N DALKAN
@ikraammahmoud790
19 күн бұрын
Masha alla Guul somaliland cadawgeeda ala hajabiyo
@hodancige7233
19 күн бұрын
Mashallaha noolow inaadeer
@nimcoawil-gr3mk
19 күн бұрын
WAXAY KU OLOLAYNAYEEN OO AY DADKU WAXAY RABEEN AYKAWEECDEEN DADKII AY CIIDANKU DUFAACAYEEN IYO IYAGOO LADHASHAY CIIDAMADAA. XIDHAN. RAGII DHABARKA KATOÒGTAY. EE KAJECLAADAY. CIIDANKA IYO DALKII LAGU SOODUULAY. AY YIDHAAHDEEN AAN KU OLOLAYNEE. CAGTA UQABTA
@user-vf6lw2bl3o
19 күн бұрын
Alahayoow. Cadawga. Naga. Qabo
@zamzam-xl3qj
18 күн бұрын
😂😂😂 WAA RUN XIRSI GAAB ANAA DAD UGU XIGA ISAGA OO LONDON JOOGA AYAAN ARKAY IN UU CADOW KU YAHAHAY JIRITAANKA WADANKA IYO QARANIMADEENA WARKIISUNA IMINKA WAA “CIYIGII WAA KA BARYAY”😂😂😂
@amalhassan56
19 күн бұрын
Guuuuuul❤Somalind❤❤❤❤❤❤
@abdullahsomali7992
19 күн бұрын
Jawaabtaasi Maha kaafi wa afgobaadsi iyo boodh isku qaris .ninka xamse sugaya Maha xersi ee Ciro meeyay ubaxlow ninka daawaha saarin wa murashaxa madaxwaynaha ee ka jawaab celiyo wixi kasoi yeedhay xamse abdi bare
JAWAABTAA XIRSI SIIYAY WAATU KA HOR IMANAYSA. WADANI IYO. CADHO INA XAASHI KA KACDAY
@hassanawabdiwarsame8429
19 күн бұрын
Waxay leeyihiin maxaad noosheegaysaan
@MaaslaxMaxamed31
19 күн бұрын
😂wa afgobaadsi ee waxba kamakiraan waxlagarumaysanayo.maha
@zainabdirir8818
19 күн бұрын
😂😂😂😂👍👍👍♥️♥️🤣🤣🤣🤣🤣❣️❣️❣️
@safiaibrahim8513
19 күн бұрын
XIIRSE WAXA KAA DARN NINKA CIIRO EE AGANSGU UU FAADHYO NAROBIA EE G21 LAA SHAAQYSTE HOOS UU DHOFA MUUJRYMKA😮😮😮😮
@cabdiraxmansulub4473
19 күн бұрын
Ubaxlow isku dalin wadani wanada ayaa dhanta
@nimcoawil-gr3mk
19 күн бұрын
ODAY KU HOGAAMIN KARI MAAYO IYADOO AY ARKAYAAN CADAWGA. HAYSTA. INAMADOODII OO AAY DIIDAN YIHIIN IN LASOO XOREEYO XOROYADOODANA LOOSOOCELIYO. OO AY DIIDEEN DUFAACA CADAWGA IYO QABASHADA. DHULKEENII
@MaxamedXasan-xx2se
19 күн бұрын
SOMALILAND GUUL
@XiinfiniinXawaareye
19 күн бұрын
Walee in yar baa ka hadhay wada ahaansha ama gooni isku taaga somaliland waayo mar hadii xamar baad noo wadaan dad dhan lagu takooraayo oo la doonaayo in saaxada siyaasada laga saarayo
@user-mz6ct1mm1p
19 күн бұрын
Intaad waddani daba socotaan ee beenta ka sheegaysaa Ogaada waddani daacad u yahay Somaliland.waddani iintaad caayaysaan ummadda ayaa sii kalafogaynaysaan
@hiboahmed4819
18 күн бұрын
Waxa ay is leeyahay xisbiga wadani ha lagu doorto ha daba waa been jawaabta xirsi hadaad somaliland jeceshay ha dooranin xisbiga faqash ee wadani
Пікірлер: 132