Xbty wad qurux badantahay wlh lakin ppz ilahay darti isku astur somali waxba dheg ha u dhgaine ilahay rali kama aha sidan marka ilahay darti ugu hadh thanks
@ruweidah.b7668
3 ай бұрын
Walalo runti waan ku taageeraa lkn mar walbo aan aroo adoo qaawan waan kuu naxaa waayo aduunka free ma nihin hadaaa ☪️ muslim nahay xuduud leenahay alle ina xakuma iyo diinteena suuban marka qaaliyey Is astur is astur oo is tur Ilaahey nolsha iyo faraxda hakuu siyaadiyo cabsidiisana haku beero qalbigaag.❤❤❤❤❤
@somalilander_girl_christian
2 ай бұрын
Qof kasto islam ahi isaga u xor ah siduu diintu ugu dhaqmayo , dadka haku mashquline uf , diintaba in laydinka yaaco ayaad rabtaan ,
@user-yj2ik5wd1c
2 ай бұрын
@@somalilander_girl_christian sister inanta runta lo sheegaya diin ban leenahay waxa dawanaya wa somali ah dad muslimin ah so we have to remains her that live isn’t promised forever but of course choice is hers
@somalilander_girl_christian
2 ай бұрын
@@user-yj2ik5wd1c jaw waa yaab, diintu ilaahay ayay kala dhaxaysaa qofka wax adiga kaala dhaxeya maahan.. waa islam gabadhu lkn sidaad ugu dhaqantid diinta qofna kuma qasbana inu ugu dhaqmo, Hadaad xijaab qaadatid ama aanad khamriga cabin adigu qofka kale ee intaba aan samayn waxba kama galin. Danahaaga ka raaco qofka kale ee islamka ah police u noqo daba gal xisabi iyo inad canaanatid laguma soo dirin.. Islamkii waxad ka dhigteen diin la isku qasbayo Mind Your Own Beeswax
@munaadam8568
3 ай бұрын
😂 sweetheart it’s your life. All you need to do is do for Allah. Don’t worry about what others think.
@mimicsshore8036
2 ай бұрын
Beautiful family may Allah protect you guys sis ❤
@LuulAdam-y7o
3 ай бұрын
Abaayo mcn is astur waxaad tahay gabar qurux badan lknse hadaad xijaab xiran lahayd waad ka qurx badnaan lahayd ❤❤❤❤ilaahaygii quruxdaa ku siiyey xasuuso
@somalilander_girl_christian
2 ай бұрын
Yaab qiiro badnaa 😂, camalkooduba waa qof in la xisaabiyo la daba galo
@AmiraAhmed-gb8sh
3 ай бұрын
I enjoy your time dear, I love seeing you happy. Balse ku da-daal inaad Allah marwalba xasuusato, I know inaad qof qalbi wanaagsan tahay indr.❤
@AmalAli-ih2ez
2 ай бұрын
Walalo, , please don’t take the wrong way . As your Muslim sister please cover urself, this life is short and there will be a day when we will stand in front of Allah swt. Fear Allah walal . InSha Allah wish u all the best
@somalilander_girl_christian
2 ай бұрын
Freedom ❤ Don't Force Your Beliefs on Others
@AmalAli-ih2ez
2 ай бұрын
@@somalilander_girl_christian no one is forcing anyone here , as I can see your name this doesn’t concern you.
@nemohupdirahman2467
3 ай бұрын
Inaader inagadaa qaawinadan oo sheeekooyinka ino so badi😂
habo waxaan ku dhihi lahaa is astur aduunyo waa wax yar meel laguu soo jiro ma ogid waxay ahayd inaad odayga diinta u soo jiido ma ahayn inuu ku jiito habo adigoyo ciyaalkuba is daba qabta qof caqli badan bas tahay u isticmaal caqligaaga dhina wanaagsan
@shadiyaibrahim9105
2 ай бұрын
Hanaga baqanin😂😂😂😂😂
@umuomer8206
3 ай бұрын
QALI QURUXEEY IS ASTUR ILAAHAY DARTIII ALLAH HAKUSOO HANUUNIYO
@Sahra881
3 ай бұрын
Asmaay nooga soo sheegee sanadkii ugu horeyey ee aad is guursateen odogaada sided ula qabsatay dhaqanka cadaanka? ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Asmaib800
3 ай бұрын
Inay ka so sheky so ayaynu rajaynaya insh alh
@Sahra881
3 ай бұрын
@@Asmaib800 Insha alaah Waa fariid, codkar caqli badan kartine eeba weyne siiyey mansha allah. Waan iska jeclahay ilaaheey Amarkiis iyada iyo caaliya sharif waan waa yuberrada aan ku tashto.
@Asmaib800
3 ай бұрын
@@Sahra881 mash allh walhi warunta anba wan tagera gabdha ilhy ha daye
@Sahra881
3 ай бұрын
@@Asmaib800 Aamiin Aamiin
@Sadgirl12386
3 ай бұрын
Mnsha alh aad by u fcn thy in caruurta wakhti lala qaato oo lala farxo anigu waligy maba arag in wakhti lyla qaato iska daaye in lay dhaho see thy
Oo dadka warkoodo hadaad qaadaneyso maad qaadatid ILLaahey roles kiisa iyo amarkiisa Wuxuu kaa xaaraam yeeley dhaaf wuxuu kuu xalaaleeyeyna enjoy it simple hadaadse ogtahay ninka ku qabo inuusan muslim ahayn hade qaawnina waxba kulama ahan
@MushtiHazan
3 ай бұрын
Ŵllzhy qli is astur alle ayaa ku quruxiyey wn ku jclnye
@MahamedAhmedBahdon
3 ай бұрын
Wllo plz JIDHKAGA ALLE aya KALA xisabtami plz wll INDHAHA no ilali plz plz plz ADIGANA KUMA FICNA WLL
@fihiimamohmet4948
3 ай бұрын
Alle ka cabso wlo oo is astur aduunku waa maalmo yar
@somalilander_girl_christian
2 ай бұрын
Naag nool❤😊
@farhiyaali4041
3 ай бұрын
Abayo gabar muslim hadaa tahay cowradha asturo
@mumtasmuxumed4524
2 ай бұрын
Idaacda wadankaa ka sheqaysa intaa asma ha loo shaqeeyo gabigeeduba waa idaacad, aan xiiqin weeyaan.
@shukrimahamed2146
3 ай бұрын
Maasha Alah habo mcn you’re so beautiful waan ku taageeraa wlhi qalbi xab xab baad tahay balse mid ogow habo mcn fun qaado waayo noloshaa ku dhisan but make sure inaad tahay gabar misana Hooyo muslimad ah incase aad rabto inaad swimming pool ama dadaal aad aado xiro dhar asturan oo lagu tala galay gabadha muslimada ah oo asturan Aniga Turkiga baan mar vocation u aadey and I love inaan fun qaato waana jeclahay dabaasha oo turkiga ayaan ka soo iibsadey dharka swimming pool ka oo asturan qurux badan wlhi waa surwaal Iyo shaatiyo dhaadheer oo loogu tala galay swimming so beautiful so dalbo dharkaas Aniga reer USA ayaan ahay waana ku salaamay cabsida Alah ku dadaal jirkaada cadaab ka ilaali us same times fun kaada no problem igana raali noqo if I said something bad ❤❤
@munabdullahi18
3 ай бұрын
waa ok noo soo dhig video yaasha
@maryamadirie8722
2 ай бұрын
Cadaan noqo baad istiri miyaa wallaahi wanaag aad diintaada iyo dhaqankaaga kawayday inaadan ka helan saas u ogow
@فاطمةالشيخي-ب9ع
2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@AyaanDahir-rk3bu
3 ай бұрын
Anuu waxba uma arko waxaa doonto xiro
@Casisa-t4w
2 ай бұрын
Inadeer maficna ado qawan waa nagu dabi
@Aasiyayr277
3 ай бұрын
Alla mxd legemad tahay wan kuwataa yakher😁🥰
@AbokorAli-io9qs
2 ай бұрын
😂😂😂Kulahaa Waligayba Marka lakala Dhargo Hanoo Soo Ooyin
@IsrahIsmaciil
16 күн бұрын
Waliga lama umiyo😂😂
@somaligirl8743
3 ай бұрын
We love you Asma Queen ❤❤❤❤
@MamaYusuf-s7x
2 ай бұрын
Qorgaab nasiib ayuu lahaa saa adiguubaa kategeeye bisinkaa
in dad dabalanaaya laso duubo wa danbi sharci swedan waliba maha wax fiican in laso duubo dad dabalaaya lakin jaahiladan yaa u sheega wa habar stress hayo
@dalfactv9356
2 ай бұрын
Adigoo daba gaabka qaba nama soo hor istaagi kartid waayo lugu baasto ayad leedahay
@sagal447
2 ай бұрын
lugaha faarax adaa hido uleh hhhh
@Zeinabmou-l1l
3 ай бұрын
Machallah Asma Nolow wllo ❤❤🎉
@AbdifitahJananka
2 ай бұрын
duli baa tahy allihii ku abuurtayna waad ku caasisay
@ikramabati2003
3 ай бұрын
Asc abaayo or habo please don’t do that again they have a variety of clothes for Muslim ☪️☪️women ☪️
Пікірлер: 85