"in Dal ladhiso waxaa Ka muhiimsan in Dadka ladhiso, waayo dadku markay Ka dhisan yihiin dhinac waliba Ayaga Aya ilaashan waxi qurxoon, waxaan arday Ka ahaa jaamacad jamacdaha kamida waxa imtixan Ku galayey arday fasalka afaraad ee dugsiga Sare waxay bur buriyeen malinka imtixan Ka ugu danbeyday agab arday ay Ku rafadeen wax ay dawlada diyaariday marka dadku wali waa sidoodi dhismo un baa soo kordhay Allah waxan weydiisanynaa in uu ina siiyo nabad waarta.
@fartuunmohamed6081
2 жыл бұрын
Habaryar wadanka wuu dhisnaa laakiin wuu yaraa sababtoo deegaanka dadka ayaa yaraa laakiin hada waxaa ku soo jabey dadkii ku noolaa gobolada iyo miyiga dadkana wey sii farcameen ee allah ha is fahansiiyo umada soomaaliyeed hana garadsiiyo wanaaga dhulkooda leeyahay iyo nimcada allah nagu dhax beerey hadey nabad iyo aqoon is biirsato wuu dhismaa dalka ee allah ha na garadsiiyo xaqa iyo wanaaga
@MohamedAhmed-mu3cw
2 жыл бұрын
Walaal. Sacdiyo Mahadsanid in badan Sida qurxoon. Ee dadkaaga.iyo Dalkooda Ugu kala warqaadey Guuleyso.
@alidamey2276
2 жыл бұрын
Thank You Sacdiyo Laakiin Ogow inaa.Anigu Dhulkaan iyo Baadiyihiisa Ku Soo Korey
@astagfirullah2241
2 жыл бұрын
Allah uma idmo in Bank yada shar iyo ribo dhulka keenaan
Mansha Allah wa qurux wadankena Carradaas midabkeedanba ka helay.Ilaahow dadkeena inta xun iimaan iyo caqli sii.Waqti aad u fog ayan ka maqanahay wadankeyga ilaahey ha ii kaso inaan si nabada ugu noolado intaan dhiman anigoo xayyi ah.Aaaaaamiiiiin.Mahadsanid walashey qalbigad na nuurisey.
Asc adeer Ajmal waxaad tahay halyeey sidii xaawo taako hadii aan warbixin kaa siiyo muqdisho 1990 wixii ka horey waxay ahayd Magaala Madaxda Soomaaliya Nabad,Nadaafad tan ugu fiican haddii
@deqsancali959
2 жыл бұрын
asc walal ila so xirir
@mahdimohamed6695
2 жыл бұрын
Shaqo wacan walaal
@hmedmohamed07
2 жыл бұрын
Km inaa ku xisaabid bay aheed aad baa u dadaashay sida quruxda badan ee noogu cadeesay mahadsanid walashay
@nuroducale7302
2 жыл бұрын
Masha allah
@abobasement346
2 жыл бұрын
Hadanay nadafad la hayan sideh loguh nolanayah wl
@bilalmarijuana1959
2 жыл бұрын
Caadi maaha
@munaxuseen5456
2 жыл бұрын
Maansha alaah sharaf ayaad naga mudan tahay
@mashisahmed7787
2 жыл бұрын
systam ku dhisan fasahaad waligii ma hagaagaayo ilaahay ayaan ka magan galnay shartooda muslim aduunka meel waliba wuu joogaa ,meeshii aan ku qanco ayaan dagayaa inta aan safarka aduunka aan ku noolahay boos waa kii aaqiro
Abaayo intee laga helaa dhulkaan please isoo sii information buuxa xbbti, jazaakil laahu kheyr
@wdwscommittee1915
2 жыл бұрын
ma noo sheegeyso dhowr video aan ku weydiiney meesha lagala xeriiri karo inanta yar waa fariid hore u soco laakin please dadka u jawaab mise numberadeena meesha ku soo qornaa walal na xushmee oo noo sheeg meesha lagaala soo xeriiro si lagui soo waco. hada ka hor waxaa tiri waxaan isku xeraa dalaaleyda iyo dadka rabo in wadanka siiba dhulalka maal gashadaan nala hadal helloo maqal majiraa walba facebook ama social media
@awesnur3976
2 жыл бұрын
Adeer waxaan ka rabaa dhulka xalane ku yaala in aad soo duubto
@jirfe
2 жыл бұрын
Halkaa ma tegi karto waxan aay soo duubtay hada waa dhul iska banaan oo cidlo ah waxaan ugu mahad naqo ma arag
@abdishakurroblediis4598
2 жыл бұрын
Walaal any contact ee lagaala soo xiririkaro ayan ubahnaa
Abaayo waa runta. Lakiin muqalada qayas ha ku hado . Yona yaran ama badnan. Wayo hado yar yahay Daren ma leh. Hado badan yahayna adigo mashqul ka dhiga. Lakiin Anaga waa iska rabna. Wayo Dalka u xisnay soo maha. Nafta ha dhibiin waxa awodo qaali Ina adeer
@batulasmail8261
2 жыл бұрын
Is too mucht
@MrSheikh778
2 жыл бұрын
sanadkii 81kii mar tirakoob la sameeyey dadka qaarada Somalia ku nool afar milyan ma dhameen magaalada Muqdisho na waxaa ku noolaa boqolkun ilaa boqol iyo kontankun Xamar cidla ayeey ahayd, marka horu marka iyo daaraha faraha badan waxaa keenaya dadkii ayaa batay 4 milyan ayaa Xamar ku nool
@Muslimiintawaawalaalo
2 жыл бұрын
Sxpow badankood waa from gobol soo maaha
@MrSheikh778
2 жыл бұрын
@@Muslimiintawaawalaalo waa dadkii Axadii Siyaad Bare yimid iyo waxay dhaleen walina way kusoo qulqalayaa dadkii asalka ahaa cidna kama joogto
Kkkkkkk xiligii hore ayaay muqdisho ka qurux badnaayd hada sister dhul cidla ah baad hadeer na tustay muqdisho dad ahaan qurux ahaan dawlad ahaan nabad gelyo ahaan baay wanaagsanayd sister baar ubax black sea bakaaraha meel banaani ma jirin malaa muqdisho oo duntay baad arag tay jidka 30 ka wada building sadex biyaano afar biyaano ayuu ahaa carwo idko ayaa kutiil nbc business center ayaa ku tiil sister malaa Bank aad sheegayso ayaa ku soo dirsaday oo yiri noo xayaay sii dhulkaa cidlada ah se waxaan kuu sheegi MUQDISHO saay ahaayd KZitem ka daawo then ka soo waran
@fadmafiicanfiican2470
2 жыл бұрын
Kamirada si fiican u jooji madaxwareer ayey dadka ku rideey sorry
@ubaxismail6285
2 жыл бұрын
Jardiinooyinkii wadanka oo quruxda badnaa ka waran, daarahana waa xoolihii wadanku uu lahaa oo qofba intii uu soo gaaray uu ka qaatay.
Пікірлер: 83