Abdikariin meecaadow ma waxaad dooneysaa dad aan fikirkaaga dooneyn inaad u dowladeyso?
@madhaafantv6596
3 ай бұрын
Dhulkaaagi qabo nacdal hooyaada kutaaale hadji kale soo dhawoow Hadhaw wa lay xasuuqay ku dhaawaaq
@ahmedadan3788
3 ай бұрын
Afarta beelood mid waliba calanka ay doonto mid aan ahayn cidi kuma qasbi karto.
@bilana289
3 ай бұрын
Waa majoriga calanka Somaliland
@sulyyyy7889
3 ай бұрын
Guuuul Somaliland
@saadhussein5466
3 ай бұрын
Been baad sheegtey ceerigaabo HARTI baa leh iidoor raali ahow
@aliwaays3501
3 ай бұрын
Kii shaley sacabka tumey markii somaliland lagu duuley. Maantana qaar somaliland ka mid ah ayaa sacabka tumi doona marka meelo kale somaliland ah lagu duulo. Ama difaaca hala wada galo ama sacabka hala iku tumo.
@Faisa-f8c
3 ай бұрын
Doqon dhintay istus ceerigaabo maxaad u qabatay, Ahmed Karaashe waa Geesi Adiga ku dhaama , Dadkiisi ayuu ka xoreeyey, Muse Judaan, Shut your mouth
@fosihissein-x3v
3 ай бұрын
muxuuu u qabanlahaa waakaa noo qabtee magaaladaayadii nuurayso ma kaw iyo labaan kuu idhaa, walahi madaxwayne muuse intuu mucaaradnimo noogu qabtay gobolka daadmadheedh iyo degmada ceerigaabo walahi bilaahi inaanuu gobolada kalee somaliland ka qaban ee waxaanu madaxwaynaha kula dagaalamaynaa waa madaxwaynenimo aanu u haraadanee manecbine waa inaadeerkayo ceerigaabona walahi afarta jihaba min 100km ayaanu ka xignaa, markaanu xilka madaxwaynenimo qabana gogolbaanu idiin fidinaynaa hadaad soo fadhiisanwaydaana walahi sidii muuse idin dhawrimayno aad ku khiyaamayseen madaxwaynahaa bilaa naxariis intaanu dhinac iska kiin marino oonu ina canbalaashena galbeed usoo rarno ayaanaanu walahi macaa maati eegmaynee macaa maatidiina ifiso caano idiinka dhigaynaa garxajis aqoon wadhibay baratee
@MukhtarWarsame
3 ай бұрын
Ma dhagax baad turaysa marka adigii baa dulmane naagyow
@ismailali4339
3 ай бұрын
Ninkani miyaanu ismaqal, shalay ayuu eedaynayey ciidamada qaranka ee ka dagaalamayey Laascaanood, oo lahaa waa qalad, isagoo huwanta taageeraya, ma maantay la qadhaadhaatey ilaa shalay Yusuf harti buu sheeganaayeye.
Пікірлер: 18