Ana hal mid ayaan ku darsanaa oo waxaas liskaga celin karo. Waxaana waaye in aad hadaf yeelato hadafkaagana hadaf sare uu ahaado sababtoo ah mar welba qofka hadafka leh hadafkiisa ayuu ku mashquulsan yahay.. Taasna waa fikirad oo aniga iga soo go dey walaalehey aan mar welba wanaaga la jeclayow ❤🥰
@PipEr_YT
2 ай бұрын
❤
@abdoworld7111
2 ай бұрын
mahdsnid wl
@Asmabarkhad-n9t
3 ай бұрын
Masha Allah
@abdoworld7111
2 ай бұрын
mahdsnid wl
@DHEEFSO
2 ай бұрын
zaaxiip micropjonkan aad isticmaaleyso waa imisa
@munitamusthafe7975
3 ай бұрын
Ilahayow intii waxas ku dhax nool maskaxdoda ka nidiifi😢
@abdoworld7111
2 ай бұрын
aamin
@yahyanoor1889
2 ай бұрын
Sxb microphone ka aad is ticmasho igu caawi xogtiisa
Пікірлер: 16