Ani marisa jiliinkeda jeclahay iyo hadalkedq masha allah thanks saa inogu farxisaan😍😍😍
@mounaali113
5 жыл бұрын
Mansha alaah fanintayada qaliga kuwi hore iyo kuwa danbaba wan so dhawaynana gacma furan o wlltinama lah cimri dher iyo cafimad ban idin rajanayna
@AbukarMahdi
5 жыл бұрын
Aamiin Thanks Mouna Nooloow Walaal
@mounaali113
5 жыл бұрын
aad ayan u xiseya faninta london iyo barajujunta ay no sameyan aflantoda qooto qooto iyo kalahab iyo kuwa kalo badan adiga ayana fikradahas iska leh abukar mahdi ilahay caqliga haku daya cimri dher iyo cafimad ilahay haku siyo wll
@haniahmed1104
5 жыл бұрын
Ar mhdsnd yaq Abubakar Mahdi Musalsal So uso galay dad badan musalsalada hindiga waala nici donaa Hh anaana ka mida horay u soco 🙏🙏🙏🙏🙏
@AbukarMahdi
5 жыл бұрын
Thanks Hani Cadeey Walaasheey Farxad Ku Nooloow Yaa Rabi
@nastehohassan2490
5 жыл бұрын
Mama feynuus kulahaa masawir yaaa iga dhigo🤣🤣🤣🤣🤣🤣dhulka wlhi
Alxm 💕Roomiyow 🤴🙆♀️😭 caawa waa 25/12/2019 ilaahay 🤲caafi maad hinagu gaarsiiyo iyo qof walba muraadkisa allah u fududeeyo 🤲aamiin aamiin 😭🤲
@aishagaaboofficial9921
5 жыл бұрын
Haadu nahay dumar soomaaliyeed dirac baati lee ku qurxanahay
@nasmoha6760
5 жыл бұрын
Runtaa abaayo
@sumayazuzu5486
5 жыл бұрын
Alla romeo iyo ilhaan isku jecliyaa kulaha madax ma rabo kkkk ilhana ka daran kulaha lug maa rabtaa🤣😂🤣
@hibanuura8992
5 жыл бұрын
maamo faynuus wlhi style kii iyo ciyaartiiba wali way haysaaa riwaayadiihii waabari iyadaan u jeclaa coz ciyaarteda iyo style keda ka heli jiray khaliifada cimriga iyo caafimadkaba alle haw barakeeyo faarax iyo faadumina hadan 24hrs meelban la joogi lahaa nasteexo indho jaar ban ka dhigan lahaaa dhamantiiba nolodaba bro abukar mahdi well done
@maryamamacalin1896
5 жыл бұрын
Ilhaan xarago itii tagerto subscribe and 👍♥️ isara
@nuunetube9471
5 жыл бұрын
Wll waa wilka kamirada duubaayo ku dheh hablaha is astura oo waani walaal waa iga codsi
@fartunmohamed9317
5 жыл бұрын
Waa run
@habonxassan9505
5 жыл бұрын
Masha alah masha alah
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
4 жыл бұрын
Waa Run
@codshini7249
5 жыл бұрын
waxan u malaynaa inan maqlay codkii Allaha u naxariistee ahmed hassan cawke markii sii dhamanaysay flimla
Wlhi Saan usugaayi Riwaayadan Lkn qofka ugu horeyo ina noqdo rabay sorry noqon waye plz inta jiifka kudaawanaya like iku qabta plz waxi dhiig somali nimo kujiro subscribe iku caawìya haika xasdina
@bisharofreestyle
5 жыл бұрын
Woow caadi maha qarabo like isara inasha allha
@MilahMeia
4 жыл бұрын
I watch this films to learn Somali. Peace and love to Somali people 🥰🥰🥰
@samobabayaro3939
5 жыл бұрын
Tani waa xaqiiqo dhab ah maalinkasta ka dhacda yurub ama America Waa xalad run ah Lakin xal ama marayn wanagsan loo layahay Waxaad qabateen waad ku mahadsan tihiin dhamaan jilayaasha.
@AbukarMahdi
5 жыл бұрын
Samo babayaro Adigaa Mudan Walaal
@tayoqaran.1446
5 жыл бұрын
Abukar Mahdi Waan Ku Salaamay Bacda Salaan Jimce sii Dhamaaday jimce Wanaagsan Bacda Intaasina Aan Dhamaysto Riwaaydan Waan ka Soo Bixin Faalada insha Allah 11-Jamadul Thaani-1440 Sabti By Tayo Qaran Hargeysa Somalilaan.
@AbukarMahdi
5 жыл бұрын
Tayo Qaran Thanks Respect Sxb Nooloow
@tayoqaran.1446
5 жыл бұрын
Abukar Mahdi Waan Daawaday Dhamaan Qaybta Koowaad Marka Koowaad Alle Ha u Naxariisto Wariyaheenii Qaaliga ahaa Adeerkay Axmed Xasan Cawke Oo Runtii Riwaayadan Lagu Xasuusnaan Doono. Marka Xigta Magaca Iyo Muuqaalka Riwaayadu Waaba Is Leeyihiin Waana Kaaf Iyo Kala Dheeri Tusaale Gaaban Munye Shaqada uu Galay isagoo Waxyar jooga Dalka Hadana Wuxuu Ubax iyo Dahab u Gaday Xaaskiisa Mudada Dheer Joogtay Uk Marisa Carbone Iyo Waxa ka Danbayn Doonaa. Dhanka Kale Cabdiraxmaan Romeo Iyo Ilhaan Xarago Titlekaasi Qoladii u Doortay Way ku Mahadsan yihiin iyaguna Magaca Riwaayada Waxay ka Soo Galayaan waa Romoe oo Boodsan iyo Ilhaan oo Aduun Mashquuliyey. Isku Soo Duuboo Waxaan Ahay Ku Xidhnaade Riwaayadan ah Insha Allah Qaybaha Kale Abukarow igu Salaan Marisa Taageere Fankeeda iyo Shakhsiyadeeda Taageera Ahee Alle Ha Sharfee Iyo Caruurteeda iyo Odaygeedaba.
@abdirahmanomar244
5 жыл бұрын
Like iisaara qofkii kowad oo fiiriya ayan ahay kaaf iyo kala dheeri
26:40 ani madax ma rabi😂😂😂😂 cawa jimco waye ma ogido
@noloshacusubsodhawee1338
5 жыл бұрын
Gaws xanun dartii aya iga reebay inan wakhti hore isa so xaadiriyo lkn in badan sugayay inta ila midka ahi liketa dee xbbibayal😂😂😂
@مبارك-د2و
5 жыл бұрын
😢😢😢😢 Allah iika caafiyo bbe Hadda seetahay
@rinaadabdulkadirrinaadabdu2861
5 жыл бұрын
amuun indho abyo goos wx ka xanuun bdn mlahan wllhi allaha Ku caafiyo
@مبارك-د2و
5 жыл бұрын
@@rinaadabdulkadirrinaadabdu2861 aamin huno waa runta Allah inoo cafiyo
@gabadhafarxadajecel1530
5 жыл бұрын
Ilahey haku caafiyo byo
@jawahirkeynaan2980
5 жыл бұрын
ALLA meeqa sugayay inta ila midka like igu sharfa hee love you somali weyn
@aayaheenanoloshaaan4691
5 жыл бұрын
Gio
@Engrsalman336
5 жыл бұрын
Please aqyarey hadusan ku anficin xita dislike ka ilaali 😥😥
@cafiwalaalkaaga8276
5 жыл бұрын
Kaaf iyo kala dheeri kaaf iyo kala dheeri ❤️ ❤️ ❤️ Anaa ugu horeyo caawa in bdn waan sugaayi
@proudcitizen4883
5 жыл бұрын
Walle Mariisa dhabatahesata Explaining everything to him Iyo hada 🤣
@ilovehim4968
5 жыл бұрын
Somaali maryoleey waxan kunacay xaasidnimada 😡 Bal ilaahbaan kugu dhaarshee Eega inta quf ee daawatay Ruwayadan iyo inta like ta saartay 😡😡 Waa umad aan waxba iskuquurin war wiilka walalkiin eh Ee waxanoo juhdiya kubixiyay inuu idin qanciyo Umahadceliyo like iyo sharena udhaha nacalaaa Waxatihiin kuyalee 😂😂😂
@AbukarMahdi
5 жыл бұрын
kkkkkk Dhib Malaha Qasab Ma Ahan Qofkii Garta Abaal Baan Uga Haayaa Qofkaan Garanina Thanks Baan Leeyahay Waqtigiisa uu isiiyay uu Daawaday Adiga Kun Goor Thanks Walaal صومال ليست من دول العربي احنا افارقة وبس
@sadaamsadaam9543
5 жыл бұрын
Kkkk Dadbaba Aqoon Liketa Really Maxay Sarayan Marka that's why Way Dawanayan Wanaka Baxayan
@musemuse6648
5 жыл бұрын
Adi maryooleey matihid?
@qaaliali4741
5 жыл бұрын
الصومال ليست من دول العربي احنا افارقة وبس waa runtaa wlshy somali arab maaha 👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@marwacali1047
5 жыл бұрын
@@AbukarMahdi نعم نحنا أفارقه بس يجب أن ندعم بعضنا البعض وشكرا لك على مجهودك واتمنى ان تعرضوا لنا مسلسل ثاني مشوق مثل كاف إيوا كلا دييري
Qofkii labad ahay like igu sharfa hadii ad sharaf ledihin
@ubaxcooking5050
5 жыл бұрын
samiir maxamed kuusaarey wllo subcuraab iisaar
@ahmedmohamedabdulkadir6752
5 жыл бұрын
Ku saray anigana
@salmahasan2438
5 жыл бұрын
Horta maad kabsaaratan maamoyin waa weyn ayaa tihiinee
@Ilyaspro252
5 жыл бұрын
Subscribe isar wll
@jacfarcarab8087
5 жыл бұрын
2017-2018 Qootoqooto 2019..... Kaaf iyo kala dheeri
@hudachanel2495
5 жыл бұрын
Marxumka dhintay hadalkisa kareba Allah yaraxmu cawke
@iqraanaali2077
5 жыл бұрын
Kaalay kaalay iikaalay Kaaf iyo kala dheeri Waan sugi la,aa wlh xale ayaana sugaaye ee plz🙏 isbuucii 2 jeer inooga soo dhiga❤❤❤❤
@AbukarMahdi
5 жыл бұрын
Iqraana Ali ok Walaal
@saamisuge873
5 жыл бұрын
Iqraana Ali todobaadkii halmar buu kufiican yahay ee yaan filmka marax laga dhigin, tan kale in todobaadkii halmar laga dhigo fannaaniintii filmkan jilaya ayaa cod uqaaday oo todobaadkii halmar ucodeeyey, caawa oo kalena in todobaadkii lasoo daayo waa fiican tahay in joogto laga dhigo. Yaan gees loo dhaafin coddayntii jilayaasha ee aynu muuqaalkii laga duubay heli karno kuna dalbanayeen todobaadkii halmar.
@principessaasma2225
5 жыл бұрын
Abyo meqa saac ayuu so kala aan suge habenadena so kala ado rali ah
@iqraanaali2077
5 жыл бұрын
@@principessaasma2225 abyo hwn kasto jimco ah sabtina soo galeeso ayaa lasoo galinaayaa insha allaha tan waa qeytii 1aad
@principessaasma2225
5 жыл бұрын
Wayhy abyo thnks
@shamis727
5 жыл бұрын
Ilhaan xarago iyo Romeo waa iga qosliyeen flimkaan waad ku soobaxaysaan
@inadarajomohamed8125
5 жыл бұрын
jumca mubaarak filmka wuu fiican yahay waxanan ku darsanyaa laba qodob. 1 .filmka waa in uu gudbinyaa fariin wanaagsan oo wacyi gelin ah oo dhaqanka iyo diinta labadaba ku salaysan. 2. filmka inta badan waxa laga daawanyaa meelo kala duwan oo callamka ka mid ah sidaas darteed dadka UK jooga wey fahmayaan luuqada englishka ee ay fanaaninit mararka qaar isticmaalayaan waxa muhiim ah in.si kuwa simalia jooga ee waxayaabaha englishta lagu.sheegayo ay turjumaan oo luuqadi afka hooyo lagu shrego si filmka uu xiisaha uu saaid u noqdo loona.wda fahmo
@AbukarMahdi
5 жыл бұрын
mohamed Ahmed Waa Runtaa Thanks Sxb Taladaada Waan Qaadanay Nooloow
@mohamedibra9432
5 жыл бұрын
Waa sax dad fahmeynin ayaa jiro , marka fahamku waa muhiim haddii kale xiisadii ayey dhumeysaa
@ifraaxabdallaabdalla2282
5 жыл бұрын
manshallh manshallh I think
@mohamedserbiya100
5 жыл бұрын
Wllhi Aad baan uga helay qaabka loo duubay iyo sida loo matalayba
@AbukarMahdi
5 жыл бұрын
Thanks Sxb mohamed cabdi Nooloow
@mohamedserbiya100
5 жыл бұрын
Adaa mudan sxb Abuukar mahdi nin Aad u dadaal badan ayaad tahay noolaw sxb
@basra.93mohamed86
5 жыл бұрын
Alla maxaan kaaf iyo kala dheeri in badan sugaayay xalay intaan hurdaayay ayaa la so dhigay ileyn 😰 tnx abuukar Mahdi
@princesshoodo105
5 жыл бұрын
inta hawiye isaaq iyo daarood ah ee riwayada kaaf iyo kala dheeri jilaysa salaan khaasa madama intaas ehel la ahay from somaliland 😛😛😛
Пікірлер: 1 М.