REER MUQDISHOY CEERIIYA OROMAADA IYO ETHIOPIAN KA PLEASE 🙏 😢
@duniyosarmaney8631
10 күн бұрын
Ninkan armu yahay Itobiyan uma socod eko Somali
@fiicaneefaceedkaroon3629
10 күн бұрын
Ilhow na Wada Amaanso Muqadishu, Yar iyo weyn Dadka waloso shaqo tagy,subxaannallh Carurta la la yhyna Soo sahal yaa rbbi😢
@hyusuf2207
10 күн бұрын
Caruurta ha is raacaan una sheeg in aanay la hadlin qofna
@NasroMaxamed46-cm5dp
10 күн бұрын
Xasbunalaah wanicma alwakiil yaarabiii
@MaamaLeyla-sp5rb
10 күн бұрын
Waxbey ilmaha dabsiiyan ma sixirba subxaanalaah alle shartooda hana dhaafiyo kuwan waxyar ma ahan waxooda waa niman balaayo sida si ey ilmaha u kaxeestan subxaanalaah
@xamdiaadan9469
10 күн бұрын
Allow noo ilali ma ilalin Karne🤲
@ifrahali7125
10 күн бұрын
Illaahow ilmaha xifdi gurgoodi hadii loo hartaagan warbaa jiro Walee
Dalka mashruuc ayaa ka socda, hay’ado iyo group ayaa wata waxan dalka ka socda waa in la so qabtaa dadkaan war bixina ey ka soo saartaa dowlad isku sheegta ee burcada eh, iney dowladana wax ka ogtahayna waa macquul ileen waxan la is dhaafsanaya waa money iyo naf nool 😡🫵
@shaxshaxlowgaxafada
10 күн бұрын
Subxanallh Allaha kan iyo kuwa kle oo Nocaan oo kla Ahba
@degan4
10 күн бұрын
Nin motto wa to oo aad u buu ran ayaa maalin dhowayd cunug yar dada 7 jirka ah U taagay nanac Wilkie waa ka diiday, dad meesha soomarayay buu nin kii jiro lahaa isgoo Xoog u wado, mar Kay la yaa been ayaa cunugi yaraa ku yiray dad kii, ninkaas kaalay na Mac ku siinaay I yiray. Dadka degan zoon carafaad ha iska jiraan😢😢😢😢😢
@fayselhassen4681
10 күн бұрын
Tayri maxay Albaabka u khaawisay saa😂😂😂, All in All waa Oromo Midbaa Leh moobeela kusiina Buu yidhi 😂😂 Alla maxaa Sidaa Lagu Yidhi 😂😂😂😂😂
@maslah345
10 күн бұрын
Ilmihii somaliyed masiibaa usoo dagatay ALLAHA KAQABTO WAXA UMADA DHIBAYO
@ugaskabeesha4539
10 күн бұрын
Ar dadkana iney is yaqanan maxa ka ogtihin ilen ilmaha asago dafaayo lama arke maxa ben leskugu shega😅 kulaha mobela ku siina mudhahay kulaha ma ogi wana ledahay lkkkk ar dadkana hada maxan aragnay wayabe😂
@Duqa-magaalada
10 күн бұрын
Beenta umada kalatag waa waxaan cctv maahan qofaa mobilkiisa ku duubay qalqalka amniga kadaa hadiikale waa lagu soo xiraa ogoow taliya kugeenka koowaad ee gobolka banaadir
@sulemandahir9208
10 күн бұрын
subxaanalaah xasbunalaah
@user-mk1gp2cw7o
10 күн бұрын
ILKAHA BARA INEYSAN LAHADLIN AMA U ISTAGIN QOF AYSAN AQOON WAX LAGU TAABTEY MALAHEE MIDAKALE AYADAA WAX UDHIIBTEY EE FADHI WAX IDIINTARIMAA EE ILMAHA WADA OO KAWAR QABA
@CaliMuqtar-n8f
10 күн бұрын
Allow now xafit caruurta
@XaawaMacalim
5 күн бұрын
Allha naga qabtey 😢😢😢😢😢😢
@CaliMuqtar-n8f
10 күн бұрын
Lkn kamirada waqtikey duweysay Mala arkeynin miyaa
@sshirwacaadan7938
10 күн бұрын
DOMALI MADOW CARTURTA BISADA OO KALE U DHALAN KADIB MABA DANEYAN HALAGA QAATO.
@fayselhassen4681
10 күн бұрын
Tayari waa Oromo Isna waa oromo Waana darbi jiif.
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
10 күн бұрын
Subxanallah
@Nuurahassan7
10 күн бұрын
Munasar le dumadaan so dhiko ani wa ka shaki ma vewis isaga u gooni aha ma ogi 😂
@gulleedhassan8250
10 күн бұрын
Legend
@MahadAbdalla-u5i
6 күн бұрын
wallaahi hada waxa nagama qan gabar 4 jir ah jimco illaa hada lama arag noso duceyaa in illaa hey noo sahlo
Khamiiska waa la iskugu soo gabanaa Aniga kabo aan 5 bari Lee haysto ayaa masaajid la igaga xadey qolka security ee CCTV gu yaalo ayan ka daawanay markii kabaha la qaadayay ilayn nafar khamiis xidhan ba ku cibaadeystey Maba ka shakinaysi khamiis aa laguu soo xiranaa😅
@superfun1819
10 күн бұрын
Dumaarow ilaashada ilmahiina
@abdirizakhassan6635
10 күн бұрын
Asc Adeer waa Sixir oo taabaahasa lagu sixro
@suusaanclcasiis
10 күн бұрын
Alle ku soqabay
@fadumojama22
10 күн бұрын
Carurt wa in labara qof an family hayn hala hadlina
Пікірлер: 78