Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar kabtan Ayuub walaahay waaruntaa ilaahay ♥️♥️♥️🎇🎇🎇🎇🙏🙏❤️❤️🙏🙏🎇🎇🎇🎇🙏🙏🙏🎇🎇🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️🇸🇴🇸🇴♥️
@A_Ibrahim57
3 ай бұрын
Illahay ayaa soo hauuniyay allxamudulilaah
@shukrilibax
3 ай бұрын
Ilaah ha u naxaristo inti dhimatay amiin yaa allaha 🤲😭💔 War hooy somaliya qabil qaran manoqdo? Dulmiga waxax iyo wax kadarn 😢 Ilaah dalkena diintena iyo dadkena hano badbaadiyo amiin yaa allaha 😢Scw
@ubahahmed9180
3 ай бұрын
Allaha soomali xaqa allaha tuso oo hasoo hadeeyo dhalinyaradiinaa oo kalena allaha noo badiyo dhiiga walaaha daadanayana allah kale bad baadiyo walaahay waa xanuun kabtan ayuub wuxuu ka sheekaynayo subxaana allah
@Faadumoali-n5u
3 ай бұрын
Maansha allah aadbaad umahadsantahay sidaad ugadhiidhiday colaada
@UsmaanMaxamedtaabid
3 ай бұрын
Xaqiiq wxaa ah dagqal kii hore oo uu kabtan ayuub uu ka hadlayo oo uu leeyahay waan joogay xaqiiq maalin taas aniga ba xaadir baan galkacyo aan ku ahaa hadal iyo dhamaantiis reer galkacyo nabada aad haysataan walaahay dad badan baa ka xun ee nabadiina ilaashada
@FardosodiiriyeJamac
3 ай бұрын
Manta malin udhaamo markin aqliga Allah soceliyo inshaAllaah
Dhul yar ama ceel biyood ayay isku dilayaaan war somaliyeey ALLE ka cabsada
@qaaliyusra7541
3 ай бұрын
Sool dadbaa dulmi kusooweeraray dadkana xasuuqay oo qaxiyay mana dagaan dulmigaas ayuu diiday laakiin mudug dhul makala haystaan waa daris aan guryo kala haysan ayuub waa geesi geesigu sax iyo khalad waa kala yaqaan ee huunadu maxay ka garanayaan laascaano ma isaaqbaa ilaahay ku abuuray
@Amina-m3h
3 ай бұрын
Alla.soomaalay maa isdaysaan subxaanallah.
@mamamuslim1003
3 ай бұрын
allaha soohadeeyey allaha ugu wado
@abdikarimindhocaad5623
3 ай бұрын
scw acw scw scw scw
@khadiijasaid1516
3 ай бұрын
🇸🇴
@AbdishukriMaxamed-tx3jy
3 ай бұрын
ummada alla ha ka qabto nio koly waan kaa warhaynaa nio
YAAHUU!! WAXAA SAA RAG ISKU SHEEGAYA !! SOOL💓♥️🌹✨💞♥️💖DUULAAN ISIR NACAYB AH AYAA LAGU SOO QAADAY!! IIDOOR AAN DEGAAN U LAHAYN AYAA NACAYB KU HAYEY!! WAANA SAX INUU XAQA KAHADLO!! WUUNA DIFAACAY(ALLAH) YAA CIZAK🤲WUUNA KU GUULEYSTAY💓🙏✨🎊💖💞🌹🌹💞🎊💕LAAKIIN XAAFADAHANI BARIISKII AYEY KU KIBREEN!! NIMCADII(RABBI) SIIYEY ayey XEJIN WAAYEEN!!
@abdikhadar1948
3 ай бұрын
Sool somaliland ayaacolaadaka hurineyso ugaas
@kepeterbegse8614
3 ай бұрын
Waar waa xayawaan waxan haduu waxaa arkay miyuu ku waxqaato.
@Xaawahappy----cabdulahi
3 ай бұрын
Dagaalkasi wu na daashaday walhi hadaan rer mudug nahy ila hadana wu socda 😭
@MaxamedNuurmacalin-xg3wt
3 ай бұрын
DAB NIIN KII KU. GUB TA. AYAA. DAN. BAS TISA. KA. CARARA (XAQA. IS LAM. NIMAD. SOMALI NIMAD. DARIS NIMAD UU MIDKA. MIDKA KALE. UU. KU LEYAHAY. ALE. HAWAD. WAFAJIYO(IN SHALAH. YAA. RABI)❤
Abwaan canaariyow Ii daarshii reer mudug,dalgaduud iyo shabbeelada dhexe Ii daarshii horta leysku dilaayo waa dhul cidlo ah bilo ka hor iyo sañnado ka hor dagaallo ayaa ka socday dhulkaas mida kaliya lagu xali karo waa in illaahay loolaabta beelaha dirirka ka dhexeyso laysku kaanaa ma aha siyaasiyiinka iyo odayaasha waa wiilisha dirirka ka dhexeyso layiraahdo wallaalo ayaa tihiin maxaad isku dileysaan dhulka naa dhulka waa Badan yahay
@suheybsaalx
3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@143-k1d
3 ай бұрын
waa fulay cuqdadeysan meesha uuku dhashay uu dagaalka ka socdaa ee ma'aha inuu u naxay dadka is heysta oo walaalaha ah
@UsmaanMaxamedtaabid
3 ай бұрын
War heedhe xaqiiq du wxy thy xasan shiikh maxamuud wxy siyaasad colaadeed kala dhaxaysay dani balse xasan shiikh maxamuud iyo rag badan oo xubin dpwlada federal ka ka ah wxy qorsheeyeen iney asad diyaano u adeegsadaan dani si dagaal garoowe iyo bosaso looga rido arin taas wey fashil matay kadib xasan shiikh maxamuud wxuu qorsheeyay mar kale inuu beelaha galgaduud daga uu isku diro sida mareexaan iyo sacad hada nah leel kase iyo sacad buu isku diray wxuu nah ka damac sanaa dagaal kaas inuu fido oo uu galkacyo uu gaaro si labada maamul galmudug iyo buntilan nabada ay galkacyo ay ku haystaan uu colaad uu ugu badalo buu rabay mar ka reer galkacyo wxn leeyahay ishiinu ha sareyso
Пікірлер: 56