F.g Kuwaani Culimo Maaha Ee Waa Majaajilayaal Ee Allah Hakabaqaan
@user-ce5uu7kw8m
10 ай бұрын
Sh c xay masha allh
@abdirashirdigninow1084
9 ай бұрын
Marna waa mufakar marna wadaad heehaabaya wax walbna ka hadla.sheekh wadaadani waa islaax sideey doonan ayey u dhigaan.
@adenmohamed3767
9 ай бұрын
مشاءالله
@Noadelmi
10 ай бұрын
cilmiga sifican u barta hal meel haku dhagineene
@lilcuzzwhitemoe
10 ай бұрын
Cilmi aan lagu dhaqmayn oo aan shirkiga iyo gaala-raacnimada kaa daweynayn barashadiisu maxay taraysaa ?
@natureanimalsonearthandund163
10 ай бұрын
SHEEKH AMA CULULO MA AHAN QOF QOF KALE U JAWAABAAYA OO KA DHALAN KARTA KALA TAGA UMMADDA MUSLIMKA AH XITA HADDII AY RUNTAHAY WAAYO ISLAAMKA WUXUU ILAAALIYAA MIDNIMADA UMMADDA MUSLIMKA OO ARRINTA UGU WEYN AH MIDNIMADA MUSLIMIINTA AYAA KA WEYN KHILAAFKA YAR YARKA AH OO AAN DIINTA LOOGU BAXEYN.
@lilcuzzwhitemoe
10 ай бұрын
Adeer waa aragtidaada laakiin diinta Islaamku taas maqabto, in layska daba hadlo oo waxa qaldan lasaxana midnimada ummadda muslimka ah ayey waxtar uleedahay, maxaayeelay midnimada Allah ayaa keena sababna waxaa unoqda in dadku ku toosnaadaan diinta oo isasaxaan.Abu- Bakar ayaa yiri qalad ha igu daynina ee isaxa sidee wadaad qarniga 21aad jooga waxkasta oo uu yiraahdo duduub haloo laqo loo orankaraa Midda 2aad arrinka maalmahaan lahadal hayey wax yar oo laga aamusikaro maaha been abuurasho Rasuulka scw lagu been abuurto oo layiraahdo mowliidka ayuu jideeyey Midda 3aad adeer qaladka la qaban diiniba jirimayso , dhulkaba waxaa diin ka noqondoona dimuqraadiyadda sida meela badan ka jirta Midda 4aad adeer waxba waqti ha isaga lumin midayn 73 firqo oo aadan awoodin ku mashquul inaad kamid noqoto halka firqo oo toosan oo Rasuulku scw sheegay
Waa xaqiiq in aad u duceeysay nin nacay swcws nabi muxamad, in la amaano oo la.jeclaado oo la weeyneeyo, xaqiiq isku mid ayaad.tihiin
@ruqiyoese1193
9 ай бұрын
Sallallaahu calayhi wasalam
@user-vp6kg1ji1m
9 ай бұрын
سبحان الله علماء الصومال مشكلة خلاف كثير وكل مسلم
@ggfff1733
10 ай бұрын
Sh Abdi xayi ma fahmin dadka la mideenayo ma xaq iyo badil ayaa la mideen karaaa !!!! Waaa nin yiri ahlo jano iyo ehlo naaar
@user-ov2wz5eh9u
10 ай бұрын
Bidcadii ay reergalbedka ku kala qaybiyaan umada ayaa dadkii lagu sobaray sacuudiga si ay dadka u ilowsiiyaan nabiga scw way na wareeriyeen qaar way isu keen qarxinayaan allaha naga qabto
@IstahilYusuf-gl5yc
10 ай бұрын
Aamiin yaa
@lilcuzzwhitemoe
10 ай бұрын
REER GALBEED IYO GAALO RAG ISQARXIYA ISMAFAHMAAN EE WAXAY ISFAHMAAN RAGGA AAN AQOON IN GAALADU TAHAY CADOWGA ALLAH
@user-wo8ku3cp2g
10 ай бұрын
Csax❤
@YaasinMaxamud
10 ай бұрын
Sheehk cabdi xayi maansha alah maansha alah cilmi ayuu ku hadlayaa is kama hadlin
@AbdillahiAhmed-sc7hf
3 ай бұрын
Xafida hulaahu difaaca diinta ayu isku taagay
@maslah345
10 ай бұрын
Waxaa wax lala yaabo ah wadaadaan hadlayo qaf ay suufiyo quraan soo baran ku ma jiro waa markii runta laga hadlo
@lilcuzzwhitemoe
10 ай бұрын
Laakiin QUR'AANKA ayaan ku baray hana ku dhaqmin ee bidco khuraafaad ka daba meerayso miyaa suufiyo gar uyeelankartaa .ma qofka QUR'AANKA ku baray ayaad caabudaysaa mise Rabbiga QUR'AANKA soo dejiyey ?
@yusufhassan5174
10 ай бұрын
Cabdi xayi waa shiqsi waalan wax kale oo lagu sheegi karaa ma jirto Ninka reer jabuutiga ah ee cabdiraxmaan shiikh maaha isagu waa shiqsi islaanimadiisa laga shakiyi karo Waayo wadaadkani wuxuu diidey ayaad quraana oo ku jirta suuratu masida Wuxuu kale oo aad u amaanaa yuhuuda si mudlaq ah sidaa darteed diinta islaamka kama hadli karo Waa shiqsi xun wuxuu sheegtaa mufakir Waa maxay mufakir Waa shiqsi xun Sh axmed yare wuxuu cadeeyey kitaabka iyo sunada isaga oo raacaya fahamkii selefka ilaahay ha barakeeyo
Sheekh Axmed Alle ha Dhawro isaga & Inta lamidka ah Cidna ma sheegin oo ma magacaabin balse walaalaheena Kanaalada leh ayaa soo qaatay sheekh Cabdil xayyi oo xaqa cadeyntiisa ku caan baxay Ma dhihin dabaal daga oo wax qasha oo bood booda ee siiradiisa hala aqriyo dadka hala baro ayuu dhaha muuqaalkiisa oo dhamaystiran maalmo ka hor ayaan fiirsaday, wlaalaha muuqaladan oo kale soo galiya qadka alle ka dhawrsada Ahlu baadilka radinteeda waa idin taageersanahy lkn culimada xaqqa difaaca aa dhaleecaysaan Allena ma ogola mana idinku taageeri karno
@Mustafa-ty8tq
10 ай бұрын
Maalintan in la dabaal dago daliil ayay u bahaantahay ismana dhaamaan kuwa ku xusaya shaadali iyo xoolo laqalo iyo kuwa siirada akhrinaya shaqaday qabteen uunbaa kala duwan laakiin labaduba maalin ayay xusen waa laba bidco waa wax aam dadkii iyagu nabiga inaga jeclaa ee naf iyo maal u huray aanay samayn marka hadaad nabiga jeceshahay dariiqiisa rac bas intaas ayaa kugu filan
@CabdullahiCadde1
10 ай бұрын
@@Mustafa-ty8tq Cida Dabaal Dagta inad Waydiiso Sooma Ahayn? Weligaaba su'aalaa dadkeeda lala tagaa. Warkana cadeyn ayuu u baahan yahay iyo in xaqiiqda laga sheego.
@Mustafa-ty8tq
10 ай бұрын
@@CabdullahiCadde1 Walaal ma farta waawayn ayaan kuugu dhigaa maya in halbeeg lagu siiyo ayaa ka anfac badan in qof farta laguugu fiiqo si kasii waadaxsan hadaan u sheego in qofka loo sheego waxa khaldan iyo waxa saxa ah waa halbeeg isga ayaa kala soocaya dadka khaldan iyo kuwa sahan way jirtaa marmar aanay ka fursanayn in la cadeeyo dadka qaar laakiin sida badan ee sacda ah waa sida hore ahlul cilmiga waawayna waa siday ku dhaqmi jireen xaalado naadira mooyee
@leiladagane
10 ай бұрын
Tolow sheikh kan sheikh mohamed iiman miyaa
@dubatmahamed2792
10 ай бұрын
shabad ku dhufo wixi kaafikrad duwan ..wahaabiyoy cayaarta naga daaya.
@dubatmahamed2792
9 ай бұрын
@@hassaan-fw8lr waad mahadsantahay walaal sidaas dagan aaqofka wax loogu sheegaa dadku wa wwada muslim wax mushrik majiro
@fadhegutaale2300
10 ай бұрын
Ummadda islaamka waa inay ka digtoonaadaan gaalada ku soo Duushey caqiidada islaamka soona lebistey koofiyada iyo cimaamadaha culimmada islaamka iyagoo u adeegaya kirishtaanka caalamigaa iyo Sahyuuniyadda iyagoo diintoodii Ka doorway sandareerto iyo biil Kuwaas oo uu ka mid yahay Fircownkaan la baxay axmad yare Haddaad dhegeysato waxaad ka Malaysia magacyada culimmadii Muslimka sida maaliki shaafici xanafi iyo imam axmad iyo Muslim Bukhsari kuwaas oo uu iska dhigayo nin waddadoodii ku jooga Asga iyo shayddaankii looxa u meeriyeyna waxay rumaysan yihiin Gaalo inay yihiin have yeeshee ma Ahan mid waddadoodii ku jooga Sidaas awgeed islaaka Ha ka digtoonaadeen fircowkaan cusub Ama kuwa la midkaa oo xaqiiqadii Ah kaba qaadyada kirishtaanka iyo Yuhuudda loona kireystey inay caqiidada suuban islaamka ka leexiyaan ee dhaha uf uf uf
@aliwacey5048
10 ай бұрын
شيخ احمد كلامه صحيح انشاء الله
@cabdiraxmanmaxamed3093
10 ай бұрын
إن شاء الله sida ukala saara akhi imlaaga saxda ah waa sidaa
@mohamedcabdiwade5036
10 ай бұрын
Ikhwaan iyo al islaax hadaad aragto suufiyo iyo ashaaciro beey u yeelan waji salaf waana isku mid dhamantood
@aliyabeh1722
10 ай бұрын
Sh xayi rubushega jahil kana beenbushegay khawarji
@lilcuzzwhitemoe
10 ай бұрын
Runta iyo been horta kala baro
@CabdiWali-be6tg
10 ай бұрын
Scwscwscw
@hawal1287
10 ай бұрын
wahaabiya, takfiir, salafist iyo Shabaab ayaa dadka wareeriyey. waqtigi diinta firqoyin badan yeelaneysay aya la joga e shartoda ALLAH ha na dhaafiyo
@lilcuzzwhitemoe
10 ай бұрын
Laakiin ogow inay waajib kugu tahay inaad ku dedaasho heleelidda halka firqo oo toosan oo Nebigu scw sheegay
@maxamedcllaahi5722
10 ай бұрын
Wahaabiyada waqtigoda waa gaba gabo😂😂
@lilcuzzwhitemoe
10 ай бұрын
Waaba u egtahay maxaayeelay Ahlu-baadilku sida uu maalmahaan madaxa ula sookacay ma Ahlu-khuraafaadbaa , magaalo iyo cawaankeedabaa , ma daraagaystayaalbaa , hoog iyo ba' oo dhan
@samowsamale3490
10 ай бұрын
Ninkani cidda uu u dan leeyahay muu cadayn waxaase dulmiya laba Sheekh oo caqiidadoodu toosan tahay in hadaladooda la soo googooyo sawirkoodan meesha la soo dhigo. Views inaad sidaa ku heshaa waa xaaraam
@cabdiguuleed5998
10 ай бұрын
Nin jecleeysi yaah?? Aaway moowduuca aad ku billiowday ? Caqli ma jiro lablakac iyo xamaasad waa jahli
Пікірлер: 63