Asc Mr cali xarare wallahi maanta waad inoo kala kicisay anagoo fara badan dhallin reer UK London ah ayaad maanta maalinta inoo qurxisay shukran si kal iyo laaba ayaad inooga qoslisay thanks . Moulana Abbas from London
@YusufAli-kp9uc
5 ай бұрын
Waa sida aad jeceshahay ee maha sidii dhabta ahayd
@anabali5298
5 ай бұрын
cali warki sa wuu i qabtaa wiilk yar qoslkisa cadi ma aha kkkkkkkkkkkkkkkkkk😅❤
@user-cc6mu1ft7v
5 ай бұрын
Wllo isoo duceya murad banleyahey🇸🇴❤️❤️🇸🇴☝️
@superfun1819
5 ай бұрын
Allaha ❤kusaqiiro
@LibanArale-cc6bu
5 ай бұрын
Allaha kuu sahlo.
@Arxanboy4
5 ай бұрын
I like barnamijka kaftan siyaasada
@user-cc6mu1ft7v
5 ай бұрын
hoole hadu saxan yahey🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️☝️👍
@fuadfawzi1425
5 ай бұрын
Naag aa quraac suubisay!!! Wey dhimatay!!! Kaftanka siyaasada
@hmh3620
5 ай бұрын
This one was hilarious,sheekada sheekha iyo his assistant was funny
@AliAhmed-oy2pb
5 ай бұрын
Barnaamijkaan waakii ugu qosolka badnaa
@alinoor3226
5 ай бұрын
Scw Ali Harare,you made me laugh about the story of the Sheikh and his assistant.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mumtaazsheekh9396
5 ай бұрын
Congratulations 200k somali amercan tv❤❤❤❤❤❤❤❤ welove you
@mahdisamatar8469
5 ай бұрын
Ali u r funny😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@aftahaftah3561
5 ай бұрын
Ilaahay baan kugu dhaariyay Ali xareeerow Ilaahay yara qosalka khasaar isaga keenay meeshan kada 2 badri iyo Yaasiin Duale uda waxaan waa mida khalad kada fahmay qosalka
@saidojama1170
5 ай бұрын
Ali iyo Yaasiin yare waa iga qosliseen si cajiib ah walibo horey u socda InshaAllahu
@MohamedSalah-yq8bz
5 ай бұрын
Cali mar 2 aad soo casun Daba casar. Waa comedian aad wareysigiisu u xiiso badan yahay
@user-tm9ko4op5w
5 ай бұрын
Cali xaraare waa legend
@AliAhmed-oy2pb
5 ай бұрын
Alloow sahal amuuraha
@maxamedsaalaxcabdullahi8596
5 ай бұрын
Masha allh kaftanka nobilaariya
@maxamedsaalaxcabdullahi8596
5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@maxamedsaalaxcabdullahi8596
5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@khadija-zy3zc
5 ай бұрын
Cali iyo yaasiin, wac iyo bar ❤❤
@user-ju5kq8og6s
5 ай бұрын
Kkkkkk. Thnks cali iyo teamkaaga
@fatimaelmi1038
5 ай бұрын
Mom jawahir ku Laha. Masul mashee.
@abdirisakmohamoud1772
5 ай бұрын
Jawaahir masuul manoqon karto masuul waana in xilka sidag dag ah looga qaadaa war gobalka banaadir qofkaan oo kale waa ceeb in uu xil idiin hayo
@dalaisacgibril5899
5 ай бұрын
Hassan sheekh hala taageero, muuse fircoon iyo Abiy Ahmed meel haloogasoo wada jeesto,
@Wasiirka98
5 ай бұрын
Hasan garguurte iyo hooyadaba anaga wasna ilmo Amisom
Sheekadu waxay ahayd nin muqmad ku quracdoo dhintey islantisi waxay tidhi safaf cada iyo sata subagluu saka sii cunay khasaro iga dhe 😂😂
@abdirashid4016
5 ай бұрын
Kkkkkkkkkk rush ayaa soo social guuul guuul
@Halaasi09
5 ай бұрын
Money is best friend
@Hiirpalbotan
5 ай бұрын
200K 🎉🎉🎉
@AbdifareneNasser-fi5yc
5 ай бұрын
Very cool
@FARHIYAHAPPYTUBE
5 ай бұрын
Odey hooley iyo odeyga hormuud leh waa ilmo adeer
@ibtijah2747
5 ай бұрын
YASIN😂 KAL IYO LAAB AYUU UQOSLAY CALI THANK YOU GABDHAHA WAA U HIILISAY
@user-ej2rx2jv6m
5 ай бұрын
Ali harare wan ku salamay
@mohamedhussein634
5 ай бұрын
Ali Harare qosol baan la dhacnaday .ku wad saas ،
@ahmedmuqdishaawi2038
5 ай бұрын
KAFTAN SIYAASADA WAAN SALLAMY
@user-cc6mu1ft7v
5 ай бұрын
kkkkkkkk Ali ❤️❤️🇸🇴✋alle ruunbadana Ali
@user-zw5ij6bj3p
5 ай бұрын
🎉🎉❤❤❤❤Guuleyso Ali 🎉🎉🎉❤❤❤
@mohammeddeeqobsie6986
5 ай бұрын
Asc. Haday ka dhabtahay difaac-Arab league,waanaxay sobobta ay falastiin oo walaalooda u difaaci laayihiin. Jawaabtaan ubaahanyahay. Micnahayguna maaha in badayda itoobiya la siiyo.
@ajecceja9842
5 ай бұрын
Sheikh kadaa hagubiin wa rerka weyin 😂😂😂
@ahmedabdi5805
5 ай бұрын
Qosolka ii dilay
@ubahhussein7382
5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodanahmed1456
5 ай бұрын
Mamadaas jagada laga qaado waaye.
@axmedmaxamed3275
5 ай бұрын
Laba qof ba iga Horeeya barnamijka caawa cali iyo yaasin aadban idin salamaya
Aqliyan in laga hadlo xitaa ma mudna kuwa waxay u socdaan iyo sababta ay u socdaan aan garaneen. Waayo maanta idil hadii laga hadlo ayaabo ugu filan waxay rabeen
@saidmohammad3006
5 ай бұрын
A.s.c Mr Cali xaraare labo su.aalood baan qabaa EE please iiga kawaran 1-horta magaca yaasiin miyaad ku xulataa qofka Kula shaqaynaya 2-qosalkuse makuu mudnaata koowaad ee aad yaasiinada ku xulataabaa
@aliwardheere4378
5 ай бұрын
Show gu waa satire. War keliya maaha. Markaa hadaan la qoslin satire noqon maayo. Siyaabo badan baa war ka loo soo gudbiyaa markaa kani waa satire. Opinion kaaga uma baahna. Waxna ku kordhin mayside inaad caydid uun baad rabtaa oo dhaliil u heshid. Hadaadan ka helin simply ha daawan. Horta Soomaali du waxay caayaan iyo waxay xaaasidaan mooyee miyaan wax kale caqli goodu haran karin
@somwayptyltd7634
5 ай бұрын
Hormuud war Uma haysaan!!
@munayousuf-ct4hl
5 ай бұрын
Shirkadii hooley dhamaatay
@kadraelmi9766
5 ай бұрын
Qosolka yaasiin baan ku qosla
@mohamedelmi9020
5 ай бұрын
Movie series
@AbdullahiAhmed-ev6ml
5 ай бұрын
Waa na caayey SISI; Somaliya hub ayey u baahan tahay masar ciidan kama rabno
@maxamedcumar9391
5 ай бұрын
Anoo reer Lughaya ahba Difaacaya dhulkayga
@abdiazizyussufkhalif8576
5 ай бұрын
😊😊
@daweeyestudio6450
5 ай бұрын
Dagaalkii sadexaad aduunka kawaran
@mohamedelmi9020
5 ай бұрын
Yasiin Waa Waziirka War fafinta xasan shiiq
@aliwardheere4378
5 ай бұрын
Ala maxaad maskaxda ka abaarowdey. Abaar baa caqliga kaaga dhacday!
@hassanaba6333
5 ай бұрын
Maansha Allaah guul Somaliland
@WowliidCabdi-by6wn
5 ай бұрын
Cali indho xume
@naruurab1114
5 ай бұрын
Munafaqad JOWHAR xilka ha laga qaado
@aliwardheere4378
5 ай бұрын
Soomaaliyey ha ku mashquulina Yasin qosol kiisa. Wax basiida oon qiimo lahayn baad ku mashquushaan. Hadaad outrage u baahantihiin waxad ka xanaaqdaan dhulkiina la dhacayo. Inan kan qosol kiisa ha ku dheginee shaqo yeesha.
@SOCA000
5 ай бұрын
Asc kaftanka Siyaasada Salaankadib walalayaal qosolka badani Diin ahaan Uma fiicna professional ahaana Uma fiicna ee yareeya mahadsanidiin
@aliwardheere4378
5 ай бұрын
Show gu waa satire. War keliya maaha. Markaa hadaan la qoslin satire noqon maayo. Siyaabo badan baa war ka loo soo gudbiyaa markaa kani waa satire. Opinion kaaga una baahna. Waxna ku kordhin mayside inaad caydid uun baad rabtaa oo dhaliil u heshid
😂😂😂 cali xaraare dhibbadana lacag ya waye ya lo dira😂 kulaha
@ahmedcabdirisaaq2402
5 ай бұрын
yaasiinow barnamijka qosolka dheeeeeeeeeeeeeeeeeeeeer ka daa fadlan inta yaree yaasiin ducaale oo kale qosol ee macaanaynta ah
@aliwardheere4378
5 ай бұрын
Show gu waa satire. War keliya maaha. Markaa hadaan la qoslin satire noqon maayo. Siyaabo badan baa war ka loo soo gudbiyaa markaa kani waa satire. Opinion kaaga uma baahna. Waxna ku kordhin mayside inaad caydid uun baad rabtaa oo dhaliil u heshid. Hadaadan ka helin simply ha daawan. Horta Soomaali du waxay caayaan iyo waxay xaaasidaan mooyee miyaan wax kale caqli goodu haran karin
Asc caliyow markasto oo yaasiin yare kula joogo soo qaado sheeko qosol leh waayo qosolkiisa ayaa iga sii qoslisiiyo faraxadna i dareensiiyo
@ashahibo7114
5 ай бұрын
Sisi waa Munafiq,Ethiopia iyo Egypt wanag kama dhexeey.
@warsamewaberi3792
5 ай бұрын
Alzizi been buu sheegay carabi karti iyo awood isku difaacdo ama dal carbeed oo kale ku difaacdo malaha masar awood haday leedahay maxay u daafici weyday Falastine iyo Yemen?.
@intasarabdi2187
5 ай бұрын
Ali abdi xirsi ayuu kudhaha adigana yasin ayaa kusokobta wiilka nabar abihis yasin ducal iyo badribo wana bartaye joji cusirnimada
@munahussein9687
5 ай бұрын
Wale ceeb loma dhinto jawaherey mesha ceeba ka qaday,
@farhiyamahamud35
5 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk ❤❤❤❤👍👍
@ahmedjama9408
5 ай бұрын
😮ALI PLEASE JOOJIYA QOSOLKA DHEER, WAA NADHIBAYA WAN KU DHAGAYSAN ASC.
@aliwardheere4378
5 ай бұрын
Show gu waa satire. War keliya maaha. Markaa hadaan la qoslin satire noqon maayo. Siyaabo badan baa war ka loo soo gudbiyaa markaa kani waa satire. Opinion kaaga uma baahna. Waxna ku kordhin mayside inaad caydid uun baad rabtaa oo dhaliil u heshid. Hadaadan ka helin simply ha daawan. Horta Soomaali dubwaxay caayaan iyo waxay xaaasidaan mooyee miyaan wax kale caqli goodu haran karin.
@oibrahim6981
5 ай бұрын
Qosol dheer oo aan fiicnayn, yaasiinow dadka ixtiraam, barnaamijkana ixtiraam, fadlan si habaysan u qosol.
Пікірлер: 307