Salan sare manta ayuu barnamijku ugu wanagsana muda dheer aan la socoday sababbta na waa cilimigi carbinta daruura oo si fiican lo fafahyay Hanbalyo dhamantiba ❤❤❤
@musemohamoud2429
2 ай бұрын
Xasan shiikh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢
@AliAhmed-oy2pb
2 ай бұрын
Xasan dowladnimo marabo
@WaabariXaaji
2 ай бұрын
Waa runta caliyow ani waxan isleyahayba madaxwaeynuhu ma fayooba masked ahaan wana Somali babi in iyo dadkale u adeegis waxiisuba
@osmanmohumad.
2 ай бұрын
Ali xaraare waa caaqil
@nayomia3267
2 ай бұрын
Cali Xarare Djibouti maxan ka sina😉🇩🇯
@CabdinuurSanka
2 ай бұрын
🇩🇯 malaha miidin af garan 😂
@djamasa5235
2 ай бұрын
Nacayb gaar ah ayuu uqabaa Djibouti 🇩🇯
@ahzaabibrahim7951
2 ай бұрын
Wa toxic uqdadaysan oo Bukao qadiyada canfarta ka dhadhicisay
@Abdulkader125_
2 ай бұрын
Ali hareere waaa ahlu naar qabiiliste ah wlh nacladii korkaaaga ha ahaato ali hareere adoo hassan san ku dhagan ayoo wadanka toosinaya birmada hassan Shikh
@bashirabdihirsi766
2 ай бұрын
NABAD SUGIDA MUQDISHO BISTOLADA XAGA DANBE BA GELIÝAA SHAADHKA WAA LA LAABAYAA SI LAGUU TUSO WALAGU FAANAA
@HassanAli-zp6nn
2 ай бұрын
Waxaas nabad sugudi miyaa hee bustoolada shacabka ku hanjaba daqiiqad daqiiqad ula soo baxa 😂
Kk kkkkk kkk Warkaasi waa xaqiiqa Ishaad kaga xereysay caliyow
@user-jr8fv3rj7y
2 ай бұрын
Ilaahay dhaartiisa haka muujiyo
@cabdikarincusman2401
2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 habar shiish dhimatay gacanta kuheesta
@OsmanAbdikarim
2 ай бұрын
Maahmahayada iyo waayaha taagan sidaad u qoyastaa walale
@baashe09
3 ай бұрын
Ali Salaan ka Dib Taariikhda Dadka Shaashada ugu qor Afkaba ha ka odhan
@user-lx2rc1rz6w
2 ай бұрын
Hawiye inuu is xukumo madhacayso.😢😢😢😢
@maryamadirie8722
2 ай бұрын
Wallaahi waayaab waa calool xumo
@crisaaq3877
3 ай бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin from awdal state soomaaliya waa muqadas guul guul Somalia turkey and Eritrea 🇪🇷 Well come Well come Well come Well come Well come turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 sea Somalia 🇸🇴 Insha allah aamiin 🇪🇷 🇹🇷 🇸🇴 scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha allah aamiin 🇪🇷 🇹🇷 🇸🇴
@user-fb8hl5xx4d
2 ай бұрын
The legend 🙌 ali 😂😂😂
@mohamudmohamud6429
2 ай бұрын
Sleepy joe
@AxmedDuufaan-uw3sb
2 ай бұрын
Kaftanka siyaasada ee soomali American TV waa barnaamikka iigu xiiso badan kaasoo cali xaraare marka soo bandhiga sawir aad u cajiib ka bixiyo lkn ninkii maalintaa markey dhaliil thy uu aad dhibsado ninkii uu bogàadinayona wuu jecleystey sheeko ama dhacdona ayuu laxan uga dhigaa .
Cali waa ku jelahaya waan ku daawadaa ee ha xayeyasiin juba jaan waayo waxa fiican. Ma qabataan waa lugooyo
@ilhamahmed6787
2 ай бұрын
Asc dear brothers
@cibadocabdi9401
2 ай бұрын
Haa waa sax in aad waqtiga sxdo waayo sider baanu ku ogaankarna in uu barmamshku yahay mid Sandli hore iyo mid cusub
@mohameddhaqane8614
2 ай бұрын
Mesha kaliya isbuuc kasta aan xadiro waxan ku biiray kalsan tv 22 .6..2016 Mamullada kajira soomalia waxa ka mid ahaa nabad geliyada ilaashada marka uu shacabka gadoodo 😂😂😂 Ali
@abdisheikhmohamud904
2 ай бұрын
Yaasiinoow jooji qosolka macna darrada ah
@CabdinuurSanka
2 ай бұрын
Bilaa Yaasin yare baraamijka waa boring. Yasiin Yare is well informed.
@abdulahicindag
2 ай бұрын
May 15 waaye xaraara ka saxan
@Jama-ny3xy
3 ай бұрын
Kkkkl saxiibka asaga oo madobaa baa blue kadhigtay😅😅
@Ismaaciilreermiyi
2 ай бұрын
Shacabka Garajisoow waxa Loo Xidhay help Aragsan Waxa Loo Xidhay Muuse Biixi Ssc ma Qabsan Karo Lkn Garajejisoow Muuse Doorasho Ma Dhacayso
Cali xaraare waxa aan kaa helnaa waa xog muhiims oo aan ciyaar eheyn markàa sidaa u ogoow
@nasrocalixussen9803
2 ай бұрын
Nacalatullah caleyk cali xaaran cali kadaab CBB
@Cadar49
2 ай бұрын
XASAN SHIIQ MAXAMUUD PRESIDENT ❤
@yuusufsheikali9712
2 ай бұрын
Waxagu kaftan maaha ee waa in aad adigu ka maskax badantahay dadka xukunka haya hadaad dooneyso inaad wax toosiso keen meesha qof kula dooda oo ka daa dadkaan kuu camiraya ood.mushaarka siiso
@user-tk3np3qe9d
2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 wa runta aqoon dood maleh lakin raago intan media dawatay ninkan cali ani un idhagayso wa nacaasnimo
@hallad598
2 ай бұрын
Waa ayaandarro in aadan fahmin magaca barnaamijka. Barnaamijku ma ahan dood ee waa kaftan dhable siyaasad ah. Wadamada reer galbeedku barnaamijyadan oo kale waa ay leeyihiin waxaana la yiraahdaa (satirical shows).
@user-tk3np3qe9d
2 ай бұрын
@@hallad598 reeer galbeed wax diin ah ma haysto lakin adaga ka muslim aha yaa ku fasaaxay inaad dadkale wax ka sheegto ...ama kaftan ama dhaba waxay toona ahado
@hallad598
2 ай бұрын
@@user-tk3np3qe9d saaxiib adigu halkan maxaad ka soo doontay? Haddii aadan jecleyn kaftan dhablaha dee ha daawan. Waxaagu waa "bakhtiga ma cuno fuudkiisa se waan cabaa".
cali adiga sxbka waa idin salamay inta kadib ad waxa uga hela sida ujeceshaahy sida xasan inad waxwakiba dusha saratoh waxana ku iri sida shekadan fbi ah ad mesha uga samaysayhhh shekadan ninka ay sida orginalka ugu dhacday waa aniga hadana ma aqan sida ad kuheshay😂😂
@jamayasin2155
2 ай бұрын
Kkkkkkk Wallaahay Gabadha sida aad ula hadashay ayaan la yaabay very Cleaver dabin ka bood ah ayaad ku noqotay
@daudali2592
2 ай бұрын
Wiil yar o laway hadana ladilay ayaa somali dhexdeeda ka dhacday wax taas ka xun oo somali dhededa ka dhici laha ma jirto lkn somalidu dacdoyinka qaar qabyaalad darteed ayeey u buun buuniyaan nasib daro
@xamarey8143
2 ай бұрын
caliyow waan ka ilbaxsaneyn loodkii sideetanaadkii ayaan aheen waxaa naga sii ilbaxsanaa loodkii 70 aadtanaankii war1ado ayaa laysu qori jirey oo ama saaxiibtaa ama caruuta xaafada loo dhiibi irey waxa hada socda jeceyl ma aha waa dhaqan xumo iyo caado iyo diin la aan yarkooda iyo kuwaa weynba
@mowtrucker3921
2 ай бұрын
Hhhhhh dadka 5 tii qofba 3 ayaa waalan ee daawdii depression ka haloosoo boobsiiyo bal mxa kagaley 2024 iyo 2023 hadalka fanka kaqaado siina soco walal. We always busy something doesn’t make sense.
@user-di6gf5vw1y
2 ай бұрын
macalinka dugsiga garecisu ama inad soqadato wa khalad
@somwayptyltd7634
2 ай бұрын
Sxb sida roobka lloo sameeyo ayaa hadana daruuraha lookala cayrinkaraa wali ma aragteen diyaarad cirka fog ku jirta oo dabadda qiiq kasii daysa taas ayaa kala cayrisa daruuraha
@mohamedfarah1269
3 ай бұрын
Caliyow tariikhda sanadka ama malinta markaas lajogo aad bad ugu dhibantahay ad bn kugu fiirsaday😂😂😂😊
@user-fb8hl5xx4d
2 ай бұрын
Ali dadku kuma fahansano siyaasada 😂😂😂😂
@safamarwa3597
2 ай бұрын
Xasan dulmigii uu buuxsaday ayuu ladaalay
@axmedaxmed5455
2 ай бұрын
Xamse aad ugama hadashid calaw ee ma hoos iiga dhig buu kuyidhi
@fos343
2 ай бұрын
Xasan waa la soo diraye toloow yaa soo diray??🤔
@user-fn5kj7db4x
2 ай бұрын
Somali waxa ka fiyowba waa Muse bixi iyo Hassan Shiekh Maxamud dal xoreeye
@xamarey8143
2 ай бұрын
waa xaaji cali burco oo wasiirkii warfaafinta oo lagaxoogey warfaafintii uu qabyaalo tunka ku wato baryaan ma aragno waxaa noogu dambeysey isagoo golaha sare galey sheegooyinkaas oo kale ayuu noogasheekeyn jirey tan labaad adigoo aan ka leehleexan xasan wuu jiran yahay madaxuuna ka jiran yahay cid u naxdana oo daaweysana ma laha marka waa iney soomaali iska qabato
@CabdinuurSanka
2 ай бұрын
😂 😂
@MohamedMohamed-vr1gj
2 ай бұрын
See ,12 🐐 goats were got stolen from a little town from Missouri!
@baaseaxmedbaashe9982
2 ай бұрын
Wakhti Hore ayaad noo sheegtay aaraartaa ee mid cusub keen
Пікірлер: 200