Kii badala midkood na ayago kale bu noqon , maadama qabiil kasta midkooda ugu fiican awoodas helin e midka ugu qabqableysan bas ee ba indha adeygas qaba madax weyne ku hamiya
@asiyaberger7719
2 ай бұрын
@@Professor4555Afartaa uu Yusuf. X sheegay horta Somali oo dhani ha isugu tagto! Ka dib aan aragno isbedelka dhaca. Be Optimist, oodo siday u kala sareeyan baa loo kala qaadaa.
@khadijac9841
2 ай бұрын
Dee waxad Allah kabariday maad sheegin laakiin waxan leenay Allah hasoohadeeyo xaga hatuso waa madax soomaaliyeed
@abdifatahomarhussein95
2 ай бұрын
Wa afarta hoor jooge o u daran
@musemohamoud2429
Ай бұрын
Xasan shiikh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii Aaaaamiiin
@superfun1819
2 ай бұрын
Reer maakhir Soomaalinimo aaamina dhulkina dhiista 🇸🇴 reer maakhiirow
Maxaa xasad iyo hinaase-bilaash dhibaato ku haya Alifaqash
@AbdisalanHassen-bn2lx
2 ай бұрын
@ALI Abdi Hirsi Ali Herare Yaasin Ducaale Qoslaaye
@user-zt2ip8je3e
2 ай бұрын
Waa runta waan dhagaysana. Allaha nooka daayo.
@ismailalihasan9519
2 ай бұрын
Yasin & qosolkaadii waa loo xiisay
@Hajidulmidiid
2 ай бұрын
Arinta nimankaan waa jufo niic.
@user-fb8hl5xx4d
2 ай бұрын
The legend brother ❤
@IbrahinCalimaxamed
2 ай бұрын
Asc cali Burco hargargasakadaran gaajada
@ruqiyadihad3624
2 ай бұрын
Dadku waa dad wallalo ah oo iskudhexenolaya ilahow danatoda garanasi😢😢😢😢😢
@MaxamuudcabdiraxmaanMaxamed
2 ай бұрын
Maakhir state caawa ceergaabo gilgilshee ma badhan baa loo daahayaaa #Guul #maakhir🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@user-wg9cr9md8r
2 ай бұрын
Ascww Subx wanaagasn oo wacan dhamaantiin Cali xaraare &Yaasiin Ducaale waa barnaamisha aan aad u daawado waxaad ka hadashaana waa Runta Allah idin barakeeyo Arsaaqada cafimaadak awlaad aamiin aamiin 😂😂
@fatimasagal1584
2 ай бұрын
Aniga reer badhan diyaaradas hana dhaafto awal wax kama faaiidayn ilahow ha nagu soo celin
Burco ninka jooga og xaaladu serious beerka dhulka lagu haya ilahay ha sahlo🤲🏾
@ianmohamed8368
2 ай бұрын
Kani indoor buu U naagayaa Maakhir waa putland gobol ka mid ah. Jooji after isku dirka putland Iyo warsangeli
@CabdiXaashi-gy6fv
2 ай бұрын
Dhulbahante hanjabada ugubadan sameeyaa
@user-fr8kw7vy9m
2 ай бұрын
kuwaasha dhulbahante
@abdillahiahmed6963
Ай бұрын
Wan idin salamay dhaman bahda somali american tv Ali Abdi xersi Ali harare iyo Yasin ducaleh iyo yasin abukar badri cisse iyo farsamo yaqan ka somali american tv iyo xogmaal deeq darajo...
@xaliyamohamed5223
2 ай бұрын
😂😂😂😂😂makhiir iyo putland ❤❤❤❤❤❤
@safiaalim240
2 ай бұрын
😍💞👏
@nasrahassan921
2 ай бұрын
13ka Nov weeyaan doorashada hadday dhacdoba
@sadaammohamed43
2 ай бұрын
❤
@farhanqalib5481
Ай бұрын
Horu Mar looma looma jeedo sidaa ku dhamaada warsangeli wax cuna oo ku dhint cuno dusheeda idinkoo fadhiya meel baad
@user-nz4hj5ri9i
2 ай бұрын
😊
@deqaabdi9740
2 ай бұрын
Calan wa sanam bal ma sanam ba wax tari
@zulfafara3919
2 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@abhayb7723
2 ай бұрын
13/11/24 doorashada SOMALILAND insha'Allah.
@ahmedjibril5218
2 ай бұрын
Cali Xaraare Waa Sxb Qaali ah oo aynan is Aqoon oo iisoo bandhiga warar iyo Barnaamijyo dhageysigooda Wax uun i tara haba yaraatee
Sir Ali Ha illowin hadalkii horaantii 60 oo ahay Qof waliba waxuu gabaa Gardhow la tagahayaa .
@ibrahimsuldan-gz6uy
2 ай бұрын
LabaYasin iyo laba badri
@ayaanleabdule4715
Ай бұрын
Asc Asxaabeey Cali Yaasiin wuu ku saac sadaa waxa uu aamin san yahay hadaan Yaasiin la helin Barnaamish ka Cid Fiirsan maay so.
@user-ul6fn9ie6q
Ай бұрын
Soomaaliland waa ka dhab kuwa Europe iyo America jooga ma waxay u bahan yihin entertainment wadanimada waa ka dhab soomaali haday sida soomaaliland dalkoda u jeecel yiin soomaali oodhami way hagaagi laayeen
@Borama1960
Ай бұрын
He is just jealous of the love Somalilanders have for their country. Look listen to the crazy thing he said. How does he know that every single Somalilander is there for the solely for entertainment purposes. Generalizing is a fools game. But when the man is two-faced, he is usually envious. Ali hates Somaliland and will always try to downplay their love and respect for their nation. Jealousy and hatred is Ali.
@abdirahmanjabir3529
2 ай бұрын
Damal jadiid dawlad mahan Wa jamciyad tugo ah Mahadsanidiin
@abdirashiidqaliif
2 ай бұрын
Horta aad iyo aad umahadsanitihiiin bahda somalia American tv Marka 2aad barnamijka kaftanka siyasada isbuuciii 2maalin kadhiga
@ahmedfirato4247
2 ай бұрын
Kkkkk waxbaa kadhacay kkkk
@abdideeq1843
2 ай бұрын
Say iskula helan Ayan ka yabay
@mukhtarmaxamed5357
2 ай бұрын
Waan xiiseeyaa barnaamijka kaftanka beentaa
@mohamudahmed3693
2 ай бұрын
Ali xarare nin runta ku kaftama awoow gaa lagub
@fatimanour9793
2 ай бұрын
Waar Hooy Puntland Kadaaya Iyo Tolka Waxaad Kawadaan Wa Ognahay Xasan Qasayo Puntland Ee Cagaha Dhulka Inodhiga Labadinaan Horgal Ka Fariista Tolka Iyo Puntland ba
Waxan warkan toos u gaarsiinayaa yaasiin ducaale Howshii aad daadihineysey halkaa ha kaga harin intaas kuma Ekeen in salka dhulka loo dhigey rabtaa oo maamul dalka iyo dadka reer Maakhir u adeega meesha uu Ali meel yar oo Ilko lagu hagaajinayo uu iidheh u sameynayo maakhi ku bedel dheh insha alaah
Пікірлер: 181