Marka hore salanta islamka iga hooya اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته Marka xigta waad ku mahadsantin hawshad wadan bartaana kaga haya. Waxan jeclan laha inaad kusoo dartaan dagalka Ethiopia kasocda iyo wax yeelada uu ku yeelan karo somalida ku nool iyo kuwa jaarkaba. Waad mahadsantin.
@yusrabile8324
3 жыл бұрын
Somaliya waa kalamaan 😂😂✅
@abdiqanimuktarmuhumed3186
3 жыл бұрын
War naga taga tubta toosan mareee. Kudhameyen.
@kamaljr5282
3 жыл бұрын
Kalamaan the best of Somali💙😆
@abdullahimusse2883
3 жыл бұрын
Hadiiii la is doranaayo kalamaan baan dooran lahaaa
@duniyoragecohniijk753
3 жыл бұрын
Qoodhan waa runtiis wuxuu yiri kuwa nolosha ka dhacay baa muqdisho nolol madax ka doonto iska jira qurbo joogta
@abdirahmanalinadara9324
3 жыл бұрын
Qofki ugu horeeyay
@mohamedmohamed-qi4bv
3 жыл бұрын
Xaarmaajo ayaa ugo horeya kuwa mar hore nolosha kadhacey iyo 70 wasiir ee sakhramainta ah al kaholiga duliga iska ceyriya
@sadiamohamed15
3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 ma dhaxdeena ayey ka falagale kkkkk inaan xamaneynaa uheystee wuu nagu dhex jirey
@mohammeddhuunkaal3382
3 жыл бұрын
Qadaad weeynow
@adanyusufaliallhuakbar4152
3 жыл бұрын
FARMAAJOW QATHAAD WEYN U HIILI
@cawilibraahin3243
3 жыл бұрын
Wanay mushakalamaan
@inaraage433
3 жыл бұрын
Koley ciyaarah baraajo waaye kkkkkkk
@adanyusufaliallhuakbar4152
3 жыл бұрын
MUDULOOD MA AQOONSADEY GOONI ISTAAGA SOMALI.LAND
@nimaoabdi7226
3 жыл бұрын
5 sono way kuyartahay 20 ooga dhiga fahad yasiin nogu dsra
Пікірлер: 23