Kkkkkkk caadan cade dad miirqabuu u talin jirey. Wiilkiisa kuwan waalan qoorta ha usurin.Kalaan 👌👌👌✅
@deeqoahmed7878
2 жыл бұрын
aamiin ya raaaaaaabi
@abuqudama4061
2 жыл бұрын
Shariif guul inshaaalah
@mohedaxmedadariadari4866
2 жыл бұрын
Shampoo maashaa Allaah, raggii kalamaan meel bay saartay.
@cabdinasirmaxamednuur5185
2 жыл бұрын
Amin!
@Dal-wanaaje5
2 жыл бұрын
Runtii waa barnaamij aanan jeclayn in ay xalqad kamid ah i dhaafto!. Balse beryahan danbe siyaasadda in aad dhan ku foorarinaysaan ayey u muuqataa, ee karaamaa la ifin hayaaaye dhegta yey idin ka dhiman.
@abdulkadirshire5915
2 жыл бұрын
Kalamaan caadi mahaan
@fatumahassan559
2 жыл бұрын
Aniguba musharax baan ahay ha lay doorto
@abdikariimmohamedibrahim2515
2 жыл бұрын
Burundiga iyaga maxaa meesha ka yaalo
@nrx8684
2 жыл бұрын
Ma sidaan kursi u doonayaan carab la sheekeeystay? Hhhhh Cabdi Mahad waa rageedii
@mohameddiiriye5737
2 жыл бұрын
#N&N
@abdulgaadirahmed9219
2 жыл бұрын
Kow kow kow 1
@cabdulaahibukurow9530
2 жыл бұрын
KNN Guuleysta mudanayaal.
@ibrahimmohamed7766
2 жыл бұрын
Cadule samigiisa halmar halagu matiqaado kalamaan
@ubahabdiomargrundlaggandev6611
2 жыл бұрын
Intow joga C/lle samigis?
@saidmm9953
2 жыл бұрын
Kheyre miyaa maanta lagu dhegan yahay? Ninkii golaha wasiirada shiriyey ee yiri ONLF waa argagixiso ayaa raba in uu hada madaxweyne noqdo.
@axmedhurre8135
2 жыл бұрын
Waar.waabeenalayaal.hamaqlina.tuugta
@Eng_ahmed_Dj
2 жыл бұрын
Hamiga iyo Hiigsiga Aad leedahay Allah ku sahlo wll hadii aad subscribe ii saarto wll qaali waa codsi mahadsanid
@cabdinasirmaxamednuur5185
2 жыл бұрын
Amin!
@Zakibulshawi
2 жыл бұрын
KALAMAAN MAXA IDIIN SHABAAB SIYAASADA MA IDUNA KU FILNAAN WAYDAY
Пікірлер: 36