Gurka in la fududeyo fican gurka dahab iyo in hotel dhowr kun dollars lagu ijaro guriga wax lagu cuno goni ninka goni loga qadaya guriga nagta geysan Laha marka yar tahay sedex kun dollars ku qalabeyn wilasha ma gursan karan walidka wilkoda gabar u gurin raba toban kun dollars ugu yaran inu heysto wa odayasha dhaqan ka ugu Ron labada dhinacba gogosha isagu yimado dhaqan ka gabar ta dhan keda marka lacag la siyo ma wada qatan kala bar uso celin wilka odayasha ka socdo
@MohamedAhmed-mj3tb
29 күн бұрын
SSC-KHATUMO horta maxay uga reebaan maamulada somaliya ka jira, kalamaan waa in talaabo sharciya laga qabada
Пікірлер: 28