7-6-2023 qofkii iya dambeeyo like dhac from Mogadishu xaafada tarabuun
@safiamoh4612
Жыл бұрын
Heestani tiktokta ayaan kasoo arkay cajiib weeye walee 8/7/2023 hadad iga danbayso iso raac❤
@elmiabdalle89
2 жыл бұрын
Cashaqu kufyoo intuu kala jaboo Kici waayaye inaan kula kabo kaa diidayee Old is gold 🪙 2022 👋
@hashimsayid1727
2 жыл бұрын
Hees waxan dhagaysan jiray 2013 Xiliga oo an gabar xiriir fican lahayn xusuus qali ah bay igu leedahay wllhi i miss my Ex 😭😭😭😭😭😭
@elmiabdalle89
2 жыл бұрын
Xasuus wangsan 🥰💯
@Samaan__
Жыл бұрын
Caawa soradiyey tiktok ya ilamida
@maxamedalta7605
Жыл бұрын
Hestaan yaraan teydi jeclaan jiray 2023 dib u helay waqti badan igu qadatay radinteda
@samiiraqaran24
10 жыл бұрын
Imisa ku iri macaaney ku iri,,gacaloy ku iri Imisa kor iyo kugu sheegey hoos sidaan ku jeclahey ma ogtahey kun iyo kow jeer kabadan waxkalase kuu muuqdayo ku dhaafsinaye Caashaqu kufyo intu kala jabo kici waayeye inan kula kabana kaa diidaye..
@maxamedshiine7516
5 ай бұрын
walal ma noshahay 10 years ago baba kasoo waregtay
@ibrozzsiyat473
Жыл бұрын
Mustafe daflee big respect 😢❤
@rufaciterso2409
Ай бұрын
Subax jumce ah 7/6/2024 baan dib usoo raadiyay wan hubaa adna waad soo raadin doontaa
@gmnews7030
4 ай бұрын
I still listen to this song ❤
@anuushmohamud4571
2 жыл бұрын
Heestan waxan dhagesanaya 2021 bisha november 23 ay mareso malihi wax xiriira wan nacay coz dadki wey isbadalen qiyano io hagar damo socota ayey noqden ma rabo inan dhawacmo🙈😭💔
@Kornelsaid
Жыл бұрын
Imisa ku iri macaneey ku iri gacaloy ku iri Imisa kor iyo kugu sheegay hoos sidan ku jeclahay Ma ogtahay kun iyo kow jeer kabadan Maxkalase kuu muuqdayo ku dhaafsinaye Caashaqu kufyo intu kala jabo kici waayaye Inan kula kabana kaa diidaye 😮
@idirissheikh1945
Жыл бұрын
Haisoran kagoo wixi aan kubaday😭
@diindhaarey6938
4 ай бұрын
Arboco 6/3/2024 what a song ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdimajidmahamoud9812
3 ай бұрын
Khamiis 08:12 subaxnimo 22 March 2024 old is gold 😮
@cwalicabdisalan1109
6 ай бұрын
Yaa dawanaya 5/1/2024😢 old is gold waa horaa igu danbaysay cawaa KZitem usoo radsha
@faalbood
5 жыл бұрын
I watch 2013 xasuus gaara inbadan ayaaan raadinayay
@ismaanabuukar1356
Жыл бұрын
Sow adigiin kol hore Markii aan ku rabay rabay aad kibirsaneed Karka caashaqii caashaqii Goormuu ku helay? Kuma aamineeeeee Mise keydbaa kuu yeelayoo Dhibkii aan ka baday Adiguna ka dhereg Udambeey haddaba Caashaqu kufyoo Intuu kala jabuu Kici waayayeeeeeee Inan kula kabana Kaaa diidayeeeeee Waaaaaw
@abdikhani6456
2 жыл бұрын
2012 Markay soo baxday Taleefon Smart phone ah ma wadanin balse X2 ayaa ka dhagaystay Waxay ahayd Mid ka mida heesaha aan maalinle udhagaysto ' !! 10sano ka dib ayaan dib u helay 2022 !! Markii Like saadhidh Haddana dib ayaan usoo xasuusanayaa
@cabdinaaficcasayr5850
5 ай бұрын
2012, ayaan ku dhagaystay gaadhi Maarkeed ah oo Buurta sheekh Maraya, Hargeysa ayaan ku soconnay.
@Yasir_Mo
8 жыл бұрын
Xasus ayay igu beerta hestan, nabar horay ii garay ayay iso xasuusisay, Alla JcYlka maxo Mcn yahay, maxoose kulul yahay Marki aan lagula caawin. ❤️🇸🇴🇸🇴
Heestan beri an ari doontay bay ibaxaysay xiliga an jamcda ariga u urursanyay 😔😔
@zakifunujo2235
3 жыл бұрын
2012 sxbkey qali ah warsame ayey iso xasuusisay heestan aad bu ujeclaaa caku waayaha
@axmedxassan7118
6 жыл бұрын
this song about true me! never forget that history.
@najmamohamed4262
3 жыл бұрын
Cadi mhn
@xaaskadaahirmariacalixusei9053
5 жыл бұрын
😥😥😥hestaan mailawi kari 2016 xusuus😥😥😥ilahow wixii isjcl isku daa
@aminaahmed3779
4 жыл бұрын
2020 ciyaaaal 18 hada thy like 5 July
@Abaasshakeeti3421
Жыл бұрын
Still2022/9/13 time 22:41pm 🎶🎵👂🏿🎧
@samiiraqaran24
10 жыл бұрын
Hadii uu kaskaa kuu sheegey qalad qalad aan kaa shaafiye,, Aniguba kurbiyo caashaqa kadeed waan kasoo mare,, Anigo kashiyo laabta kugu hayaa kaama aan fileyn kala aarsashee,, Kusoo noqde adiguna kadoo ku dayoo haween Ha is oran ka gooy wixi aan ku badey...
@sundusdayp2219
3 жыл бұрын
Waxan dawanaya 1/1/2021 xasuus heestan😭😭😭
@wardahussein7105
3 жыл бұрын
🤒🤒😂😂😂😂😂😂😂😂😂 anigu cawo
@sundusdayp2219
3 жыл бұрын
😢😢😢😢
@salwahaji1082
11 жыл бұрын
woooooooow waa hees aad u macaan 👍
@mudubhaiproduction4499
3 жыл бұрын
2012
@maxamedyare562
5 жыл бұрын
Yaa dawanayo 6/7/2019
@mahamutt20
Жыл бұрын
St..7.7.2023. Ana dhagaysanaya
@cabdinajiibabokor2455
11 жыл бұрын
woow waa hees an cadi ahaayan
@SuugaanSafaari
Жыл бұрын
YAA salaam we can't stop watching this
@abdihassan2630
7 жыл бұрын
hees mashaa allaaah
@ahlamabdi2536
8 жыл бұрын
I like this song
@abdikanimacalim9745
6 жыл бұрын
Walee hestan wan jeclhy xasuus dheer
@hamzaalimaalim6742
Жыл бұрын
4.7.23 time 17.38 Tuesday evening inti igadambeyso wanidhinsalame❤
@m.shaanichannel877
7 жыл бұрын
masha allah abti mustafe cabdullahi dafle,nolow
@maxamedqorane2484
8 жыл бұрын
wah wah sad Ayaan ogahelaa heestan waana igudheeryahay runtii afkiina caana laguqabey fanaanen Aa kaladhicin igadheh
@maadcommunity590
5 жыл бұрын
Still am watching 2k19😍
@ibnuazaan2723
6 жыл бұрын
wuuun nice song kaltun bAcdo
@saadom5664
6 жыл бұрын
Wooow🌹
@khadija0086
Жыл бұрын
3/3/2023
@fmfootball9225
2 жыл бұрын
Ya Daawanayo 20 02 2022 yaranteydi idaacada ayan ka maqli jiray.
@maankadeeqa2486
4 жыл бұрын
2019 8 29 busha iyo xasuus hore heees iyo bar
@saacidmaxamuud500
Жыл бұрын
Waan xasuustaa heestaan wlhi 😢😢
@layaalijamal5411
8 жыл бұрын
wwwwwwwwwwwww .inabo caadi maahan💓
@CimraanCabdinaasir
3 ай бұрын
Still 2024🤤🫶🏻💕
@juniorcarte963
4 жыл бұрын
I like
@sadiomohamoud1603
2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️
@mudumudii912
Жыл бұрын
Waqatikan heeso hora ku cusub tik tok 🎉❤
@ak-kasim
8 жыл бұрын
asxan hees kaltuun bacado calaacal badanaa
@baashiyare265
4 жыл бұрын
Hestan xasuus gooniya ayay iiladahay jclkuna waa cudur ama progran
@mohameddahir130
6 жыл бұрын
Caadi mmaaha
@maxamedibrahim2768
6 жыл бұрын
xasuus wlhi 2012 waqti an damashaad ku jogay dagmada afgoye iyo manta o an dalshisheye an ku sugunahy...... xasuuuuuus......... mstfle dfle iyo fananada reer djabouti
@farxaanabdi3522
6 ай бұрын
Hestaan waa telephonka iyo aaladuhu iska yaraayen oo aan yaraa ayan bartey hadda ayan tiktok erayo kamid ah arkey xasusteydi hore iyo tixraca tiktok kadib yutube ka heley iyado dhamestiran
kaadidaye samigayga dafle guulayso nagti iswasha sana udanbayn kkkkkk
@hassanbuldi6868
5 жыл бұрын
Wllhi heestn xasuus ana ilaawi karin igu leedahay
@wardahussein7105
3 жыл бұрын
😭😭
@samiiraqaran24
10 жыл бұрын
Sidaan kuu tabee kugu xiisiyo kalmadaa itiri waa kaafiyo kala dheeriyee sow adigaan ka darey Naftaan aad kudigan kaama maaranto wee ku jeceshahe adne care garey kali ha uga tagin
@sadaamaadam4515
2 жыл бұрын
Maxaa ka dambeeyey Wixii aan kabaday Adiguna kadhereg Oo KU dambee hadaba hh
@IfraxSilig
Жыл бұрын
Hestan waxay igu ledaha xasus an cadi ahay 2012 ano mar Kas so kacay Baan waxn jecladay wiil Wana jcylkaygi uhoreyay iyo kaygi udanbeyay 2020 Wan Kala harnay jcyl Dan be ma amino sidaa kutabe kugu xisay iyo kalmada itirih waa halka eray oo an mar walba ku so celcesho Ila iminka💔😭
Пікірлер: 111