Maanta anigaa ugu soo horreeyay. Fadlan haddaad quraanka jeceshahay Love saar. Ma jiraan 2024 dad waxaa soo qori doonaa? Lol Boqortooyo
@Naado_moha8382
5 ай бұрын
11/2/2024😢😢😢wax bdn baa kusoo ceshceshte 😢😢😢
@yaasinabdi5977
6 ай бұрын
Khaalid kaamil wuxuu inoo sheegay inuu is heli karo markuu lumo Waan sugayaa markuu is helo ee uu ogaado in adduun kanka laga caraabaayo insha allaah waxaan u rajeynayaa inbadan buu codkiisaa wanaagsan dadka ku maa weeliyey ee inuu illaahayna ku raali galiyo codkiisaa oo uu ama iimaan noqdo ama mu addin insha allaah wanaag baan walaalkay uula niyooday
@hamse384
6 ай бұрын
Axey ax waqtigeedii bay soo baxday heestani ano xaalado cakiran ku jira lakin samraa sadkii bu helaa wnka bixi inshallah ilaahow qof walba oo laabta wax ka dareemaya oo hami ka dhex guuxayo ilaahow u rumee😢❤
@dajiya9270
6 ай бұрын
Ma hadal un ba la wdii ilhow qof wlpa adaaa arkaye hlku la ciilanyey ka cil tir aaamin😢
Legend waxaan ahy hesta qof kii ugu horeye ee arko waxaan kasugaa like 👍 😢
@saedbedri7622
6 ай бұрын
khaalid kaMil Fan aad adi ka maqan thy wlh wa pila dhadhan what a Pure Talent❤
@Ahmedmohamed77883
19 күн бұрын
21/6/2024 ayaan sobooqday waxan rajeni hadu ala idmo 21/6/2025 inaan dib ugu so laabto iso duce wll hadi aad fariinteyda in uu ilaahey Africa sifudud iga saara adigana xita uu kaga sara wa hadi joogto
@abshirali2945
5 ай бұрын
Adunyooy ilaapkacshay😢 Wllahi heestn mrkn mqlo xldaha hda jiro ayey ka turjumyzaa u shaqzi wlpo si gooni ah ayuu u Daremoya😢 I.a ani io inta kle o wx tabyzo maalin wn heli doonaa😢 Inta muraadka leh illahy ha sahlo oo ani ka mid ahy❤ 14/1/2024😢 moment of History.
1/13/2024 Aduunyoy ilabkacshy 😢 aduunyo 😢 Wax ku sugnahy muqdisho wxahy qof aad u murog badn laga soo bilbaho sandkii 2019 ilaa mantadan wax ahy qof niyd jabsan oo farxdii ka gudhay wlhi marky dadku i arkan waxy ii qaban qof nolsha aduunyo dhan u dhamystirtahy lkn nolshyda dhabta wan ka fogahy farxd io wax lamidah 😢 si kastah oo an iskugu qanciyo inaa farxd heloh waxbn tabanyh oo nafsiyn bana u xanunsady heer wqx maryah an kala garn wayay ina farxsanhy io in aan murgysnhy 😢 waxn u malynyah nftydyda waxy door bidysah dhimshadah 😢 yaa allah
@abshirali2945
5 ай бұрын
Sorry 😢wxd tabyzo wd heli mlin un❤
@mohamettgurey4661
5 ай бұрын
Mar walba ood allah u dhawaato wll waxaad la kulmaysaa farxad badan fadlan alle u dhawaaw mar kaso
Waqtigu ha layliyee hadaan yara Luudi laah is heli karo laabta gali 😢😢😢 26/6/2024 iso duceeya sanadka dambe waqtigaan oo kale inuu alle ariimaheyga ii surta galiyo ax 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@BaariyowAnigoow0
6 ай бұрын
FV SINGER🎉 Waxaad Mooda Waaqaca Jira In Ay Ka Hadlayso Heestani.😢
@abdullahi1953
6 ай бұрын
KHAALIDOW Heestani vadio ayey u qalanta what a singer. Goat❤️🐐🔥
@AxsaabCismaan
6 ай бұрын
Intuu khaalid kaamil joogo fanka haw biqina.🔥🔥
@user-us2dy3ue1r
6 ай бұрын
Madaxwaynaha Mucashaqiinta Best somali singer
@deeqocadarcali9616
6 ай бұрын
Emotional noqda😢😢hees way dhafta markan yaro liico ee wayuhu ii liciyan nin litiyo imale qofan libta gari Karin wah wah😢
@ismacillapasta138
5 ай бұрын
Wa xaqiiqda
@nasteehoabdirzakmohamoud
6 ай бұрын
Aduunyoow i laab kacshaay Waxa tahay laamaddood Meelan aad loogu ladin Markan yara liico e waayahu Iyar leexiyaba Nin liita iyo iimalee Qofan libta gaari karin😢 Markan liiban helee caleemana La ii lulana Libaax iyo iimalee Ladnaantaba Ruux iska leh Waqtiga hay leyliye Hadaan yara luuli lahaa 😢 Is heli laabtada gali 😢😢❤ Heestaan waqtigedi bay timid😢
@ifraahsharif1239
6 ай бұрын
waqtigeeda timid 11/1/2024 😭💔habeen saxibteyda aad nolosha ugu adkaatay oo is dhiibtay heestaan iyada ayeey ku socotaah wlhi waad is heli laabtaada geli Hooyo😭💔
@wariyejaceylow4273
5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢@@ifraahsharif1239
@Kafi_adde
5 ай бұрын
Markaan Yara Liico,e Waayuhu Iyar Leexiba Nin Liitiyo Ii Malee Qofan Libta Gadhi Karin😢😢😢😢 14 January 2024 Exam Day Sunday 🌞
@anuushmohamud4571
6 ай бұрын
Heesta qiiro iyo beer qabad weynaa😢🥹
@barcashorts8902
6 ай бұрын
Waqtigu hai leyliiye Hadaan yara lumoo Inaan is heeli karo laabta gali❤... 12-01-2024 15:00 duhurnimo
@maxamudcabdulaahi5053
4 ай бұрын
Markaan yara liico e Wayuhu i yar leexiba Nin liitiyo ii malee Qofaan libta Gadhi kari 😢🥹 12 February 2024 Monday 17:10 😭🥹
@user-ho3bt4if2d
5 ай бұрын
heestan hedee 1m gaarto like saar😢💔
@user-cs9wv9ve8v
6 ай бұрын
Dhalin Yaro Mrka Hore Qalpiyada Allaha Idin Qaboojiyo Waxadna Ogatan Xldaha Adag ee qalpi jabka ama nolozha qaybaheda kale ka dhashtana ay dhmanayan🥺wllkei ama wlshei waxa ku sugaya malmihi ugu qimaha bdna nolozhada i aamin xldan waxay ku noqon donta mid ad khibrad iyo wayo aragnimo ka qadato wax bdna ka sacidi donto waqtiyada so socdo✍️ Waqtiyo adag dhan walbana iga so wajahay wan so maray an xita ku sigtay ina is dhiibo lkn alhm hada waxwalbo waxay iigu socdan sidan u rabay Allah subxana Qadira ku mahad Leh❤ Arimaha ku salesan darenka jcylna way xanun bdn yihin marke kugu xumadan ayado waqtiga iyo wayaha ku dhagan yihin wana xldaha ugu adag ee ka dhalin yaro ahan aan marno🥺 Ugu danbeyn waxan xusuusanaya cwa anigo sacado bdn hestan kuso cel ceshanayo aqrinayana commentiskina wada emotionalka ah🥺xldihi an kaso gudbay z.kle idin rajaynayona waxwalbo qurux bdn❤ Alhm mnta waxan haysta waxwalbo z.kle poqorad👸qiimo bdn waxwalbana ii noqotay shaqsiyadeda iyo ilaa xadka uu dhamestirayna anan qormo iyo qoral kuso kopi karin baa garabkeyga tagan rajaynayana in aan wada midowno i.Allah😍 Wll mcn mhdsnd sida dagan ee aad qormadeyda u aqrisatay frxd warta kuu rajaynayaa🥰
@zaleepaancabdi2051
5 ай бұрын
Sidoo kle wlllo🥺
@hamse384
5 ай бұрын
Sido kale brother wadku mahadsantahay dhiiri galinta qurux da badan aad noosoo jeedisay alle haku sharfo qoskana alle haku barakeeyo
Heestan marka dhageystay waxaa Dareemay inuu Jiro Qof iga maqan Oo Aan rabo inaan Laabta Geliya inuu Jiro Sxb naxariisaha Aduunka Loo soo dejiyay Jecaylka ka mida
@realonearthangelofficaldivardw
5 ай бұрын
Fanaanka sanadka 2024🥰🌹
@hakiimcr9451
6 ай бұрын
One of the best talented boy😊
@ahmedabdi4995
6 ай бұрын
In heesaha muuqaal waalan oo iska anshax xuma ah lagu qurxiyo saan ayaa ka wanaagsan. Waan rajeynayaa in fannaaniinta hibada sare leh ee qaab kan ku dayan doonaan weyna mahdin doonaan.
@Heesawistudio
6 ай бұрын
Boqorkaa codka khalit kamiil 🫡
@SucaadCali-uw1ff
5 ай бұрын
Aduunyoy laabkacshay Wxad thy lama dood Meelan aad logu ledin😢😢
@Alisacudi
5 ай бұрын
What a emotional song 😢😢😢😢
@user-do7wo2xg1v
6 ай бұрын
All the best kaaalid kamil ❤
@Abdikamilarab
6 ай бұрын
Aduunyo- i laab kacshaay Waxaad tahay laamaddood Meelaan aad loogu ladin Markaan yara liico ee Waayuhu i yar leexiyaba Nin liitiyo ii malee Qof aan libta gaadhi karin Markaan liibaan helee Caleemo la ii lulana Libaax iyo ii malee Ladnaantaba ruux iska leh Wakhtigu hay layliyee Haddaan yara lumo innaan Is heli karo laabta gali Erayada & laxanka khaalid kaamil Music-ga mustafa karaama Qoraaga abdikaamil carab Heesta ku xigta tan erayada qayb ka mida Adoon dhoofin dal dheer tagin Daxiis dhaamo dhulkeen jirin Ila dhis reer dhig iyo udub adag
@nasteehoabdirzakmohamoud
6 ай бұрын
Aduunyoow i laab kacshaay Waxa tahay laamaddood Meelan aad loogu ladin Markan yara liico e waayahu Iyar leexiyaba Nin liita iyo iimalee Qofan libta gaari karin😢 Markan liiban helee caleemana La ii lulana Libaax iyo iimalee Ladnaantaba Ruux iska leh Waqtiga hay leyliye Hadaan yara luuli lahaa 😢 Is heli laabtada gali 😢😢❤ Heestaan waqtigedi bay timid😢 10/12023😢
@ugaaz
5 ай бұрын
Hadal Rageed 😊. Waad ii hadashay abwaane
@sucaadcilmi9175
6 ай бұрын
Axsan hees ereyada, laxanka, iyo codka
@bashkaahmed789
6 ай бұрын
Khaalid kaamil boqorka fanka 🔥🙏🏽
@nuurdheere
6 ай бұрын
Erayada Abwaan khaalid kaamil
@haruunbey2203
5 ай бұрын
Wlhi Ben ma ahn 😢😢
@user-fh3eg3fw3p
6 ай бұрын
10/January/024😢❤
@user-zp6qx4sh9c
6 ай бұрын
Markaan libaan helee Caleemo la ii lulana libaax iyo ii maleee ladnaantaba ruux iska leh😭😭
Пікірлер: 148