Ustaad sidee ayey hindiya nuclear ku samaysatay???????
@maxamedaaamiin5782
2 жыл бұрын
magaranayo ma kamaal marjaanbaa leh janalka mise qof kle lkn waxaan u socdaa ka jawaabista hadal i gil gilay oo aan ku dhex maqlay muuqaalka waana hooyo guri joog ah 😓 hooyo inay guriga joogto oo ay caruurta tarbiyadayso oo ay halyeeyo soo saarto waa mida islaamku ina faray lkn in ay shandad yar la cararto oo xafiisyada raga ay u shaqeyso marba lagu qash qashaadaana waa dhaqan gaalo ka digtoonaada soomaali iyo muslimiinayba inaad tidhaahdaan hooyo guri jooga idinkoo yasaya lkn waa in aynu ku faanaa hooyo guri joog ah
Пікірлер: 4