Keyow wa legend runti wuuba kala kacsaday hoyadii fanka
@cabdirahmaansiciid7723
5 ай бұрын
Lgn. Qadar keeyow welcomTu HARGEYSO CADEY❤
@MariahAbdi
4 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@axmedapdikariim-g5c
20 күн бұрын
❤❤❤❤
@Creativegirllss
5 ай бұрын
Waa tegistiisii dhor bilod ka Hor waa Been ciidii ma aha,waayo heblayo genyo Nairobi Bay joogtaa,😂😂😂😂kashkana muqdishu joogey ciidi
@karimhasan8967
5 ай бұрын
Ma team qasqaski barortun kujiray baryahanbad ka mid ahyd 😂
@somalimusicport
5 ай бұрын
Wow legend always legendary
@naimaabdi3876
4 ай бұрын
Waraa xoolo waxaan waa qalad laakiin qadar keeyow respect mashaa Allah xoolo bari adigana filo marx 🤨🤬🤔
@albertoyahya
5 ай бұрын
no qasqas just legand all ways is legand😂😂
@MA-rf6sg
5 ай бұрын
waaa baa pink saan balarkaa, qas qas uu marsadaa dhilada
@IdilOmarMahamoud
5 ай бұрын
Nice nice🎉
@mohamedaliahmed3419
5 ай бұрын
Codkan hadaad si fiican u dhegeysataan maaha codkii keeyow balse in kastoo heetu tahay codkii iyo laxankii alle haw naxariistee Axmed gacayte yuusuf, hadana codkani waa kii uu heestan ku soo duubay mudo dhowrsano laga joogo King Khaalid oo imika mudo fanka ugu dambaysay ninkii raadiya cajaladii King khaalid iyo codkan uu isa saaray waa the same.
@Marwaanyare4221
4 ай бұрын
Codkan khadar keeyow weeyi yaa ku dhahay maaha king khalid heesta mar hore uuqaaday eegana khadar baa soo cusboonaysiiyy
@mohamedaliahmed3419
4 ай бұрын
@@Marwaanyare4221 kkk sheekadaadu waa hadan kooyaa waar heesta labadooda midna ma lahayn heeskan waxa iska lahaa Alle haw naxariistee Axmed Gacayte yuusuf lkn waxanu ka hadlaynaa waa in codkii uu ku soo qaaday king khaalid oo in uu ku qaldayo sameecada lkn heeska meesha saarani uu yahay kii king balse uu sameecada uun afka noo soo saaray khadar
Пікірлер: 15