@@balwadahadhalinyaradaiyota9407 abwan maxamed cali kariye aya iska leh midhaha sxb
@daruurcuratay1969
2 жыл бұрын
@@balwadahadhalinyaradaiyota9407 Miraha waxaa lahaa Maxamed Cali Kaariye. Micnuhuna waa Afsoomaali ee Ereyada aadan fahmin soo qor si laguugu fasiro.
@user-tu7ey4po5s
3 ай бұрын
Wah wah Waxa hesa Wana hesihi hore ereyadi maxamed cali kariye mama khadijo nolow mahadsanid
@AhmedHassan-ed5ue
4 жыл бұрын
Khadiija foodey waa fanaantii qaranka
@hassankhadarmohamed584
4 жыл бұрын
Heestan in badan ban raadiyay lakin waga youtubka kuma jirin waxa dhacday wakhti aan hargeisa joogay 2014 wiilal dhalin yaro ah oo meel kaba ku balasheeya ama caseeyayal ah oo heestan dhagaysanay ano kabo ka balashysanaya wan ka helay heesti aad gadhiga ku dhagaystid ee ka qaado ban isidhi way ii diiden xata iga iibiya oo aan lacag idin diran idhi way iga dharteen marqaanka ha naga xumayn haddan ku shaqaynay ee naga tag bay igu yidhaheen wlahy xasuus dheer bay ileday heestan waa silsiladii shankaron iyo mohamed cali kariye jacaylkoda u ka sameeyay abwaan kariye AHN
@MrLooyaan
2 жыл бұрын
خديجه فوذي أبدعت ما شاءالله فنانه تستحق كل الحب والتقدير
@saedabdulaahi6674
7 жыл бұрын
maxaan raadiyay heestan, 201o ayaan mar dhagaystay mardanbe ma arag lkn 7 sano kadib caawa ayaan helay.... thank u guys.
@kcabd8889
11 ай бұрын
Hada kahor macalinka lugeeya baan ku arkay waan jeclaaday, wxaan raadinayey laba wiig heeer ,magaceeda fanaanada waan ilaaway qabiilkeedana ma aqaan,xitaa somalia badan baan waydiiyey kkkk Mooyi waan jecelahay heesta
@Abdalladhiif.
Жыл бұрын
Maxamed Cali Kaariye😢
@fouzicali3646
5 жыл бұрын
Waxa sameeye ALLE hawnaxriistee MAXAMED CALI KAARIYE
@asmaacadeey517
7 жыл бұрын
www l love this song
@MohamedAhmed-pn5ji
2 жыл бұрын
Mad boshahay
@haliimocaadle6623
7 жыл бұрын
Waaaw heestan waan ka helaaaa waxaa iigu dambeysi dhageysigida 2009
@user-vt7fk1kx1k
Ай бұрын
Woooow Lagama dawoobo jacaylka runta ah😭
@saidabdi8889
7 жыл бұрын
waah waah esh calaa hees
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
4 жыл бұрын
caawa maqal keeda iiigu horaysa walahi heestan waanay i taabatay waxa iiga daran taa damci xumada..... Oh😭 2020 allow noo sahal amuuraha iimay qorshays nayn inaan sanadkan hees dhagaysto oo walahi ah 31 dii bishii 12 2019 kii baan mobile kana wixii hees ku jirtay masaxay youtube na intaa hees kama daawan caawa anoo dhex fadhiyaan is arkay😭 waana habeen khamiisi soo galayso 17 ka bisha 1-2020
@AsmaAsma-bh6hi
3 жыл бұрын
Heestan in badan ayaa radinaayay, se caawa ayaan KZitem ka helay,waa jaceelkii sida baan u helay fanankii maxamed cali wariye,iyo shankaroon Ahmed sagal, waa hees aad ku taabanaysa dadku jacelku soo maray,qadija Good at,oo codkeedii halaasiga ahaa ku qaada dhigaysa, alla yaxisag waxaasaa hees ah
@hawdal5683
4 жыл бұрын
Mirihii Maxamed Cali Kaariye Jaceylkii shankaroon
@safaaomar8056
4 жыл бұрын
2019 hada dhagesaneysid like isaar👏
@abdimohamed1088
5 жыл бұрын
Waagaan Yaaraa Just Waan Dhagaysan Jirey Waxba Kama Fahmi Jirin Xaqiiqdii Laakinse Now Waqtigu Isku Mid Maahan Murti Culus Bay Xambaarsan Tahay Heestaan Thanks All VIP Foodey
Hal wiig baan heestan raadinayey iyo fanaanada magaceeda,qabiilkeeda ma aqaani kkkk saan ku raadiyo waan garan waayey
@mahadow
8 ай бұрын
ka xishood waa fanaanad qaran waana hooyo qaran uma baahna qabiilka aad raadinayso iyo qurunkiisaba
@jaallebulsho3367
2 жыл бұрын
2021 October 15 jimco
@saed507
7 жыл бұрын
Micno aad u wayn aye heesta ku fadhisaa, Ragga yar yar haloo jilciyo.
@daruurcuratay1969
7 жыл бұрын
Dulmi iyo badraanimo cishqi ha igu daandaansadee Danabka qooqa ha idardaroo Ha i daadufeeyee Waxaa iiga daran ka sii daran Damacaa hawada iyo danta kala fogaatee. Haddaan ka daawoobo dar allee mar kale dib uguna noqdeen.
Xaga codka dumarka Fanka Magool iyo Khadiijo foodeey meelbay saareen wajiyo xunta waqooyi Waxaanse u Hayaa Faadumo Maandeeq
@dulmadoobedulmidiid4655
3 жыл бұрын
ari boowe saa hadhihin reer waqooyiga dad qiimo leh ayaa ka buuxee sida sh mustafe iyo shiikh dirir hadraawi cabdi xaashi
@daymadaishiikalgacalka5570
8 жыл бұрын
viva somalia aadbad umahadsantihin waxad iso gudbisen hees aan mudo raadinayay oo aan 2006 kuqiyili jiray nagayle Ethopia
@VivaSomalia1
8 жыл бұрын
Adigaa aad u mudan Walaal.
@abdullahiomar544
2 жыл бұрын
Iyadoo dhamees tiran halkee baan ka helayaa
@shigshigowhassan7242
Жыл бұрын
Best
@huud7497
Жыл бұрын
Heskan markii igu horeysay gari an sarna ayey ka shidneyd adad ayeyna ii cajabisa cid qaday man garaneyn barigas wana yara Egan hela xasus ayeyna igalisa iyo banankii ethiopia ee an jogi jiray
Heestani waxay ka mid tahay heesihii faraha badnaa ee AUN Abwaan Maxamed Cali Kaariye tiriyey intii uu hayey jaceylkii darnaa ee u qaaday Shankaroon Axmed Yuusuf (Sagal) oo aheyd fanaanad Waaberi ka tirsaneyd.runtii Abwaanka waxaa soo maray xaalad jaceyl oo buugaab laga qori karo,waayo wuxuu ahaa mid dhab ah oo Abwaanku la dhibaatooday wax badana ka yidhi sida; heestan iyo kale oo aan kusoo koobayo kuwan; dad Hargeysa soo marey, beerkaan u seexdaa ( hurdo kama bogtoo ama boogtii jaceylka waa isku hal hees) ,jaceyl geesa leh,dhoof caashaq ,iima laabna,ma bayou mana sugaayee ( kuwa loogu magac daray muuqa aan la kala garan,yacni Maryan Mursal oo ula eekaatay Shankaroon),daadkii xabaale iyo kuwo kale oo aanan halkan kusoo koobi karin.jaceylka Abwaanku heerka uu ka gaadhay wuxuu suugaan badan ka tiriyey xilligiii uu jeclaadey,markey diiday,markii ay nin kale guursatey oo Sucuudiga aaday,markii lasoo furay ee isagu guursadey iyo markii ay kala tageen oo uu ka warheyn jiray walow hadana nin kale guursatay.waxaan kusoo gebagebaynayaa inaan la kulmay Shankaroon oo ah Maamo qaaliya sanadihii 1998-2008 isku magaalona ku nooleyn.
@omarherzi1678
2 жыл бұрын
@@AhmedAhmed-tx6dj sxb heesaha qisadan ku saabsan ee khadra Dahir qado iyaga ma garanaysa fadlan? Mar qadija fooday la waraysanayey ayey sheegtay in heesa silsiladda ah ee qisadan ku saabsan khadra qaar qaado.
@AhmedAhmed-tx6dj
2 жыл бұрын
@@omarherzi1678bro, waxaa ka mida heesta;waan soo baraarugayaa ee ay ka mid ahaayeen baydadkeeda;- Jaceykaygii Boorame. Kii Bulaale iyo Herar. Berbera iyo Hargeysa. Kii Banaadir igu helayee .
Пікірлер: 80