Khadra Daahir iyo Axmed Cali Cigaal Heestii | Geediga Hayaankuba | ( Original Kaban Version) Lyrics
Heesta : Geediga Hayaankuba
Erayada : AUN abwaan Xasan Ganay
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Codadka : Khadra Daair iyo Axmed Cali Cigaal
Riwaayadii : Jin iyo Jacayl (1975)
Geediga Hayaankuba
Goor Gaaban Adigoo
Guri Waayay Laga Baxay
Iyo Ood Aad GuraTaaba
Gabalkiina Kuu Dhacay
Mar Hadaynu Nahay Gacal
Marna Ahay Gayaankaa
Gaar Ahaana CaashaQu
Guudkaaga Igu Furey
Garashada Xasuusoo
Isii Gacan Walaalnimo"
#khadradaahir #Cigaal #qaraami #hayaan #mudugboy
Негізгі бет Музыка Khadra Daahir iyo Axmed Cali Cigaal Heestii | Geediga Hayaankuba | ( Original Kaban Version) Lyrics
Пікірлер: 1