waa heesaha somalida kuwa ugu qiimaha badan waxaa wanaagsanaan lahayd inla fanka somalida la nooleeyo ilaahay wadanka nabad ha ka dhigo somalida alaha tuso in wadankoodu iyo afkooduba yahay hodon
@FarhiaFarah-wg5qe
6 ай бұрын
Horo socio an hakin
@FarhiaFarah-wg5qe
5 ай бұрын
As, Ya Rab towba
@FarhiaFarah-wg5qe
5 ай бұрын
Familyyyyyy system jiilbajiilaa
@soomaaliyasoomaalibaaleh3634
8 жыл бұрын
heestaan qoloda soo galisay wey soo jarjareen page dhan ayaa maqan jacayl kygii boorame kii bulaale iyo herer barbara iyo hargeysa kii banaadir igu helay banaadir maxaad uga jartay
@sharmarkeismail5479
8 жыл бұрын
kkk no lagama jarin siday ila tahay.. laba jeer oo kala duwan ayay qaaday mar ah " kii banaadir igu helay" marna oo kan halkan ku jira" kii khaliijka igu helay " anba kaas aad sheegayso ee banaadir ayaan ku aqaanay
Heestaan miraheeda abwaanka sameeyey iyo sababta loo sameeyey waan la socdaa laakiin waxaa iga maqan laxamiistaha music heestaan saaray. Ma Axmed Cali Cigaalbaa? Ma Saciid Xarawaa mise C/kariim Faarax Jiir? Kolay 3daas muxalamiiste kama fogo
Haddii aanan beri samaadkiiyo jacaylkeygii boorame kii bullaale iyo harar, burco iyo hargeysyo kii benaadir igu helaye. Khadro waa Benadir waa lagaa jecel yahay ee maxaad uga bedeshay Banaadir? Mise waa lagu qasbay? Waxaan u qaadanaya in lagu qasbay oo lagu yiri saas u bedel. Laakinse biyihii Webi Shabeelle aad ku butaaci doona in la bedelo adaa ka diiday.
@osmanb8446
4 жыл бұрын
Maadaaba ay Imaaraadka ka heesayso waa bil munaasiba. Tusaale waa iyadoo ka heesaysa Laascaanood oo dhahda "kii Laaska iga helayeey".
anisa2028 dee eddo badawiyad ayaad tahay? wakuside? barigi hore camaradduhu may aheen advance like now! marka ayeyo hurdada kaa toos oo cisho khadra wa fananad weyn allah weyne bal isla cisho adoo ruux dumara lama cayo hawenka kale wALIBA KUWA XIDAGAHA UU EGG, MA GARATAY? CISHODKU WA SHAY QALIYA KHARA DAHIR QURUXLEY WEYE TASNA RAGA SOMALIYED AYAA ISKU RACAAY WANA LAYAQANA HADABA INO DAA XIDIGAHENA.
Пікірлер: 104