@@goraygamagacley5975 sxb gabay kasta oo abwaanku tiriyo mareexaan baa xaga hore kaga jira waana arinta ssdf taageero badan ku wayday markii loo arkay qabiil qabiil ku duulaana
@gedefletv6049
4 жыл бұрын
Eeg mareexaan waa kuwii la dhashay hadana lama odhan karo qofku muxuu mucaarad u noqday waayo khasab dawladi mucaarad way yeelataa laakiin waxaa dawladu haday malateri tahay khasab wixii mucaarada xabad bay isu adeegsadaan
@jallam
3 жыл бұрын
@@gedefletv6049 madax meel la taabto ka saraysa ma jirto sababta mareexan mesha keentaa waa siyaad bare hadana khaldanayn reer sool baa tahy reer soolna markaas siyaad baray hoosta kaga jireeen sababtaasa u dhibtay gabayga
Пікірлер: 55