Ilahay haku naxariisto abwaan khaliif reer puntland ilaawi mayaan maalintii adkayd ee in nala dulmiyo qoriga darteen u qaatay si dulmiga nooga dhiciyo
@abdallaomarshow7496
Жыл бұрын
Illahay ha u naxariisto khaliif abwaan weyn oo qiimo badan ayuu ahaaye.
@ahmedgaage8648
Жыл бұрын
Gabaygu ma dhamtirnee inta dhiman hala raadiyo
@axmedmaxamed1745
Жыл бұрын
Waa laraadin
@axmed9254
Жыл бұрын
GABAYGII ERGO DAAROOD ZXP SOO GALI
@noorkukay7035
Жыл бұрын
Sxb labo eray ba ku leyahy hadad wax ka qaban kartid mida kowad gabayga so dhamaystir hada awodo, tan kale ma helo karta gabaygi ergo daarod qaybti khaliif.
@axmed9254
Жыл бұрын
ZXP SOO DHAMAYSTIR ZXP QALI CAADI MAAHA WLAHAY
@azadzaed424
8 ай бұрын
Allah ha u naxariisto
@abdirahmanaydarus
Жыл бұрын
Abtiyoow soo badi gabayada Khaliif.
@abdirisaqhussen4452
4 ай бұрын
Gabaygii galar hee xasan carab nosogaliya bila caleek
@cawiljuqufar2908
Жыл бұрын
P
@abdirahmanaydarus
Жыл бұрын
Adeerow gabay gaan o qoraala meel aan kaheli karo ii sheega?
Пікірлер: 16