😢Ilka case inanka abtigay dhalay waan ku salaamay. kulmiye miyaanu inoo dhaamin sooley sooley.
@GjFy-c6d
9 күн бұрын
Sooleey yaa shiday ma is wadiisay maxaase keenay in boqorka hadalkiisa raligalin laga mixiyo xiligan waaxaa soo dhan kulmiyee niqaaban oo lasoo diray ayaa sameeyay
@KoosHassan-w9s
9 күн бұрын
Waa fikirkaaga codkaagna corbaad u thy
@MursalAlaahi
9 күн бұрын
Kala shaki iyo turxaan baad ka dhex raadinaysaa waar noocan halayska qabto, kani waa basaas halayska qabto huuradan
@user-go7oo1nj6k
9 күн бұрын
Isaaqa waxank
@سعيدحسن-ب8م
9 күн бұрын
Doorkan waa kulmiyeeeee
@user-qx9rp5yn5k
9 күн бұрын
Guul madaxwaynaha qaranka muuse Biixi cabdi ma Xirsi iyo ina xaashi oo Hantidii qaranka jeelka ku shubtaad cod la doonaysaa Adigu ucodee Huwan.kalkaal
@sabahshire4135
9 күн бұрын
Aslmuclykum waryaahe waa khiyaano ayiskadhigayaan kuwa socabay waa cadow idinku somaqan kuwa holadhaqatada sheganay waa basasiin iyagana hacafiyin ee jell ka dhiga
@cabdixuseen1839
9 күн бұрын
Kan horteed doqon habar jeclo ah lama arag daaadka ayaa ku hoos maraya ee malacagtii wadani ayaa kuso gaadhay wlhi habar jeclo dhagax ayay kugu dilayaan doqon ilahay dhiiga kaa qaad ceerigaabo oo nabada ayaad balaayo ugu yeedhaysa ood huwan kicinaysa don ayaad tahay wlhi ficilkii habar jeclo siiro ayad katahay
BEENAALE FAYSAL MUXUU KENAY SHIXNADIHII IYO HUBKI AWAL IYO ARAB IYO AYUUBA KEENAY GARXAJIS MA WAX BU GEYAY FAYSAL HANGOOL BUU WATAA.
@Halgame334
9 күн бұрын
HJ NACAS KODA MA QABTAN
@user-go7oo1nj6k
9 күн бұрын
Haka warwarin ragbaa kaaxiga insha allaah
@FREESOMALILAND-m1g
9 күн бұрын
Waar horta idiga yaa ku yidhi xogahan bixi waa wixii lagugu xidhaye kadaa dee adeer.
@mohamoudkoshin3562
9 күн бұрын
waryaa miyaa lagu basbaaseeyey
@ahmedmed6816
9 күн бұрын
Lagama qaadin ciidaanka idaacada il kacasow beenta ka daa ciidamda isaaq baa Kala wareegay e. Muuse ka horow waa lays dhex fadhiyey hadal somaliland iyo soomali wayn loo Kala baxayaa adigu somaliland baad tahaye xaqqaagana waalagula Dhoni hadii aad dagaalk ka noolaat Hashanah wad Ilka case nolow
@cabdillaahimuxumed1576
9 күн бұрын
Waar dadka ha af lagaadayne horta aduu dagaalan markaa hadad garbkaaga ka waydo markaa wax ka sheeg lkn imika mudo sanada ayuunbaa leedihiin waanu dagaal tagaynaa hadana waxba ma qabataane haday bariiskuu keeneen adana aadan farqaadin ma iyakaa kaa hormari lahaa
@abdullahabi3362
9 күн бұрын
Adigu ucud soo saar waad arkaysaa madaxweyne muuse biixi sida meel walba loogu soo dhoweeyey caynabo wax xukumadu wax maka qabatay.Anagu waxaanu leenahay somaliland oo dhan wabuu ka qabtay wixii uu qabtay ayuu codku doonayaa wax macno oo aysamaynayso golihii deegaanka ayaa lagaa helay baarlamaanka ayaa lagaa helay.Dunidoon way dhacdaa dowlada maraykanka repelica ayaa koongarayska haysta
@abdijama6081
9 күн бұрын
laangaab baadka tahay somaliland cali bare
@saeedyusuf7329
8 күн бұрын
Keep talking to much With no action 😂😂😂
@afnancumer8907
9 күн бұрын
Waar kulmiyaa la dooranaya ku seexo niyow
@Xaajiwarfaa
9 күн бұрын
War beenta iska daa walaal irsaaqad xalaal ah raadso
@KhaalidMaxamed-mw4ih
9 күн бұрын
Caawa ayaad iska xidhay lake tii cadaqaate in aadtahayna la ogaa bus
Пікірлер: 72