Qaniinyo qaniiyaa kaafujisa hala bartilmameedsado madaxda yuhuuda
@ashawooo
2 күн бұрын
illahaya ninka awooda sheeganayo Adiga ka awooda badan ka khabo umada dhibtada tesan ee reer falsatina rabi jabiya cadawaga isalanka isaril masibo deg deg ah allaha idan kena cudar ana la garani rabi idan kici shibirah iyo xayawanka dura jogta Natintyahu rabi cudar Masakada kaga Furantaya rabi ku kena cudar ana la garani inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa, xisabulahi, Iran,Yaman muqamada reer iraq
Waa huuhaa waziiraa loo diiday inuu America aado. Waa filim loo jilaayo Xamaas, Xisbullaah iyo Iran si ay isku dhahaan Israel madaxdoodaa is dagaalsan kadibna ay weerar ku gaadaan. Maxaa sababay markasto inay dhahaa wasiir iyo Natanyahu aa isku kacsan kadibna weerar xun u gaystaan? Xeelad dagaal op lagu gaadaayo mujaahidiinta inay tahay unbaa aniga u dasirtay.
Пікірлер: 27