/ @dudubqaraammusic731
#DUDUB_QARAAM_music
khinsi xaaji aadan kaban
HEESTI:(nabar)
halku nabarka cashaqu
ERY:axmed s bide
LAXNKI: jiim sheekh muumin
Halku nabarka
caashaqu Lyrics
Halkuu nabarka cashaqu
Naafeeyay bari hore
Naxdin li'i hataabanine
X2
Waa naruuro sheekadu
Waa nasteexo eegmadu
Haa naf wax jecel soo
Noqo kolay kama nagaad-
ee niyadayda ma ogtahay
X2
Indha nuurka laga wado
Ka naafoobay aragii
Adaa nugule iigaro ee
X2
Waa naruuro sheekadu
Waa nasteexo eegmadu
Haa naf wax jecel soo
Noqo kolay kama nagaad-
ee niyadayda ma ogtahay
X2
Halkuu nabarka cashaqa
Naafeeyay bari hore
Naxdin li'i hataabanine
X2
Waa naruuro sheekadu
Waa nasteexo eegmadu
Haa naf wax jecel soo
Noqo kolay kama nagaad-
ee niyadayda ma ogtahay
X2
khinsi xaaji aadan kaban
HEESTI:(nabar)
halku nabarka cashaqu
ERY:axmed s bide
LAXNKI: jiim sheekh muumin
ku soo dhawow
kanalka dudub qaraam music
/ @dudubqaraammusic731
Негізгі бет Музыка khinsi xaaji aadan kaban HEESTI(nabar)halku nabarka cashaqu ERY:axmed s bide LAXNKI:jiim shekh mumin
Пікірлер: 1