Alle ha unaxariisto xaaji cabdi waraabe wadani soomaaliyeed buu ahaa
@FreemanV99
5 жыл бұрын
Illahay ha u naxariisto xaaji CabdulKariim, samir iyo iimaana ka sii qowskii iyo qarabadii u ka baxay, annagana ha nooga daba naxariisto. Amiin.
@ismaelabdalla8200
Жыл бұрын
Ilaahay SWT ha Naxariisto Marxuumka Xaaji cabdi waraabe ilaahay SWT naxariistiisa Jano haka waraabiyo isaga iyo dhamaan Odaayashi Waxgaradka ahaa ee Somaliland, Ilaahay SWT ha u Naxariisto Waalidiintiyo iyo waalidintood inta nool iyo inta dhimatayba.
@amataissa9272
5 жыл бұрын
Illahay ha uu naxaristo
@khaalidkhadar3615
5 жыл бұрын
allah hakuu naxariisto
@amareveira9357
5 жыл бұрын
Alle qabriga ha nuuriyo Xaaji abdi waraabe
@hamsehuseien381
5 жыл бұрын
alaa yaa arxam geesi garyaqaana .oo aan.aqoon gar eexo iyo gunimo nin gobeed . rabi ku manaystay dadnimo wxuu ahaa damal la hadhsado wxn ka tacsiyadaynayaa umada somaali gaar ahaan reer sh.isxaaq
@osmanahmed2384
5 жыл бұрын
Geesi nabaddoona ayuu ahaa Allow u naxariiso
@salwaahmed2649
5 жыл бұрын
in alailaalilaa rajucuun ilahay haunaxariisto xaji cabdi/ kariin soomalina samir iyo iiman hakasiiyo geeriyey xanuunbadan qof aan lahelay alquudhay xafkasiiyay
@abdirahmanomar1604
5 жыл бұрын
He was legend .RAXMATULAAHI calayk.
@wiilwaal1866
5 жыл бұрын
Ina lilahi wa ina ileyhi rajucuun Allah ha unaxariisto xaji cabdi warabe .janatu fardowsana allah a geeyo amiin. 100 nin gesinimadood,raganimadood,deqsinimadood,codkarnimadood.buu lahaa. Allah ha u naxariisto xaji cabdi kariin
@mrjkjk5574
5 жыл бұрын
Halyay Naga dhashoo guul dhashuu ahaa halyay Naga dhashoo guul dhashuu ilaahow godka kuu Nuur Awoowe ilaahow godka kuu Nuur Astaamaha khaatumada wanaagsan ayaad la kulantay jimce bil khyr ilow kuu Naxariiso Awoowe qaranka Ehelka qaraabada samir iyo iiman ha kaa siiyo
@AhmedAli-wh6sd
5 жыл бұрын
Allaah ha unaxaristo
@indhocadeph8572
5 жыл бұрын
Allow Ku naxariiso
@xasanmadoobe4640
5 жыл бұрын
Ala ha unaxariisto caqli badanaa yaa siiya boqol nin oosidaa u caqlibadan soomaalida
@SOMALILANDXPRESS
5 жыл бұрын
Runtii yaa na siiya mid la mid ah Xaajigga nagu filan adna boqol baad ka hadlasaaye kaw
@mubaarikcabdilaahi740
5 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo
@saadaatmuuse111
5 жыл бұрын
Alla maxaan geeridaadii garabka iyo carjawda ayaan dhulka dhignay waa maalin cadawgayagu uu ugu chance roon yahay.
@ilhanhassan9813
5 жыл бұрын
Maanshaalaa ilaahay ayaan kuu rajaynayaa inuu janatulfardawsa acla ilaahay ku gee
@hamseibrahim7840
2 жыл бұрын
Waa waagay isaaqu isku riiqmeen illahay xaaji cabdiwahaabu iyo ina cigaal bu uso diray mooye waagan dagaalku wu socon lahaa
@siciidfarax6022
5 жыл бұрын
AUN
@faysaljaaliyada3551
5 жыл бұрын
Xaajiga alle how naxariisto
@CaroY551
5 жыл бұрын
Shirkan waa shirki sheekh yusuf sheekh ibraahim sheekh madar uu goobjoog ahay, waa na ti colaada beelaha walaalaha ka kaxayey xaajiga taarikhda somaliland iyo waqooyi ba meel dahab ayu ku jira allaho naxiristo amiiin!
Пікірлер: 27