Sxb marka hore waad mahadsantahy lkn bahashiiba waad nagu caajisisay atleast usbuucii mid soo dhig thanks ❤❤
@dacwa_salafiya
6 ай бұрын
Noo wad wll ha kala goyn
@AsmaCldiraxmaan
6 ай бұрын
Asc wll. Khadar
@MohamedDayibMoahmed
6 ай бұрын
Wll Ramadanta dhamaystir❤
@amaalmuumin3233
6 ай бұрын
Asc ramaadan mubarak akhi Ani 1 kow leenba ka dhageystee away 14 kale
@LoFi-qarshe
6 ай бұрын
Ramadan kariim
@yasirtrt5412
6 ай бұрын
asc wll sidee ku heli karaa buugga siirada nabiga ee aad turjuntay
@Daauudmaxamad-q6n
6 ай бұрын
Thank you very much
@mahadcaddaan
6 ай бұрын
Big respect to you✅
@maadmaad8866
6 ай бұрын
40:15 culimada sheegayso wa kuwa soo saaray madaxada maanta ee daawanya falstiin koob biyaana aan galin karin inay u gargaaran daaye bal iyagii go,doon kuhaya culimaaas iyo madaxdoodaas miya xaq ku tagan marka waa kee xaqa ay falastiin igo dhulkii barakysnaa go,doonka iyo xasuuqa kaga jiraan alle ha cadaabo oo ha hoojiyo madaxdaas iyo culimada diintoodi ku gatay nafciga aduunyo dimuqradiyadu waa ta sababtay manta calamul islaam in hasiimo iyo bahdil halkii ugu hooseesay gaadho ka dib marka ka tagnay sharecadi islamka cidi ku baaqdana ama doontana aragagixiso iyo qariib loo arkay Dimuqradiyadu waa ta sababtay manta in calamkii islamka gobol kasta maro yar taagto xuduudna samysto dimuqradiyadu waa ta sababtay in kitaabki alle laga tago oo qawaniin iyo dasatiir lagu badlo dimuqradiyadu waa ta sababtay in musajidkana lagu tukado guriga ku xigana lagu tunto dimuqradiyadu waa diin gaalo boosna kuma laha islamka
@mr.guduud4954
6 ай бұрын
Asc khadar wll su,aal ayaan raba inan kubwaydiiyo wa su,aal diini ah waxan ku waydiinayaa cryptocurrency ma xalalba mise wa xaraam? Culimada hadan waydiiyo amay fahmi Wayan idhahay madaada aysan ubadnen dhan online ka mahadsanid
Пікірлер: 12