i am proud to be Somali wooooooooooooow my people are beautyful wallahi waan uqiray kiim jamac go head sis walahi waad quruxbadantahay aad iyo aad asian ayaad laakiin uyara egtahay hhhh fadlan ilaah baan idinku dhaarshee like ii saara hadaay somalinimadu kugu weyntahay
@abdisamadosman2437
7 жыл бұрын
Hamza Farah sheekadaadu waa like dhaare anyway saaray taydii tii haataf studio baa dhiman 😂😂😂
@fartunanod6758
7 жыл бұрын
Hamza Farah like waan kuusaaray maadaama aad igu dhaarisay ilaahay
like xita illah ma nagu dharisaay😅😅😅 haaye waku siyay teyda
@ayeeyosoomaaliyeed8592
7 жыл бұрын
Hamza Farah huno beerka na xanuujisay maa dhahdid like halay saaro besa Lol
@exhargeisawi8176
7 жыл бұрын
Waawareey subag bay noqdeen hableheni mrkad isii ag maraysana like ha la bakhaylina
@safiyasaleban1608
7 жыл бұрын
kiin jamac qurux ilaahay wuukugy manaystay walee inaad kasoo jeedaa gabdhihii lagu tilmaabi jiray inay somali ugu qurux badan yihiin anaa kuu qiray hore usoco saado cali warsame two masha allah😍👐👌
@CadnaanSomali
7 жыл бұрын
kiin jamac ii geeeya qoftan aduunkan ban ugu jeclhay 😍😍🔥🔥 #haataf_Abdi thns video yada wan ku haystaa 👌🔥😍
@muryahrain6772
7 жыл бұрын
Cadnaan Garjeex hhhh
@mustafaahmed5609
7 жыл бұрын
first one like and coments haygala bakhaylina
@ridwanahmad9019
7 жыл бұрын
Inta aniga oo kale ah oo commontiga aqrisato like ha isaran
@boqortyoog4094
7 жыл бұрын
waaaaaw Somali women are very beautiful mansha alaah i will marriage one off them although i haven't seen my motherland one day i will go insha alaah if Allah says Dee indinkana isii Search gareya
@MMBariise
7 жыл бұрын
Yaa kaloo ila fahmay in ay wadato dharkii Halima Gobaad ay wadatay heestii Xareed Ka Waraabi? Waxaan u fahmay dharkaan gabdhaha ma laha ee waxaa iska leh Haataf Studio. Haataf Studio walaalayaalow comment-gaan ha iga tirtirina.
●Naftu muhatayo maciina u tahay ● Mel xun la dhige ●kalay midigtaa igu qabo Ax #Eraayo shidan Ika dheh😍💓👏👏
@djsentinas38
7 жыл бұрын
second waaye like ku caawiYa hadad aragto ha dhaafin Bilaa like HaaTuf good worker muuQaaLo aan Caadi aHYn supa supa
@husseinhirsi8267
7 жыл бұрын
kiin jamac wan ku jecladay runti xata in lagu qabo ma ogi Germany ayan joga qarabo halkan wixi farin ah igu reeba thenk you all of you
@suleiman6408
7 жыл бұрын
Axmed Zaki wuxu noqday Akshay Kumarka somalida, naag walbe waa uu ku dagan yahay😅😅😅
@MD-ke8ny
7 жыл бұрын
0:52 omg kiin jaamac alla intaas wadnaha 😍😍👸🏼 xaliima gobaad kiin jaamac sidaan u arkay rajo waxaa iso gashay in la heli karo gabar somali 60kg oo la qaadi karo 😂 no more bac weyne😂😂😂
@TheSkillFuI
7 жыл бұрын
HAATAF ABDI NIN YAHOW FILM SOMALI AH KORME SO WADA WABA DALNEY RUNTII DIRECTER RUN AH AYA TAHAY PINNED IT LIBAAAX HAATAF BEST SONGS BEST YOTUBE CHANNEL
@idilmohamed5365
7 жыл бұрын
mp pump pm 9k pm 9 my p 9 on 9kpmm 9omp 9o9o9pmpopoopkp p9mm pm 9 9 m p9mm. 9m9mp p9opopm 9 9m9mp m 9m9mp open pp 9 o9pmopmp9m. know. know. mom 9m9mm9999m9m kkkkkkk 9o9o9pmpopoopkp know 9k9o
@kaafiakaftan4597
7 жыл бұрын
heestan horaan uga dhargay dhagaysigeeda😂 waxanan ka dawaday snp kiin jamac tnks haataf wllkay qli
@abyaninanuur8253
7 жыл бұрын
naaaagtan waaa shiidan taheee abyo walaaalkey aaan kugu darsado 😅😅😅😅😅 like me plz
proud to be Somali nothing is more important than watching your bludy singing unconciacly #proud to be Somali 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘mop love beautiful bea kin jamac
@abdiwaligudle
7 жыл бұрын
Ma la iga soo hor maray kkkkkk lols 😂 bal hada iiisara isku xishooodeee 😂😂😂🙈
@mirhaanali8633
7 жыл бұрын
Abdiwali Gudle hhhhhhh like muxu faaido leyhay runtii waad iga qoslisay Lol 😂😂😂😂😂😂
@najuuaraale
7 жыл бұрын
Caadi maaha heestan way igu socota
@ibraahimshakulyare3018
7 жыл бұрын
first views and kiin jamac aa zhidan nagaha faranciska xataa😍❤ khawadkina cune😥🤔 ▶stylka 100/% ▶codka 100/% ▶erayada 100/% ▶laxanka 100/% ▶duubiista 100/%💯🎥🎥 🎤anine way igu socota🎧💯
@yaxyoowhee7016
7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare ugas yaa kula dhaafi kara waa kuusaaray
kiin Jamac sis NOLOW waaka muqata dhulbahante INA tahay like saara plz
@jamamahamed9809
7 жыл бұрын
www Gabadh Darwish DhaL Fanan ❤❤
@zuhuurzalaat8756
7 жыл бұрын
Jamac Yare hhhhh ma darwiishtii darwiishta aheed baaa ileen quruxda halkaaa ayey ka keentey... anna meele kle ku tirinaayey
@degansidiiayeeyded8919
7 жыл бұрын
Wuuuuuw malayga so hormaray 😳😳😳😰😰😰😰😰 like igu cawiya tuugsi Majiro
@mustafaahmed5609
7 жыл бұрын
Hibaaq Cabdirashid anaa ugu horeeya ee like isaar kkk
@degansidiiayeeyded8919
7 жыл бұрын
Mustafa Ahmed wankuso waye 🤣🤣🤣
@mustafaahmed5609
7 жыл бұрын
Mahadsanid qurux
@djsentinas38
7 жыл бұрын
Hibaaq Cabdirashid fiidba la ImaadaY my ApaaYo sln sre
@Kazariina
7 жыл бұрын
Hibaaq Cabdirashid meshan arkaba way iga huraysaa hahaha
@abubakarfarah3037
7 жыл бұрын
war ilaa nagta kiin ah way shidnayd Nyc song war like hanala dhafina 😃😃
@kamalbarket5415
7 жыл бұрын
Haataf abdi legend wad horyasaa Gud job . Codkani wa top #Kiiin gulled simba Adina Laxan bad udhamysay
@queenbacayro4553
7 жыл бұрын
Naf ku muhato micin ad u tahay mel xun lama dhige kaley midta igu qabo
@somaliyahanolatosomaliyaha5980
7 жыл бұрын
heestan waaban ka dhamn la ahy caadi ma aha kaalay kaalay kaalay midigta igu qabo 😍😍😍😍😍 thanks qurxy
@abdullahiadan5806
7 жыл бұрын
jecliyaa hablaha Somaliyeed fadlan like iisaara 🎷
@raaliyoruun5135
7 жыл бұрын
Jecliyaa raga somaliyeed fadlan like iisaara🎷
@ninweyn7324
7 жыл бұрын
Raaliyo Ruun we love y too apayo ♥️♥️👏🏼👏🏼👌🏿
@greenberetus4393
7 жыл бұрын
Abdullahi Adan comentiga maskax xanuun buu ba iguriday baryahan sa lakiin adi like waan kuu saaray wiilasheena somaliyeed
@abdishakurroffaofficial4733
7 жыл бұрын
waaaw kin jamac hadii aad macaanoow xabiibi muujadaha jaceyl iska moosi lahaa mohashada qalbiga iska moosi lahaaa mmmmmmmmmm nice song i love it thanks
@tufaaxabdikhatumo8715
7 жыл бұрын
Alla www caadi ma aha erayo mcn iga dheh kiin jamac waad ka baxsatay inadeer 😘😘😘😘😘😘
@falasfalas6680
7 жыл бұрын
hataaf abdi dubisya cadi mahan wll thnks mar kale kp it up inta iga dambeso like taa isara yana laa baqilin hhh
@s21-g7q
7 жыл бұрын
stylish girl i like when you are laughing well done kiin jaamac iyo laxanka mcn ee guleed simba
@qadrayasin4851
7 жыл бұрын
Ax hes kin jamac cod iyo qurx sister muruugada kal kacaal ax mcn an marqura kamarmi lahaa 💋👌👑
@henokmhretab6409
7 жыл бұрын
I from eritrea but i like this Musik
@saaimahmed5337
7 жыл бұрын
naf ku muhatayoo miciin aad utahay meel xun Lama dhigee Kaalay Kaalay midigta igu qabo well done Haafut
@ishwakali8831
7 жыл бұрын
viv kiin may ina adeer quruxdah waxa utahay nag dhulbahantah viv may khatumo state manshalah
@fartuunabdullahi8736
7 жыл бұрын
War dadkii fanaaniinta caayjiray wey kanasteen oo waxey isku badaleen aniga frst comenti ah iyo like isaar hada iga danbeyso beelo saas kuwada good job😂😂😂
ilaah amarkiisa heesaha aan shidneyd waxaaba shida #Haataf Studio adigoo rabin ayaaba iska daawaneysa quruxda video ga qaabka uu duubay, nin culus zxp waan ku salamay
@xuskaxaaji249
7 жыл бұрын
2019 yaa wali dawanayo like saar 😂😂 walal😅😅
@razanadesign9209
7 жыл бұрын
Kiin jamac nice top ten huuno & my boss Haataf Abdi,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
@queenfantastic5952
7 жыл бұрын
Maankiyo qalbiga adiga mar horeba iska maamushee😘😘😘😘😘😘 l liked@@@@@@@@@@
@intisaardahir4345
7 жыл бұрын
Hhhhh first like first comments badana meel kasto anigana waa inaan gaadaaa hees kasto hada laga bilaabo 😂😂😂😂😂😂 Kiiin jamaaac heestaan lee iga gadan heesahaga dhan ❤️❤️💯
@shucaybsaid8747
7 жыл бұрын
heestan yaa daawana 22 april 2017 kolba anigu weli waan daawanayaa kama xiiao dhaco
@suniitaahajji3918
7 жыл бұрын
fuad bluemakeup aad baad u mahadsantahay heeskan si wacan ayaad gabadha meel u saartay indhaha shimbiraha lahayd wataa xaliimo gobaad iga bareejeeysay thanks to fu'aad
she has amazing voice +qurux iska hees ma ahan ee waa loo dhashaa cod il xun kuma eegto ma sis kiin jamac yare team.Kj 👐👐👐👐
@deqadeqa7952
7 жыл бұрын
Aisha Malin Kj I fahansii bal hhhhh
@aaranmedia7370
7 жыл бұрын
Aisha Malin
@hanad6666
7 жыл бұрын
kiin jamac wax kle 😍😍😍😘😙😙😙😙
@bureeqadheeman1682
7 жыл бұрын
woow hees shidan Naaa kaalay laabta igu qabo may leedahay mise ana mooday. dadkani maxay like ta helaan waxaa laga helo ayan rabaa like ha laygu qabto akhiyaarta
@tfarahan27
7 жыл бұрын
Niceee.. Wow love it. beautiful song
@abdullahihassan9819
7 жыл бұрын
waaaw suki weesnaa a waleeee hees daaan kiin jaamac og ahmed zaki
@quman1439
7 жыл бұрын
I'm in love with this song 😍😍😍😍
@filsankhan472
7 жыл бұрын
heeskaan saan u sugaayay waanba noogay thanks brother Haataf abdi
@lebanmohamed4116
7 жыл бұрын
bast song ahmed and kiiin jamac
@abeerabukar1331
7 жыл бұрын
❤❤❤❤ Who needs Heeso Ajnabi ah #Somali deena mesha shiiide 💯💯💯 Proud to be somali 💕💕💕
@fatimaabdi6
7 жыл бұрын
it's a beautiful song and a beautiful video well done to you why so many dislike I don't get it
@kaysaneyare1128
7 жыл бұрын
wwww wlle kiin jamac yare caadi maha iyo gulled simba laxankuu saaray wllhi waxbaa ka dhacay♡♡♡
@aragsanedebsan6668
7 жыл бұрын
I am proud to Somali girls alx kama dhargo heestan dawashadeeda
@mustiimrhumble7103
7 жыл бұрын
Ar xaliimadeyda dharkan ina suuqa ugaraadsho waa kiin jaamac iyo xaliimo gobaad wey isku soo sheegeen maryahaan cad cad anyway hees shidan fanaanad shidan labis shidan 🙋♂️ ❤️ thumbs up 👍
Пікірлер: 912