walaal ilaahay danbigaaga ha dhaafee Subscribe iisaar👍👍
@umuyusuf7484
2 жыл бұрын
@@hassankamada ana ku sare Aboowe
@MogadishuTV6572
2 жыл бұрын
Tuugsi iska daaa video iska duub soo dhig kadib wad heleysaaa qofkaa tuugto marka uu furo chnnelkaga wax video ma argayo
@adnamohamed613
2 жыл бұрын
@@hassankamada waku saare wllkey
@samiramohamud1787
2 жыл бұрын
@@MogadishuTV6572😂😂😂haa sax
@MubarakZ
2 жыл бұрын
اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤
@keynaanmusic349
2 жыл бұрын
Waaa ka xumahy walalkey Waxaana rajeyna in uu kaaga so jawabo walall hoosow insha allah Daqiiqadaha so soo aadan inaa farxi doonta
@fowsiyabashir5833
2 жыл бұрын
Scw scw scw ❤
@maamaanibrahimmurux9699
2 жыл бұрын
Scw
@RASHKAVIP
2 жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@razaanabdullahi6906
2 жыл бұрын
Scw
@khadra5217
2 жыл бұрын
Wiilkaan wey ku fashilmeen police ka, dhaawicisa wey yaraysteen😢 waxan rajeceyna in lagu ciqaaby police ka iyagaba qaladka weyn ey galeen 🙏.
@hosowpro
2 жыл бұрын
WAREYSIGII LAGA QAADAY RYAN OO DHAMEYSTIRAN kzitem.info/news/bejne/u39urWSBiIGlpKA
@idiristarey
2 жыл бұрын
hosow szp kasoo hadal gabdhaha social media kujira abahood hal mar wada dilay labadoodaba
@idiristarey
2 жыл бұрын
reer Afghanistan 🇦🇫 waye
@zaki799
2 жыл бұрын
@@idiristarey goormana sxb
@khadarjuxaa1645
2 жыл бұрын
Walal noo so badi danbi badhista waan xiiseeya walhi aad banku slamaya from Innsbruck Austria
@khaletabdirahman8958
2 жыл бұрын
Wr ninkn dunida waxa ka dhacyp buu nala so socdsiya Mxad ugarsin la'dihn 1million pin igu qawo Wlal Hosow Mudo 3sano io bar ban kula socda❤️🔥🇸🇴
@mohamedabdul1986
2 жыл бұрын
ugu horeeyn waan ku salaamay cusmaan. muuqaal kaan dhoowr jeer ayuu iga soo hor baxay balse waxaan u haaystay sheeko is ka caadi ah oon xamaasad laheen runti hada ayaan daawaday waa arin la yaab leh! waxeeyna mudan tahay in filin laga sameeyo 👍
Sida dastuurka Maraykanka dhigay, caadi ahaan boolisku waa in ogolaansho ama warrant ka haystan garsoore ka hor intaysan gelin guri. Hadaba se marka kali ah ay galaan bilaa ogolaansho ama fasax waa marka ka shakiyaan in dambi dhacayo ama qof si xun loogu dhaawacayo ama dilayo gudaha. Sababta wiilkan u galeen gudaha aqalkiisa ee u xidheena waa taas.
@qnoftheqnz6845
2 жыл бұрын
Talow ma noqon dona qofki ugu horeyay😃😄🤩wan ku salamay wllky
@hassankamada
2 жыл бұрын
walaal ilaahay danbigaaga ha dhaafee Subscribe iisaar👍👍
@pkoshaz8984
2 жыл бұрын
Muuqaalada noocana zoo badi wll fadlan 🙏
@munaadan9744
2 жыл бұрын
Masha allaah halka KZitemr een ugu jeclahay degenaanta iyo akhlaaqda waxaan daawada vidoes kaga ano degen ayan dawada
@dhaMeYs123
Жыл бұрын
HoreY u soco wLaaL❤
@zahraismacil1119
2 жыл бұрын
🎉🎉♥️♥️300k Masha ❤️💯🌹🌹🌹🌹
@ridwaancali5709
2 жыл бұрын
keep going 💪 brother
@abdirizakdhoodhe9136
2 жыл бұрын
Hambaliyo 300K Subscribers. 1 July Ka Hor Ayaad Gaadhaysa 300K Subscribers Insha Allah.
@faamunofarey5256
2 жыл бұрын
Allaahu akbar inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
@Alone-fc6cs
2 жыл бұрын
Waa qisoncajiib ah xaqiiq alle ayana awodisa halkaas kuso gaarsiiyay isgo madaxa 2 xabbo ooga jirto
*👉🏻INSHA ALLAH Salat Duxa Ha ilaabin* 🌹Waa 3 Daqiiqo kali🌹 *Barakallahfikum 🎁*
@anwarhudi4025
2 жыл бұрын
Gys 300k wax yar noo dhiman ✊🏻🦁
@vicocheps
2 жыл бұрын
abowe marwlbo wankula socdaa KZitem kale ma fiirsado horay u soco ❤❤❤🌹🌹
@ShiDanE____14
2 жыл бұрын
Legend hosow🤚
@ahmedabdirsak5846
2 жыл бұрын
Hosow Bro Sxb waxaan So Arkay Description kaaga Od kusoo bandigtay qalabka Aad Isticmaasho marka Wall Waxaan kaa Codsanaa Inaaad Muuqaal Kasoo Samayso Sida Online Amazon shop Wax looga Dalbado Adoo Jooga Somalia Fadlan Wall Codsigaan Ii tixgali Thnks Bro
@Hakiimi07
4 ай бұрын
Hi Osman, I just wanted to reach out and say how much I enjoy your KZitem channel. Your stories are always entertaining - some are funny, others are shocking, and each one is engaging in its own way. I find myself watching your videos all the time, even when I’m traveling, just like I would with Netflix. Your content is awesome, and I really appreciate the time and effort you put into creating something that people can enjoy watching. Thank you for all that you do!
@hosowpro
4 ай бұрын
Thank you Abdihakim
@maymona9820
2 жыл бұрын
Subhanallah alle dilaa dhinta maqli jiray waa sheko naxdin badan aduunka waxkasto ka filo
howsow pro kahadal kabadhi aabaheed #afgaankudilay
@fatimadahir7379
Жыл бұрын
Hadii xitaa meel kale laso dhigo shekoyinka nucaanah dee dad aan arag ba dhici karto lkn halkaan ka ogaan karo wax wayn maaha dad ba meel be ku xiran yihin sax💯
Wll adoo mahad saan waxaad ka soo hadasha dhacdadi ka dhacday wadamada carabta labadi ghadhood ee uu abahood dilay iyo ninki dukaan la aha ah adiga si fiican wax noo fahansiiya ❤️❤️❤️ plz
@azmaaabdiaziiz5706
2 жыл бұрын
Axxx dhamadka aad by u xanuun bdan tahy
@ummuaisha8714
2 жыл бұрын
Asc mudane hosow
@ayaana1456
2 жыл бұрын
Maskiin🥺🥺
@amalismail7772
2 жыл бұрын
Miskiinka😭😭
@Mohatopg
2 жыл бұрын
Waligay 10 like magaarin😭😭
@sanaaaxmed7934
2 жыл бұрын
Subxanallaah alle dilaa dhinto😭😭😭
@ahmedhajimohamud875
3 ай бұрын
Bro kiisaska dambi baarista ma inoi so gelisid
@Apd10799
8 ай бұрын
2:50
@cabdirahmaansiciid7723
2 жыл бұрын
waa amar alle xagiisa ka ahaaTay
@habsamoussa2719
Жыл бұрын
انا احبك اكثر والله
@hanadapdalla8616
2 жыл бұрын
Hhh
@balgisamusa7359
2 жыл бұрын
Qiso xanun eh wye asiga inu diley lo maleynaye 😳
@Sameirr_abdulrhmn
2 жыл бұрын
👍
@libandirir8712
2 жыл бұрын
hoosow salaan sare sxb koleey ma xasaasatid laakiin habeen ayaa aniga iyo adiga iyo sicid kambala nin la dhaho aan socod ku daalnay magaalada gent belgiumka aan xasuusta taxi maleh bus maleh kkkkkkkkkk
@yuusufmohamedadan7820
2 жыл бұрын
#hosow pro baryahan videoyada ma nosoo badisid mise mashquul kle iska gashay adiga lee ku sugnaaye
@mahaddirirgeesood9556
9 күн бұрын
Kiiskaan wuxuu ka dhacay minneasotta baan filayaa
@Hibo6875
2 жыл бұрын
Waligey meel kale kuma maqlin sheeko yinkaaga wana ku mahad santhy sido noga dharjisay
@keyfkalil6299
2 жыл бұрын
Asc
@Suuraley-sg6lt
8 ай бұрын
Waa qiso xanuun badan😢 maskin 😢
@abdikhafarbarre9539
2 жыл бұрын
Bro kaso hadal shekada afghanistan ka dhacday labda gabdhod abahod dilay iyo odayga tukanka la dilay
@Pkolom-114
2 жыл бұрын
Asc waxan ahay Qof dawado barnamish kaaga Maa ka hadashid Gabadha iyo Odayga Dil kooda uu sababay video saqajanimo ah uu si Qarsodi ah u duubay odayga) Qisada si dad badan ee dawadaan
@Nobody-b9x
7 ай бұрын
😢😢😢😢😢💔💔💔💔
@SabariinCabdishakur
10 ай бұрын
😭😭😭💔😢
@caamirroobleofficial9097
2 жыл бұрын
Nio warkaga badan muhiimada diirada saar waa lagu caajisayaa
@razanqurux770
2 жыл бұрын
Arinta afganistan kaso hadal gabadha io abed lpz
@narurocali4039
2 жыл бұрын
Sida film cml ayad uga shekaynaysaa ee ma film aya laga sameyay?
@tiktokchannel5050
2 жыл бұрын
Mahsanid sida aad nool dhaqstay
@Safigym
2 жыл бұрын
Waan jeclahay really
@leila5546
2 жыл бұрын
Wa qiso cajiib ah wiilka dhaawiciisa iney baaran bey ahayd kadib hospital ka ku wareystaan lkn wax qornaa lama celin karo
Пікірлер: 219