Liicaato Iyo Sumaya inta ku faraxsan Like 👍 no saara ❤
@KoKoBULLE-its
Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️😥
@Yapper_Kitty
Жыл бұрын
Asc wll alle dartiis isoo booqo ❤
@alikoori274
Жыл бұрын
Scw
@fadumahassan1828
Жыл бұрын
Scw scw ❤
@imsack1264
Жыл бұрын
Nabiga Ha Lagu saliyo Scw Scw Csw ❤
@nurtojimcale-jv6jv
Жыл бұрын
Wiilo Mxa ka siya wah🙄😂Gabadh ba thy Wxay sad u qoslayso😭😂Ayar u qosol bal🙆🏽♀️😭😂
@Somaliboy
Жыл бұрын
Wllo 1 mar Xabiibkena Mohamed Igula sali SCW SCW ❤
@azmaibraahim6269
Жыл бұрын
Scw scw scw ❤
@LiiBojo-yq8uj
Жыл бұрын
Lii caato waaa nin kaliya aan taageero guuleyso lahenda 😊
@Yapper_Kitty
Жыл бұрын
Asc dhamaan muslimiinta inta ku jirto, Allah dartiis isoo booqda fadlan❤
@Hanaan-Wacan
Жыл бұрын
Wlhi Waa cajib wilkii Baa gacmaha labtay dumar kiina dhagta ayey ku ahayaan….Walaal yow Reer mogdhisho dhan ma hal hooyo iyo abo ayaa dhalay… Waa great and funny program lakiin xogaa had Iyo diinta ha ku xadgudbinaa…Inshallaha 🙏👍
@sihamxusen4809
Жыл бұрын
3malyan ka bdn inaa dhowr qof ood shaashadaha ka aragtay ka xukuntaa waa 2mid ama reer muqdisho naceyb ama garaad yari
@maanka_7
Жыл бұрын
@@sihamxusen4809 xanuun mqdisho dadka qaar haya 😂😂
@nasraabdullahi
Жыл бұрын
@@maanka_7ma arkinoo😂😂😂
@alkheyr4
Жыл бұрын
اللهم صلي علي محمد وعلى وعلى محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@khadiijomohamed8219
Жыл бұрын
scw scw scw🥰🥰
@suleimannoor1023
Жыл бұрын
Shadiyo waa pure funny 😂😂😂
@Yapper_Kitty
Жыл бұрын
Asc wll alle dartiis isoo booqo ❤
@suleimannoor1023
Жыл бұрын
Halke kugu so baqdaa walal
@mohamedmowlid7239
Жыл бұрын
Welcome back liicaato
@Yapper_Kitty
Жыл бұрын
@@suleimannoor1023 KZitem channel ka wll🤍
@xafsadahirladan
Жыл бұрын
Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️👈🏻
@somaliyameni202
Жыл бұрын
Ala shadio sidan u jecelhy waa qaraaxo cadiya😂😂😂😂😂
Waxaa iiga daran tan wiilka dhabta uga seexaneysa alla abyo aaqiro ma ilaawday Ani maquslin wllhi qalbiga ka ilmeeyay🥺😢 gabdhaha waxaan dhihi lahaa iney is dhowraan intey is dhowri karaan 🥰🥺😭
@najmahassan2200
Жыл бұрын
Ma ila argaty waka yabay xishod malhn wllj😢
@fardowsoibraahim5301
Жыл бұрын
Allah u kaal meeyo waa dhiban yihiine
@CabdiMalikyare1
Жыл бұрын
IMMISAN kudhahay Shadiyo Soqabo wll😂😂
@Hanna44_Hoodo
Жыл бұрын
Hadalkiina hala fahmo bal horta intaydan qoslin😂
@samsambashiir1500
Жыл бұрын
😂😂😂 shaadiya sharaf sunny waye wlhi 😂😂😂
@faraxsan9365
Жыл бұрын
Maxan shadiya qaraxadeda maqalna willow qosolkeda kaso horeya fadlan will hoos u qosol bal bisinka farintan gadhsiya😊
Aar Nio Anii wan dalay Wallahi billahii Sidan iskugu Dayeey inan Fahmo Waxay ku hadlayaan Yaa illhy yaqaan Lahjadan baranwaa Anigu xata video 2 time ban kusoo ceeshaday wlhi Wad qoslaysaan video bilaw illa dhamaad wali man fahmiin Waxad ku qoslaysaan bilow illa dhamaad Dacad bay iga thy
Shaadiya umadeena maahan. Shan Lo ii balansanan jirtsy kkkkkkkkkkk
@abdirahmanmohamed3964
Жыл бұрын
Kuwan Waa Funny 😍 😂
@cabaastahliil5797
Жыл бұрын
Shaadiyo sheekadii labadii naag ee is kugu kaa tagay oo kilyaha kaa tumay aduunka sheedadaas sheeko aan ka jeclahay ma jirto Shumis dhab hooyo kulahaa😂😂😂😂😂😂
@HamdaCadey-m6z
Жыл бұрын
Wllhi hada suu xasuustay kulahaa ha ibaduujiyano 😂😂
Gabadhan wiilo la dhaho ilahy kama baqyso ma dhimanyso miyah qosolka sidana inu danbi yahy ma ogaa miyah
@user-fs3yu7qp2w
Жыл бұрын
Caawa dadka wey ila yaaben wlhi ilin iga imaday😂😂
@ravnzel.1.98
Жыл бұрын
Lii caato bodada waa labis leeyay wiilo 😂😂😂😂😂😂😂
@maryanxuseen1895
Жыл бұрын
Tan carabdhera qosolkeda nacaybe shadiya kafiixan 😊
@ayanali7911
Жыл бұрын
Xaw ahaa qosolka sanaa ah haba danbajin
@sucaadohusein2753
Жыл бұрын
Ar shaadiyo jecliyaa🤣🤣
@MUBAARIGBULSHAAWI
Жыл бұрын
SHADIYA WAA FATALAD YAR😂
@nasiixamacalim1473
Жыл бұрын
Shaadiya mucjisa tahay 😂😂😂😂😂
@monam7931
Жыл бұрын
Sadex Kala daran baa is hellay😂😂😂😂😂
@iloveyouxanta2335
Жыл бұрын
3 dan yaa isku balamiyayy😂
@dekasalad8980
Жыл бұрын
Liicaato shaadiyo back noo soo dheh😂😂😂
@AbdibasidAbdisamad
Жыл бұрын
أنت مضحك هههههه😂😂😅
@ahmednuur1887
Жыл бұрын
First one 🎉
@maxamedfaadil
Жыл бұрын
Liicato wlhy wa mucjiso socoto
@cabdirahmaanahme4329
Жыл бұрын
Anaa uhoreeyo😂😂
@alishaomar9045
Жыл бұрын
Is taatabasho free ah 😂😂
@abdirahmanamohamed9298
Жыл бұрын
Shaadiyo LC wakiki maahan 😂😂😂😂😂 aa waa LC waikiki😅😅😅
@Aaron-joseph570
Жыл бұрын
Shadiyo dad badan farxdooda tahy wllhi oo ani ka mid ahy😅😅❤
@deeqodaahir3224
Жыл бұрын
manoli saan u qoslayay kil yihi ixanuunay 😂😂😂😂😂
@Yapper_Kitty
Жыл бұрын
Asc wll alle dartiis isoo booqo ❤
@SucaadoMaxamedAxmed-gl1bq
Жыл бұрын
KuwAan shactaro badnaa🤣🤣🤣
@quruxdaiyoaduunka496
Жыл бұрын
naagtan dhakhdhakhda haysa ee laxanka saaraysa qayladan dheer qosol lama odhankaree maxay ninka xaaska ax lugtiisa ka rabtaa inkastuu doqon yahay laba naag dhexda gashtay
@fatuumohamuud6286
Жыл бұрын
Wiilo qosol😂😂
@Yapper_Kitty
Жыл бұрын
Asc wll alle dartiis isoo booqo ❤
@omaamir1444
Жыл бұрын
Liibaan laba adi ka daran ayaa dhexda u gashey shaadiya barnaamij la keentey qosol madax kugu rido 2 kaniini jeebka sii gasho maashallah walaal qalbi furan ayaa tahey allaha ku xafido
@momalikchanel2933
Жыл бұрын
Wiilo so funy
@xuriyamaxamed1009
Жыл бұрын
Wlhi shaadiya darteeda ujooga halkan😂😂beerka i fuuuray 😂😂dhip bdnaa😂
Пікірлер: 282