Koko miskiin waxba may cunin Ayaaniita dhexdhexaad lkn Amiira iyo Fowsiya kal iyo laab ayay u cuneen 😂😂
@anasluckyboy9465
Жыл бұрын
The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💕💕
@NimcoAmiro
11 ай бұрын
Scw
@hanixaji-e7y
Жыл бұрын
l love you Amiira quruxey 900k isha Allah macanto
@ayaanniita-v3l
Жыл бұрын
Allah is one 🎉❤
@amienamira9116
Жыл бұрын
Koko waaa iga Qoslisaa Amarka Alle Say isu macaynaysayy iyo sida ay Amira uga Qaadayy waa ku qoslayy😂😂😂 wax Nool Baad taHayy Qurux badaneyyy😢❤
@SabiriinNuur-n6d
Жыл бұрын
Team qab qab koko prank kusoo sameyah😂
@KhaasimMoha-pw5tg
Жыл бұрын
Hhh amiira wxa sii oged gabdhaha inee bajiyo iyo leeflefow jecel yihin asa game nooga dhigte wllhi ragow chalangina indhaha lee ku cawino wlshe amira xalimo bdn ayew qab online u zii cunoyo wa daremaya😂😂😂😋😛📽
@adamzahil
Жыл бұрын
Ayaaniita aadmi naxariis badan m.a ❤
@HOOYOFATUSHHASSAN
Жыл бұрын
Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏
@FathiOsman-y7s
Жыл бұрын
SCW
@NimcoAmiro
11 ай бұрын
Scw
@suhuusahur6782
Жыл бұрын
Gabdhaha way xishoonaya si fcn wax uma cunayaan 😂😂😂
@salmomuqtaar9745
Жыл бұрын
Amiiro wiilasha soo tababareen uma leena sida wiilasha u cunoo saa🤣🤣
@khadrabintusheikh8862
Жыл бұрын
Waxaa kaaga daran wuxuu qofka hore gacanta kusii haayo in lagasii qaaro sasa gameka ku macanyahay😅
@suhuusahur6782
Жыл бұрын
@@salmomuqtaar9745 qab qab ba tababarey😂😂
@suhuusahur6782
Жыл бұрын
@@khadrabintusheikh8862 gabdho wiiye way xishoonayaan😂😂
@Naima-43
Жыл бұрын
Gabdhaha way xishoonayan wilashaa ku fiican sida ii muqata marka amiiro wilasha kuso celi waxyaabahan iyagaa ku fiicane
@MuniraOsman-zy6zi
Жыл бұрын
Amira qab qab koko prank ku samee plz waa codsi😂😂
@blackpink2487
Жыл бұрын
SCW GAABDHOW ILAAHII IIDIN ABUURAY KA XIISHODA OO DAAYA CUNTADAD SHAEACA KU CUNEYSAN KAMARADA HOORTEDA MIDA KALE MAWANAGSANA IN ISTAGA WAX LAGU CUUNO SIINXI SOO QAATA MID WALIBA 123 SIDEY U CUNI KARTO HAA KU RIIDATO HADHOW MARKAY DHAMATO FADHIYSTA CUUNA WAA IGA TALO TAALO WLALNIMO
@maryancabdirizaaq7509
Жыл бұрын
Adiga wll magaca naagaha gaalada oo alle iyo rasuulka beeniyey magacooda iska badal iyo heesaha wax fcn mahe oo allahi ku abuuray ka cabso markaas dadka waani
@blackpink2487
Жыл бұрын
@@maryancabdirizaaq7509 HHHHH XAGE KU AARAGTEY AANIGO NAAGO MAGACA GAALO WATA XAAGE HEESUHU IGA SOO GAALEEN HHHHH WAANBA NECEBAHAY HEESAHA MUSIGAD SHIIDATAN BAAN BAA KAARHAY OO AAN IIDIN IDHAHAA ISKADAYA SIIBA ASAD CUMER INTINA 27 ISKU SHEEGTA WAAH .WAAH HEY JOJIYA DHIIBTA WAALIGEYNA MA YEELAN YUT BEES IIDINKA IYO IN YAR BANBA MAR MAR EEGA WAX AAN DENBI AHAYNA IDINKAMA HEELO CAWADA SUBAXA JIIMCAHA IGU KIIN DANBEYSA KULIGIN BK BAA IIDIN SAARAN WANADEYDIBA .WAX KALAD KA DHIIGTEN SRY
@blackpink2487
Жыл бұрын
@@maryancabdirizaaq7509 HAA AADIGA MAXA SHUNTA KUGELIYEY MAGACAGU WAA MARYAN CRIISAQ GURUBKABA KAMA TIIRSANIIDE SEE WAX KAYIHIN IYAGAN MOODAYE IIDA
@blackpink2487
Жыл бұрын
@@maryancabdirizaaq7509 Bk binki baa igu qoorane maxa iskagalay allwan iyo magac gallo isdeji wanan ku casgiyey
@ifkanoloshai3564
Жыл бұрын
Amiiro qurux ❤qab qab😂❤
@amranxuseen9834
Жыл бұрын
Koko ayaa lagu Tala galay waxaan ee u dhaafa aqwaan yaal 😂😂😂❤❤❤
@HaniIbraahim-fr8eb
Жыл бұрын
Amiira wllo koko prank kuso samee
@SahroJimcaale-i9x
5 ай бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252616784780 // 0614924579
@carfooncarfoon12
Жыл бұрын
kooko qosol igu dishey caawa nasiip xumo😂😂
@inaahmed3734
Жыл бұрын
Amiira tan gabdhaha nidaam male tan wiilasha dhaantayy ani San uarko😂😂😂😂
@haala552
Жыл бұрын
Waa xishoonan wiilasha waa kala tafayeen xararad uyeelayeen ayaga aroosad cml loo cuna
@saamiyasiman9742
Жыл бұрын
Isku mid maboqo karan gabdho masakin wa marwalbo wilasha cml dila maha
@shukrimohamed4808
Жыл бұрын
Dumarland isn't easy 😂
@xaawoluul265
Жыл бұрын
Cuntada maba cunowsiin maxaa la taataabaneysiin😂😂😂
@FardowsaCali-h7l
Жыл бұрын
Amira game ka woo fican yhy lkn xamasad malaha waa is dhodhorosin 🎉❤😂
@MAXAMEDOFFICE-zv9tq
Жыл бұрын
Amira qurux fan's kaga ayaan ahay ❤❤❤
@ahlamabdiwahab
Жыл бұрын
Dadka meel loo raaco malaha haday boobi lahaayen lacalaa waxay dhihi lahaayeen gabdhaa tihiine xishooda Hada markay xishoodeena waxaa ledihiin maskiinimo wax u cunaysiin maa boobtiin cml..😂😂
@Jarmalka1251
Жыл бұрын
Ayaaniita waa naxariis badan tahay maskiin wye
@Naagnool102
3 ай бұрын
Amiira challengan so aceli pls sundusna kusoo dar😂😂
@mumtasyes
Жыл бұрын
gabdho vs willaal kaso dhig halaka vaxee😂😂
@Faaris-v3g
6 ай бұрын
Koko qosolki adunla 😂😂
@khadritamoha1562
Жыл бұрын
Ree comments idinkalee dal bateen hdana mxaawaye sidan ku qanca noh
@MaxamedIsmaaciilaxmed
Жыл бұрын
Ayyyy amiiro qurux 700 cominsoon insha allah ❤🎉
@adamsulaiman3969
Жыл бұрын
Gaymkan xaraarad malaha dadkan iimaanku u daganyahay waxaa ka roon kuwii iimaanka beelay ee raga ahaa
@mohamudhassanmamo427
Жыл бұрын
Kusali nabii geyni Mohammed scw
@maxamuudibraahim9464
Жыл бұрын
Allah is one❤
@Hurdaaye7
Жыл бұрын
AYANITA waxaas dham xaar miyaa abaay abaay🤤😩😩
@youngman1919
Жыл бұрын
MaashaAllah si sharaf leh oo weliba buuq la,aan ah ayaad u ciyaarteen.. Thanks.
@fply3303
Жыл бұрын
Halad male rag balehaa soo cali rag ok amiiro 🙏🙏
@issackaden9865
Жыл бұрын
Amiira qalanjo wan idin salamay dhaman challenge ka ok waye balse Dumarka kuma wanagsana inta maqluq oo idin dawaneso Ina wax ku Hor cuntan just wiilasha ku daaya one ❤my beautiful sister’s
Gabdhha maxay uku kals shakiyaan marka kob biyo lagu cabayo wiilasha laga lama shakiyaan😁😁🤔
@saynabahmed9821
11 ай бұрын
Waada mahadsan tahay
@mohamedjama7231
11 ай бұрын
Ayaanita 🥰 if you know what I mean 😂 Koko meeqe cuntay? Amiira meeqe cuntay? Fowsiya meeqe cuntay? Ayaanita meeqe cuntay? Qofki si sax ushega $100 ku guulesana.
@Leeylomowiild
6 ай бұрын
Kokowalagbsateyi😂😂😂
@muniiracabdinuur2360
Жыл бұрын
Love koko 300k subscribers love insha allah
@AishaMohamed-x4y
8 ай бұрын
Super ayaanita❤
@nasraMahamet12
Жыл бұрын
Koko wee xishoonosooo😂😂
@SahroSaciid-dh6ue
7 ай бұрын
Amiira soo basi qlpo
@AliAbdi-hb6dk
Жыл бұрын
Amiiira challenge gabadha so celi hwen daaanbi🤣🤣🤣🤣💯
@Abdifatah773
Жыл бұрын
Wooow Another level❤❤❤
@muxyebishar4333
Жыл бұрын
M a wllamira
@hajiyowwalaalmountsuufto4446
Жыл бұрын
Amiiro qurux nasiibkii oo qof ah xoolahaga qof kle yuusan kuu cunin qarash iyo nasiib dara isku darsa waa dhibaato VIVA AMIIRO QURUX ❤❤❤
Пікірлер: 293