Geesi Qaran ❤No Huwan no faqsh no qadaadweyn Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️
@JamalAli-pz6kn
2 күн бұрын
GEESI QARAN ALI DUL❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUL SOMAILAND
@maryamdirie6842
2 күн бұрын
Shacabka reer Somaliland aya siyay awada cadawga Wadani. Haday reer Somaliland dhagaax ku shidi lahayeen idna may si hor jogsadeen kuwa dibaduna hanjabada kumay dagdageen
@awgeele
2 күн бұрын
Abwan cali duul geesi qaran.
@makebravo7133
2 күн бұрын
DAAHA FAAS ABWAAN QARAN WEEYI
@shabeel7467
2 күн бұрын
Xisbiga Huwanta Wadani waa cadow Maareeyena waa kabaleef iyo ka ku xigeen ka Ayga Ogaadeen.
@nasircumar5311
2 күн бұрын
HEESTA HOOSBAY U DHAGEYSANAYAAN XITAA MAAREYE HAMBALYO U DIRAYA ABWAANKI SAMEEYEY DAAHA GAAS
@makebravo7133
2 күн бұрын
MAREEYUHU MAKUWII SABLAALAA
@user-yi1nu9ne8t
2 күн бұрын
Wadani wain laladagalama.
@ifrahcumar4352
Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aadammax9534
16 сағат бұрын
Abwaan, dhaqan yahan, wariye Cali Duul duul waa run sheegee!!!
@user-km7zl5ph9z
Күн бұрын
M callow horta waan ku slasmayaa qoladaa heesta abwaan daahe dhibtay intaydAn ugu dar itoobiiya tigdham soomaaliya yugdham jabuuti tigdham inacumargeele yugdham isomaliland tigdham turkiga yalam imaaraadka tigdham gadar yalam by baaruud
@studnteamisha3358
2 күн бұрын
Ma xishooda haduu jiro waa cali duul duul
@abdirahmanjama5657
2 күн бұрын
Asc.caliyaw.mar.marbaad.tareertaa
@aishamuuse202
Күн бұрын
Xaaladda ay somaliland martay nin aan muuse biixi ahayn kama bixin kareen wax badan dalkan wuu soo gaadhsiiyay qaladna wuu jiraa oo dee bina aadnimaday ka midtahay oo ma qaldame waa ilaahay dadka eedanayaana waa mid kursi doona ku xildoona ku qabiil ku raacsan mid madaxdhaqanimadii lagu yaqiin ka tegey oo hunguri halkaa dhigay waxaan leeyahay reer somaliland waar waddanka waa lagu soo duulay oo noloshiina laga xun yahay shalay iyo maaantaba ee gacmaha is qabsdo oo doorta nin dantiina iyo danta qarankaba difaaci kara cadawga dibadda iyo ka gudahaba ilaahay ha jabiyo guul iyo gobonimo Somaliland mashallah ❤️❤❤
@abdiaziizahmed7827
Күн бұрын
NIJAASTA LAGU SHEEGO WADANI WAA CADOWGA QARANKA SOMALILAND SIDAA DARTEED WAA IN ISHA LAGU HAYAA XISBIGA IYO DADKA BUKA EE TAAGEERA WAXAY NECEB YIHIIN JIRITAANKA QARANKA SOMALILAND
@ahaiban1
2 күн бұрын
Xisbiga Wadani wuxuu jecel yahay cidkasto Somaliland ay is-diidan yihiin...
@user-ov2wz5eh9u
Күн бұрын
Xisbiga wadani waa wadani xabashi maha balsheeg xabashkan noo duuntay halkuu ku dhashay
@ahaiban1
Күн бұрын
@@user-ov2wz5eh9u Carabkaad ku hadlayso miyaanad ka baqaneyn inuu engego markaad leedahay xisbiga wadani waa wadani, anna waxaan hubaa inuu Huwan yahay, Xirsi waakii isku cadeeyey Inuu Muqdisho dhuumasho kula shiri jirey, Cirro waakii Xasan Sheekh Nairobi- Kenya ku kulmeen ee yarka habarjeclo u geeyey, xoghayaha Khadar Xuseen Cabdi waakii Mahdi Guleed lacagta ka soo qaadi jirey, eeg faalooyinka dadku ku qoreen bogan waxay ka sheegeen X Wadani, kaad leedahay xabashiga noo dhuuntay halkuu ku dhashay waa kee magaciisa sheeg. Igaba dhan....
@user-ov2wz5eh9u
Күн бұрын
@@ahaiban1 xisbiga kulmiye waa xisbi xabashi leedahay oo xaraana umadii raba in uu oromeyo guul wadani
@ahaiban1
Күн бұрын
@@user-ov2wz5eh9u Kulmiye waa la yaqaanaa cidii sameysay iyo cida imika maamusha mar sadaxaadna xukunka wuu ku soo noqonayaa, oromada aad sheegeyso ka waataa waa Wadani Sakariye Saajin ee lahaa Habar Muuse ayaan soo helay oo waa Garxajis isago dharkoodii xidhan, waxaan aad uga xumahay Magacii Garxajis ee xisbiga wadani naga dilay ee loo bixiyey Yusra Harti. Waa magacii reerka aan lagu dhici jirin ee Maydh illaayo Hundo/danood iyo Bulaale dalooliyey...iyo...iyo...iyo?!!
Caliyo arrintu wadani iyo kulmiye ma aha ee summad Hadal kaga ku dhigo nin weyn Baad u muuqataa, qofkii damiir soomalinimo ku jirto oo Inuun Dareen caqli Salima ku Fakaraya heesta wuu nacdalaya, mana aha waxa ubadkeena lagu hanqariyo.
@maryamdirie6842
2 күн бұрын
Wax walba xisbiga Wadani lakin waxay donayan midnimo somaliyeed iyaga iyo Xassan Sheik wa isku figraad
@alihussein2817
2 күн бұрын
Ninka sheeganaya hogaamiya Awdal wuxu xaadhaa Tim Horton ka kanada ee magaalada Ottowa.
@aadammax9534
15 сағат бұрын
Marraa waaxid ❤
@NOREDIN666
Күн бұрын
BENAADIR xitaa ma iyagaa leh. Adoon SACIID BARQASH bay ahayen. Benaa- u Dir . Dir baa aas- aasay. Dad Muslimiinta CAD CAD & JAREER aya iska laha .
@somaliland4ever484
Күн бұрын
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN
@babwaaqoibraahim19
Күн бұрын
Waar ninkii hore ee dirir nin adag oo aydaan isfahminee ninkani si fiicn buu kuu waraystaa 😂
@kalamaantv
2 күн бұрын
Lkns musharaxa cirro waxa waa ka nadiif iyo xirsiba ee waa gudidda gx eed is haysaan calaw....
@kalamaantv
2 күн бұрын
Midhakaa cadaab kugelimaysid abwaan Cali Duulduul waayo hadii left nagaga laraaco way didayaan hadii jabouti la islaayo way didayaan wanyabay hadii hees la qaado way diidayaan hhhhhh
Somaliland maha heego kaliya ..... heego kaliyana maha Somaliland...
@sidrasirad9475
Күн бұрын
xayir mareeyeba in badan buu u hadlay somaliland watay lahayeen malain dhowayd ninkasi gooni goosad buu aaminsan yahay aay u dhaaranayeen markaa sidas shegtay kursigooda ilaashanayaan haday is hdmana way ka soo tegi lahayeen lakiin xayir mareeya xata wa u hadla somaliland marku doono markalena dantiisu wataa wana nin xamar ku dhashay o aan weligii ka bixin sidan maqlay oo aaan aqoonba somaliland ragaas halkaas aaday nooma tirsana haday doontan haalkaas ha baqtiyaan lakiin yaan midna la fanin midna la qabsana waa khalad inad kala jecelaystan rag qadiyadooda iibsaday calooshooda raacay
@makebravo7133
2 күн бұрын
KKKK QAAR BURCO KA HADAAQAYEY O KULE NAAGAY NAGA QABAAN KAMA MAARMI KARNO WA QAAR AN IS IDHI MA NAAGA BIISHA WAXAS MISE WA NOOCII CIRO
@user-bd8ps5nk3l
Күн бұрын
G36 GARXAJIS HADANAY CALI DUUFLE ISKA QABAN WAY GUMOOBEEN. WAAR NINKA MEEK SAARA MAYE DHALINYARADII GACANTA FUDUDAA SHAQO KAQBTA NINKA LO.DA
@user-sz7sn2rv9r
Күн бұрын
Faqash duuf iyo dhareerba adaa leh
@abdiaziizahmed7827
Күн бұрын
ANIGU WAXAAN JOOGA BURCO WAXAA HUBAAL AH DAD YAR OO DEGA QEYB KA MID AH GALBEEDKA BURCO AAD AYEY UGA OOYEEN HEESTAA WAXAYNA KALA DAREEN YIHIIN FAQASH DAAROOD IYO CADOWGA SOMALILAND WAANU OGNAHAY SI FIICAN AYAANU ISHA UGU HEYNAA MANA JIRTO WAX AY SAMEYN KARAAN
Reer soomaalilaanoow uruka jar iska xoorka ah inagoo kawar haynay inay huwanta lasafnaayeen dagaalka 2meelood laynagaga soo qaaday hadaba heestii abwaanku sameeyay huwan iyo soomaali Etal way kabaroorteen sidoo kale taageerayaasha wadani oohinbay afka furteen mala iswaydiiyay meesha xanuunta ururkan wadani marka cadawga dalkeena lala hadlo???????
@JaamacAdheere-xm6xu
Күн бұрын
Cali sidaad u mareysey xayir maareeye ayaad mar qudha meeshadii ama dariiqaagi aad u halaabi jirtey ee sune wey dhaaftee faraalka ku aheyd inaad taataabato xaalka XISBIGA badbaado qaran WADANI. ISLAANTA ODEYGA WAX LOO SAAR
@burcaawiilkacase4764
2 күн бұрын
😂😂😂😂
@user-ov2wz5eh9u
2 күн бұрын
Dhiigeena ayaad nabad ku heysatan hargeysa iyo berbera waxey xuroobeen markan siyad bare ka saarnay xamar. Xabashi oo xamar inoga dishay 60kun ayad noo amaneysan dhiigeenii oo qoyan. Abaal laabayaal. Keena xabashi nabada ayaad ku kibirteene
@mustafahassan2555
2 күн бұрын
YAAD XORAYSAY????.NACDALYEY!!!!.AXMAARKA DAAROOD BAA BILAA SHARCI KUUGU KEENAY!!!!.DEKED BAANU KA KIRAYNAYNAA!!!!!!.DEKEDA XAMAR EE AAD TURKIGA KIRAYSAY, MIYAAD WAX NAGA WAYDIISAY??????.HOOYADA DHINAC WALBA KA WASE!!!!!.
@user-ov2wz5eh9u
Күн бұрын
@@mustafahassan2555 darood iyo amxaaro iyo reer galbeedkii watay casharkan u dhignay dunida og. Ma adaa xoreystay hargeysa iyo berbera fuley yey abid madan xoreyseen adanan siyaad bare xamar anagu ka ceyrin laheyn. Gooja cade ayaad ragaaga iyo hubkaaga kaga soo carartay. Daarood hawiye ayaa soo socdo ayay caruurta ku seexiyaan . Dhiigeenaad nabad ku hesheen wad kibirteen amxaaro ayaad noo amaneysan wan is baran doonaa
@user-ov2wz5eh9u
Күн бұрын
@@mustafahassan2555 gun ceytantoo iqlaaq la barin baad tihiin
@NOREDIN666
Күн бұрын
Adoon Hawiye sxb adiga Adoon aha Daarood ku raran jireen . Naagaha ay 21 OctoberTARABUUNka Ku wasi jireen. Goorna ISAAQ hortii Baniaadam ahayd. XABASHI anaga ah oo HBR XABUUSH ah oo BURCO joogna. Ethiopia 🇪🇹 yaa kuu soo kaxaystay. CALI GEEDI & C/laahi Yusuf sow wallaalha ma ahayn. ?? Ma Ethiopia 🇪🇹 wax ku geysatay mise adiga Somalia 🇸🇴 isu geystey. Somaliland 🇬🇶 ya deegan u leh taarikh ?? CARAB , XABSHI , YUHUUD , DIR , OROMO & CANFAR waa Dhulkoodii. Adiga Hawiye ah & JEBERTI yibir Daarood goorma Isir & nasbad & taarikh u yeelateen ?? 😂😂 adeer wllhi Qusmu Billaahi HINDI & YUHHUD aya idinka XIGA SOMALILAND.
@user-ov2wz5eh9u
Күн бұрын
@@NOREDIN666 daarood caruurtooda hawiyaa soo socdo aya lagu seexiyaa nacas hadan idinku soo dhaqaqno ma waxad u maaleysaa galkacyo iyo garoowe in ay ina hor istaagi karaan malintan xamar kasaareynay xabashi iyo mareykan mantan ka hub xoolo iyo rag badannahay somali niman xorineynaa mahee dhamantiin ayan xoog idinku qabsan karnaa
Пікірлер: 73