Sikhraan Ila skhraan iyo kuwalamad oo usacabeeynay
@nkm3449
Ай бұрын
Isaga lamaan yaabi oo waa nin sula ka dhigay oo waalan oo aan dameer lahayn waxaba xeerineyn ee waxaan la yaabay kuwa ka hoos qoslaaya ee sabaka ku tumaaye kuwaasaa cilaaji u baahan in la geeyo
@sahardidmohamed467
Ай бұрын
Yaa soo toosiyay
@AAYA23
Ай бұрын
Hhhhhh
@KokoM-wp6ok
Ай бұрын
Noofambar Lacagtaad daadinaysaan ilaahay vaa ka weyn
@omerhassanmba1626
Ай бұрын
KKKKKKKKKKKKKKK ISKA HADLOW INA XIGARE
@MubYus
Ай бұрын
Si looga hortago Murankii iyo buuqii, xasaradii ay Wadani geliyeen doorashadii hore iyagoo been cad sheegaya oo leh dad dhintay ayaa codeeyay, Dhamaan cod bixiyayaasha waa in isha laga sawiro mar hadiiba qalabkii la hayo.
@dauuddaaauud8339
Ай бұрын
Muuuse geesi
@dalaisacgibril5899
Ай бұрын
😂😂😂😂
@AA-xl8ev
Ай бұрын
Ninyow hawawinaya dhee Ragan Ciro,xirsi & Ina hashi waa Rashid dhibataan dalka so gadhsiyey 18 sanadod ila maanta Hore waxay so kharibeen ama dhaxalki ee rebeen ayu Madaxweyn Muse hagajinayaan Dameer Madaxweyn Musse ku dul joogo dhusadisu waa ka qadi meyso
@cabdaleherer8546
20 күн бұрын
Car bal eega lastimka walhi kulmiya la wareegaya ali guray iga qora taas abdirahmaan iyo xirzi iyo ina xashina hadu cayi waayo iga qora taas
Wadani.. CIRO.. shalay waxay ku doodayeen Muran joogta ah dadkii ku geliyeen in aan laga guulaysan doorashadii hore, waxay yidhaahdeen dad dhintay ayaa codka bixiyay, maanta in ay diidaan in cod bixiya yaasha in isha laga sawiro waa wax aan la aqbali karin..
@nasroali3279
Ай бұрын
Adeer Cali guray waan ku wataa
@farxaancawil926
Ай бұрын
Komishaneer muuse biixi ma amar cusub buu soo rogay Dhufayskio uwaynaa ee doorasho ururo kaliya waa tii lagaso saaray markaa wixii kale waa caano kula dage
@MubYus
Ай бұрын
Baroortu Orgiga ka weyn, waxan oo cabaad ah ma waxay u dhacyaan dadka codaynaya isha ha laga sawiro... Yaaab.
Hadi cirro uu madaxweyne noqodo Xassan sheik aya ku ah Madaxweyne sida ula soco
@CabdirashiidMaxamed-xc9on
Ай бұрын
Nin aadag weye cali
@MubYus
Ай бұрын
Nin adag ma cabaado , maalin walbana buuq iyo qaylo waxaan jirin ma sheego.
@abdulrahmanmohamed9032
Ай бұрын
Waar meesha aynu maraysaa foolxumaa. Waar dalku baaba'a maaha ee ka daaya habaarka. Ma ictrifaaka soo socda ayaad horjoogsanaysaa???? Afxumadu Waxba inoo tarimayso. Labadan nin ee aad ku waalateen waa mujaahidiin ee ixtiraama. Si ka kale ka danbaynaya loo ixtiraama. Waxa aad waddan waa burbur iyo halaag. Ummadda ka xishooda Mar uun.
@HRU20209
Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂LIBAAX AAN RUNTA KA GABAN...
@rodahussien1993
Ай бұрын
Xaqdarada waa rafadkoodii ugudanbeeyeey
@abdirahmanlibaan5850
Ай бұрын
Mujaahid cali guray geesi hadal cad
@HiboElmi-jp5hk
Ай бұрын
Walee cali guray wuu waashay beentaas haw sheego way buuxdhaafeen ayuu yidhi hada midhba ma hayaan
@Saadoibrhm
Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊
@awalederia9601
Ай бұрын
Mujahid ali gurayow Aabti haddanu nahay shacabka somaliland 5taa billod way nagu dheertahay xatta waxanu happy kunahay inagu doorasho qaban wlhi waxanu rabnna in anu meesha ku'gubno muuse ku jihaadkiisu waa dembii dhaaf baal eeg halku xaddkii waddanku marrayo bal cidankii qaranku sidu u babay siduu u bayhoofay
@user-sy4xq3zz4e
Ай бұрын
Haday sii go een Cali guraybay qof moodeen
@cabdinuurallaale6249
Ай бұрын
Halka somaliland ay ka dhiman ladahay waa cali guray
Пікірлер: 67