Culeys walbo fudeed ayaa ka danbeyso ee allah ha kaaga soo celiya ayaga oo caafimaad qabo jir iyo qalbiba iyo diintooda aamin walaal allah ha idiin saaidiyo iyo iimaanka iyo samirka aabo iyo hooyo aamin yaa rabi na dabo qabo waan daalnee wadanka oo nabadey aamin
@katraali8574
3 жыл бұрын
Ilahayow war khyr qabo ya rabi
@faadumomaxamed1342
3 жыл бұрын
Asc abaaayo macanto walaahi si kala iyo laab ah ayaan kugu duceeyaaa illaahawo ku Aqbal OO kuu ajiib Aaaaaaaaaamin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌
@nawalmohamedanab222a9
3 жыл бұрын
Insha allah alle haku keno adigo cafimad qabo o.o wato ciyalka oo dhan oo cafimad ku qabo abayo mcnto
@qalbifuran8586
3 жыл бұрын
Asc yaarabi maantoodhan ayaan kuu soomanaa yaa allah reerkan iyo kuwo kale oo badan oo gaalo caruurteena Muslim ka xoog u sheegteen dawlad xoog leh oo uga soo celisaana jirin yaarabi uga soo celi laaxala walaa quwa yaa waa xid yaa axad yaa raxmaan yaa raxiim yaa kariim allow Naga aqbal oo u fududee in loo soo celiyo ubadkaa yaarabi inshalaah aamiin aamiin aamiin
@shukrihasan5765
3 жыл бұрын
Allaahuma AamiinYaa Allaah
@deeqoali5108
3 жыл бұрын
alxamdulilahi inta dhiman allaha so dhameestiro
@zainababukar6077
3 жыл бұрын
Alx allaah waxad kufaraxdo allaha kusiiyo walashey allaha kadarxiyo.
@basromahamed9517
3 жыл бұрын
Qeyr insha Alaah
@mariyamohamed3930
3 жыл бұрын
Asc ilah hakaso in dib usoco celiya samir alaha idin siyo hawo gusha wa xajigaga
@faizahassan3241
3 жыл бұрын
Alxamdulilaahi Rabilcaalamiin Ilaahay khayr ha inoogu dhameeyo inta dhiman
asc abayo insha Allah guul kudenbee adiyo caruurtada
@zuruurismail4482
3 жыл бұрын
Waad guulaysan mar aan fogeyn Insha’Allah
@fartundahir1380
3 жыл бұрын
Waligaa ha murugon fadumoy adigaa guulaysan horay u soco waligaa ha quusan
@deeqoabdi9587
3 жыл бұрын
Alxamdulilaah
@deeqoali57
3 жыл бұрын
Ilahow soo sahal caruurteena insha alah faraj qariib
@rahmonoor9900
3 жыл бұрын
💟💟💟💟💟💟❣
@fatumaali1463
3 жыл бұрын
Wcs mansha allah faadumo cadey ilaahay haku bad baadiyo
@habibohashi2270
3 жыл бұрын
Alx
@faxladomohamed7409
3 жыл бұрын
Asa
@khadarahmed1644
3 жыл бұрын
Umada somaliyeed waxanka codsanayaa fadumo buraanbur in loo kala kiciiyo waayo dagal ayay ku jiirta
@nuriyamohamed2312
3 жыл бұрын
Naagta ilmahaaga haysata rucbi iyo argagax Allah haku tuuro oo ilmhaaga dagdag Allah ha oga keeno. Aamiin
@hodanmacalincumar9634
3 жыл бұрын
Abyo aniga ma fahmin wax isheka mxa loka qatay ilmaha
@ahmedshire6725
3 жыл бұрын
أسل الله العظيم رب العرش العظيم ان يفرج همك وييسر أمرك يا رب العالمين ويحفظكم يارب
@roobiyorays8398
3 жыл бұрын
700 oo qof qol at Ku jiraan ayaan kaaga ducaynay gaar ahaan Salman iyo Suraya oo aan magacaabnay, in ay habeen u tahay in ay maalin u tahayba, maanan ogayn in Aad duco dalbatay, Alle wayne nama qadin doono.
@ubahabdiub7636
3 жыл бұрын
Allaah illaahayow soo fududee hawsha Carurtay insha Allaah wan helena carurta
@nurap3027
3 жыл бұрын
FARAJKII IYO FARXADII ALLAH SWT HA SOO DHAWEEYO YAA RAXMAAN YAA RAXIIM ❤❤❤
@fartunsharif1779
3 жыл бұрын
allah ku so fudediyo insha allah xabibti guul wacan gushada wa ku sheyda amiin amiin yaa rabi🤲🤲🤲🤲
@khadraali7062
3 жыл бұрын
Qof waliba qurbo heyso allah ka feedo hooyp xun ma jirta sheydaan baa jira allow inaga qabo sheydaan
@fartundahir1380
3 жыл бұрын
Salaad inta tukato sunaah abyo ilaahy isku oohi ilaahy Irida hakaa soo gasho ilmihii ayagoo nabada waan ku dareemaynaah murugtana waan kula qabsaneyna ducada laaxawla walaa quwata ilaabilaah ku cel celi please abyo anaguna waan kuu soo ducaynena
Markan arko fatuma o faraxsan wan so orda waxan isdhaha war farxad leh ayy sida ilahayow naga wada farxi o fatuma ilmaheda si dagdag ah Kusoceli yarabbi yarabbi yarabbi yarahman 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@ShamisDaqarre
3 жыл бұрын
Ilaaheey hakuu gargaaro abaayo
@raxmoaxmed4966
3 жыл бұрын
Masha Allah Allaha noso fududeyo guushu wey dhawdahay Allow noso dhameysti nimcada
@drssimanali5797
3 жыл бұрын
Masha Allah washay Allah ku barakeyo caruurtada Allah ku saqiro amuuraha Allah yaaa Allah yaaa Raxman yaa kariim fadumo caruurta u keen insha Allah
mansh alh farxadadu wa farxadayada walal qali ❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dahabisak8383
3 жыл бұрын
Asc abaayo Faadumo tan midaan kasheekayno Allaha noo kaso ilaaheey ducadeena hakuu aqbalo salaad kastoon dukado waan kuu duceeyaa Allaah ayaa talo kufilan Aamiin Aamiin abaayo ❤️🇸🇴
@deqoxasan9699
3 жыл бұрын
Kurbada Ale kafeydo abayo qali ilahey carurtada hakusahlo
@naimaabukar4836
3 жыл бұрын
Asc abaayo fadumo seetahay alllaah ha kuu soo celiyo caruurta dhan duriga nuurkiise ayaa rabi ayaa rabi
@anabh5771
3 жыл бұрын
Ilaahow kurbada ka qaad reerkaan iyo meel murug la fadhiyaan carurtiina maasaaakiinta ahaan a meel naxdin iyo murug la fadhiyaan ilaahow isku keen ayaga wada bad qabo niyad iyo jir ahaan ilaahow sinayad ah ban ku baryaneynaa maanta waa jimcee naga aqbal fadumo mashaa a Allah walal ilaahey isku dhiibtay mana laga yaabo in aw ku dayaco anagane ducaan kula garab taganahay waxkale aan ku awoodno maleh ilaahow inta hooyo dhiban carurtood laka heesto uso celi ey ku jirto gabadhii nimco 6carura agoonta laga heestay
@dheeqotahliil128
3 жыл бұрын
Insha Allah rabihasofududeeyo gaalada aleha jabiyo alahajabiyo
@shigreelmi3253
3 жыл бұрын
Insha allah waka baxaysa fadumo qaliiyey wallhi wan ku jeclahay illahay cadawgaga cagta haka hoos mariyo gal iyo muslin mu shega kugu ragan allaha kaa qabto mcn
Allaha mahadaa leh wlh waan kuuduceyaaa Hadane salad subax baansugayaa Markan arky waanfarxay
@Faayoow
3 жыл бұрын
Ma sha allaah samideey waakuso duceyaa maalin wlabo qeer in sha allaah
@habiboanshur9989
3 жыл бұрын
Abaayo urka iman ka hor ku la socdey mash Allah wa somanahay manta ilahey ban ku baryaa ilahey haka ga soqado ciyaalkada abayo wallhi qof yutubar ah on ku xirnado waa adi bis ilaa inta ciyalkada ka heleyso wa ku lasocaa malintaas waa kula dabaldagaa ilahey hanokaso ado ciyalkada heshay abayo ♥️
@roowdaahmed6137
3 жыл бұрын
Ax wa oyey abyo insha allah wa kheyreyna shalay galabna wa soomana waku so duceyey allaha aqabalo
@hawoabdirahman1501
3 жыл бұрын
Masha allah abaayo qaali ducada dhul ma dhaceyso intasi qof o so wada duceyey e an hal haween la wada dhalin insha allah samirka badi nin alle xaragiisa u dhiibtay ma hoogmo
@roodaabdirahmaan5238
3 жыл бұрын
Allah kurbada ha kaafaydo walaaal Ubadkaa somaliyeedna Allah ha inoo soo wada celiyo adiga oo kaliya kama maqno way inaga wada maqan yihiin
Пікірлер: 326