Yaa Allah Adaan ku aaminsanahay 99kaaga magac ee quruxda iyo micnaha wacan baan ku dhaartee 🤲🏾🤲🏾
@hamseabdilahi3538
4 жыл бұрын
Mansha Allah.... Dhaman cid kasta oo comment Akhrisa iyo dhaman umada muslimka ah Allah danbigoo hore iyo kooda danbe Allah ha dhaafo amen hana ka yeelo kuwii uu u fududeeyo dariiqa toosan amen Amiin Insha Allah ☝☝🙏
@m0parikahmeth491
3 жыл бұрын
Amen nisha all
@lovelyamjaad1346
8 жыл бұрын
Jazakalaah sheekh alle hakuugu daro misanka xasanaadka anagana hanagu anfaco
Пікірлер: 89