Allah ha u naxariistee, waxaa toddobaadkan Muqdisho ku geeriyooday mulaxamiiste Cabdikariim Faarax Qaarey Jiir. Warbixin ku saabsan taariikhda Cabdikariim Jiir waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdicasiis Axmed Barrow.
- Күн бұрын
Kumuu ahaa Cabdikariim Faarax Qaarey Jiir?
- Рет қаралды 4,064
Пікірлер: 6