Naagaha ku caaynaayo kuma gaaraan hooyo karti leh oo ciyaalkeeda dhibaato ku korsatay aad tahay insha allaah farxad weey kuu danbeeysaa ha ooynin maanta ciyaalkaaga quruxda badan maasha allaah weey ku jecel yihiin dhibkaad ka martay ayagaa kuu abaal gudi doono ee sabar
@amalamuli376
2 жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😍🫣
@ruunishbeauty3220
2 жыл бұрын
Xamdi walal subscribe isaar
@ashasangbe9449
Жыл бұрын
Farxiyo abaay wax ba ha ooyin datka warkooda iska daa wanaagaga quruxdaata,ey ka xunyihiin maalinwalba ha usoo duubin adigaa ooynoyso waa ku si farxayaan ha u soo jawaabin cadowgaa horaa loo socdaa ka daal hasoo eegin ku dhihi lahaa xabibti 💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏿☝🏿🤲🏿🇸🇴
@sahraabdi8364
2 жыл бұрын
Asc abaayo don’t listen anybody else because you beautiful woman Allah ha ku xafido you and your family amiin ❤
Insha alaah alaha kaasaaro dhibkas abaayo waa guuleeso qof dhib aan marin malahan alx dheh aniga hooyo ma heesto aabe na maheesto aduun ka aad ayaa ugu dhibtooday ilama dhalay nimka iga dhalay xataa abe ii madhahan alx ilahay ayaa iga saaray ninfiican oo aniga iyo ilmahayga nolal qurux badan na siyaa helay alx ilahay olaad oo iga siyey waxa sheego waa danbi ilahay bari insha alaah waxa aad ku faraxdo alaha ku siiyo
@khadrayusuf9123
2 жыл бұрын
Abayo ha oyin Allah u oy oo uga dacwod ha u joojin dadkan intasaba u farxada Abayo dib ha u labanin wa intay raban carurtana haniyad jebinin
@kadraibrahim6746
2 жыл бұрын
Ha ooyin allx dheh xaalad kasta wll awlaadaa ka heli doontaa gacalo Caruurta ha calool xumayn hore uga soco ❤❤
@duniyoragecohniijk753
2 жыл бұрын
Kuwa ilmahooda tuuraayo baad ka fiican tahay Alxd Alxd Alxd dheh🤲🤲🤲🤲🤲 ilaahay umada soomaaliyeed dhibka haka saaro
@shahruqueen1892
2 жыл бұрын
Ax 🥺abaayo iska samir is adkeee dhexda xidho hormar samee wax uun isku aruuri si.uun ganacsi usamee tus awoodaada tus karti.daada ha.ujoojin ✨️😍😍
@faizam523
2 жыл бұрын
Walaalo macaan inaad ilintaada tustid maaha waayo kuwa ku caynaaya waa shayaadiin Allah ka go'ay oo raba iney ku niyad jabiyaan oo arkaan adiga oo murugeysin, fadlan ha ooyin hana ciishoon waayo maanta waad soo dhaaftey dhibka badidiisii ilmahaagii waa kuu koreen inkasta oo wali yar yihiin maantase ilmahaagii iyo adigaba waa qurux vadan tihiin guri qurxoona waad ku jirtaa alxamdulilaah inta yar ee dhiman Allah baa keeni kuwa ku caynaaya waxaan hubaa iney kaa maseyrsan yihiin oodka nolol fiican tahay adigu.
@wardaabdi4168
2 жыл бұрын
Nio hooyadan nolosha Lagu ciilay miyaaa Dhawr mar arkay iyado ilmaynaysaaa Habo aamus cidna uma baahnid aan Alleh ka ahyne 😢 ♥
@Luuliina
2 жыл бұрын
please ha ooyin qaliyey hadey macquul tahay numberkada isiii
@ruunishbeauty3220
2 жыл бұрын
@@Luuliina walal subscribe isaar
@ruunishbeauty3220
2 жыл бұрын
Warda walal subscribe isaar
@ubaxmohamed4603
2 жыл бұрын
😭😭😭😭
@ubaxmohamed4603
2 жыл бұрын
Sorry Abaayo Qali ❤
@sahroibrahim2455
2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@nafisaabdullahi8462
2 жыл бұрын
Abayo plzz ilmahada darufta kaso marte dadka hala wadagiin hadhow dadka qeykoda ku ceynaya plzz siba hooyo gabdho leh thy mustaqbal ka carurta ka fakar hooyo kartii leh thy plzz 🙏🥺abayo iska day
@Hooyosomaliyeed
2 жыл бұрын
Abaayo horay u soco
@amuunahmed3857
2 жыл бұрын
Alhamdulillah xbbti wali waad caafimaad qabtaan adiga iyo ilmahaaga kaliya ilaahay u sheego kuwa ku dulminaaya goormee ka cad goosan kartaa hadiiba aad hortooda wali ku ooynayso uma baaahnid inaad habaarto ama dhibsato erey ay naaag kula mid ah ama nin ku leeyahay waayo cadaalad ilaahay agtiisay taalaa ee ku dhaaf Allaah maaalin dambo ha soo ooynin please noloshaas ilaahay ayaa kaa soo saarey walina asagaa dartiis u nooshahay ilaahay u talo saaaro
@yurubgalaal9394
2 жыл бұрын
Wallo ha u joojin dadkaas ku faker sidii aad hore ugu soconlaheed
@abuukardufle2135
2 жыл бұрын
Asc aboyo farxiyo horo usoco cadow gada onolow dadka dad xun aya kujiro how jojin abay ilmahada dhib badan aya uso martay manta ista yar o herka ah ayey kudidan yahin cadow gada dhag how dhigin sidey qalbiga kaga dilayan ale aya ugu dili dono dadkas xuun Abayo waliga wardad a ujojin gul ayan kurajeyna abay
@quenraxma292
2 жыл бұрын
Faraj khayr qaba allaha kufuro wllshay qalbigana allaha ku qabojiyo samir saliga nabiga scw iyo istiqfaarta badso waa gupaysan
@idman717
2 жыл бұрын
Abaayo ha oyn barwaaqa kudanbayn insha Allah cadowgaga ohintaada wakufarxayaan uqosol walo qosla cadawga Rabbi gaga bes balo oya
@simranabukarabdulkadir2388
2 жыл бұрын
Irsaqad wasac allaha kusiyo mesha kabahantahay allaha kabuxiyo adiga iyo inti muslim ah
@maslah345
2 жыл бұрын
Cadawgaaga umajabtid waxaa tahay hooyo kartileh wekaa maseersan yihiin ha ooyin ooyintaada waa farxadooda waxmataryasha aanan xishoonayni umada duruufta kucaynaya ayagaa liito ee adiga waxaa tahay hooyo wanaagsan ha ujoojin ee hore usoco
@adoonalahinaaadan3202
2 жыл бұрын
ILAAHAY BAA GACAN WEYN OO KU CAAWIN KARIA.. EEBE HA KUU GARGAARO. DADKA WANAAGSAN BAA LA IMTIXAAMAA. ILAAHAY UBADKAAGA AYUU ABAAL KAA SIIN. DOONAA INSHA ALLAH WAA MAALIN KHEYR LEH ILAAHAY HA AQBALO. ALLAHUMMA AAMIIN
@iprahabdizamed3484
2 жыл бұрын
Qofkasta Manta nolosha u kunol yhey qof dortey majiro qof walbo alla uqorey I.a habo wadka baxeysa runti hoyo adeg batahey dadka warkoda dhag hau dhigin🥺❤
@mimijannagale9724
2 жыл бұрын
Xabibti dad mugdiga kasoo hadlaya waa dad aan waji iyo magac lahayn, marka horey u soco gabar geesiyad baa tahay, Hooyo marxalad walba soo martay maantana ka nool. Allaah SWT ku mahdi hawiye iyo daarood waxba iskuma kaa dhamaan timirtii horeba dab loo waa.
@saciidasiman114
2 жыл бұрын
😢😢😢 tagto timaado ayaa ka badan aduunka waxaad ku waydo aaqiro ayaad ku helaysaa iska dhaaf dadka haladkooda 😭😭alle dilaa dhinto 😢💔💔 sabirka waa qaraar lkn sabar 😢 😢
@ruunishbeauty3220
2 жыл бұрын
Saciida walal subscribe isaar
@farxiyoabdi4608
2 жыл бұрын
soori wa itabty dalkad abyo farxiyo cadey waxa ku danbdeyo farxad installed allha dhamnden
Habo waxaba ha oyin wllhi tatkaa cadow kuahay hatee arakaan wee kuriyaqayaan habo cadowga dholacadeenblagudhafaa ilaheyo hooyo sharafleh qofkii kudhahow hadalo dhiba calamat ana la aqanin kaso ifiy
@halimamohamed7431
2 жыл бұрын
Abaayo macaan ha habaarin Illahay ha soo hanuuniyo nabiga Scw habaarka wuu naga reebay xabiibti
@khatraali3349
2 жыл бұрын
Soomaliyey gabdhan iska daaya bilaa caleec wlley adiga ilahay ha kaasaro dhibaatada ku haysatah adiga dhamaan umada muslimiintah insha allah wllo waa ka baxaysaah samir 🥲🥲😢
@maryamocabduqadir6545
2 жыл бұрын
Abyo wanku baryaa ha oyin is adke ilintada yey arkin dholacaden tada ha arkan waa ogahay ine dhibeso farxadada lkn ku dil Abyo be strong 💪 woman 🥰🥰🥰
@fadumomohamed567
2 жыл бұрын
Abayo samir dadkan xanunsan Warkoda kabax
@ruweydomaxamed4144
2 жыл бұрын
Abayo samirka badi insha allh ❤❤❤💯💯💯
@naciimaapdi1110
2 жыл бұрын
Qalbiga ixanuna markasto oo aan arko ohintada mamo adag ayaad tahay Hadad itasoo dhan kasoo gudubtay imikana haw joojin qoraal lagu Soo qoray mar walba tada Ka raac plz ohinta jooji cadow badan ledahay ilahay haka farxiye😥😥🤲
@haajaramaxamed2248
2 жыл бұрын
abayo iska sabar inshallah waad guuleysaney
@kaltumamuhumed3145
2 жыл бұрын
Farxiyo ha oyen hooyo karti leh Aya thy hore u si soco wayo nagaha caytamayo wa dad aan dheb arin
@zamuuofficial9887
2 жыл бұрын
sorry hooyo macaneeey😢😢😢 abalkaaga janadii alaha ka dhigo😢😭😭❤️
@hibowayel9339
2 жыл бұрын
Abayo qali dadka xuN hadlkoda haa u joojin waxa tahy hooyO sharaf leh o qimO leh allah kuxafdiyo mr wlbo🥰
@mssrayaanosmaan7019
2 жыл бұрын
Ha baqan hana ooyin insha alllh cid walba waaad ka guulaysan
@aslisaid.
2 жыл бұрын
Dad war kooda hadaad daba gasho waad ku walane dheg jalaq ha u siin horu soco
@shamsociise478
2 жыл бұрын
War away muslimnimadii war away somaalinimadii allah kacabsada oo dhaafa hooyadan qalbiga wanagsan
@umumaxamed9578
2 жыл бұрын
Walaaleey walaashaa baan ahay waan kaa naxaaya talo ayaan ku siinayaa waana kuu duceeynayaa marka hore haduu dhib ku haayo allaah kaa dul qaado arsaaq aad xoogaga ku keensatana allaah ku siiyo baryo bi’aadan laguma baahi baxee aniga maba aaminsani naagtaas sidaas u xaragooneyso aa baahan lkn ala ayaa wax og waxaan kuugula talinaaya abaayooy ilmahaga u xamaalo hooyoyinka ilmahooda waa u shaqestaan hal mar baa lagu caawiyey lacagti lagu siiyey meel aad ilmahaga bariis uugaso saarato waad ku furan kartay hadi aad ku furatayod dadka u been guureysidna allahaga ayaa kuu jeedo haduu jaaniskaas ku dhaafayna hada shaqeyso magaala joogtaa gabdhihi ilmo aan dhalin baa noloshoda dabarto adiga oo ilmo leh inaad iska fadhiso wixi lagusiyana aad ku baashaasho macquul ma aha ilmo aabayashooda aduunka joogaan oo shaqeeysanayaan cunayan cabaayaan somali kuu korin meeyso maxaa yeelay agoon ajar laga helaayo ma aha berina aabayaashaas ayey nafacaayan marka walaley ilaahey u ooy salaatu leel tuko shaqana raadso filinkaan oohinta marbuu kuu gadmay markale u maleyn maayo inuu kuu gadmaayo ee walaley ha is karaamo tirin because qof sariir saaran oo jiran bini’aadan u baahan ma tihid gabadhaas quruxda badan ayaa tahay sidaad u xaragooneysid qof dhiban oo koris ku jiro uma xaragoodo yaan been lagu sheegin qofki maanta qaladkaga ku tuso ayaa oo runta kuu sheego ayaa walalkaa ah kan ku dhahayo keeo goin soo ooy haadamo Yuu kaa ridin qof lixdiisa lixaad qabo haduu inuu bini’aadan baryo maalinkasta isoo shaqo tago aaqiro su’aal baa u taalo wajiga banaa laga fiiqaa shaqo ceeb maaha shaah kari ama rooti wareeji ama yaanyo goobeey ama carwo lahaaw ama baqaar lahoow ama shirkad lahoow shaqo shaqo waaye shaqaa sharah leh hooyoyin baa ilmo agooma ah yaanyo ay gadaan ku koriyo kuwaa shaah ku koriyo sharaf beey leeyahiin ma baryaano bini’aadan subaxi markey salaada subax tukato waajibki alle saaray iska gudo beey yaa rasaaq yaa fataax tiraahda ilmaheda usoo shaqo tagtaa habenekina iyadoo rabigeeda soo arsaaqay beey gurigeda ku laabata sidaaan wax ka badal farxiyo qeerkaga adaa isku jabiyey oo hindi filin kilaayo camal usoo ooyo hadii laguugu cAyo u adkeeyso hadaa qof xanuunsan tahayne walaley quraan isa saar Socail mediahaan aad ku dhex waalatay hadaadan bariiska ilmahaga ka heleynin isaga bax oo bakaaro iyo xamar weyne u shaqo tag rabi kuma qadinaye somali waxba ka helimeysid filmkaaga gubataa waaye rabi talada saaro hadeywax kaa qqldanyihiin
@sahroxasan5801
2 жыл бұрын
Sax abyo runta ushegty aniga wallayaby aydoo oyneyso markaan arkay ayan hore ehed wila cawiyay oo waxloshegay marka filin kaan iskawado markey lacagta kadhamata so ooy dad kadaran shaqadtAn ayadana beben ine waxku hesho raabtaa Hooyo hadaa thy dad kadhan waa Hooyo wayna shaqestan mit shaah mid baati mid yaanyo intaba wali ayada waxaa u dheer magac ledahy kushaqeysan kartaa marka nagadaa bentaa badan mar waxay dhahday wilkeyga lagaraacy ischoolka waala iga didy abhis ken laidhahy Ischoool kuku hujeynayo majirto aabe anaga malinkasto ilmo gaysano hitaa mugdisho waaxaa jirto Ischooolo lacaglaAan eh dagmoyinka qaar hada aniga holwaadag daganhy wuu leyahy dadka danyarta xafadenana weygestan ilaa hay Ischoool leyahy marka walaly shaqayso oohintaan badan iyo habaarkan tirada badan iskadaa adiga yoow kuku soo labanin maxaa laigahadlay adoo u habartameysid arkay waalaga hadlaa adigA scail media timid waana abyo kutirina qaaado
@umumaxamed9578
2 жыл бұрын
@@sahroxasan5801 sax abaayo hoyinka rafaad ilmaha ku korsadaan suuqa bakaraha wixi fadhin jiray hoyoyin ahayen xataa kuwa xaafadaha dharka ka dhaqi jiray danbiil ku xamaalan jiray waxkala markey waayan kuwa kalana misas alaab saartaan ilahey arsaqdada wuukaso siinaya qof ilmo ka baahan yihiine shaqo maba ka xishoodo dadka dadka gacanta u hoorsado ayago cafimad qaba lixdooda lixaad qaba walahi aaqiro wajiga laga fiiqaa dadka waaka tilmaaman yihiin waxkastana iimaanka ku xirantahay alle iimaanka managa qaado qof ku jecel baana runta kuu sheego
@nasteexoabdullahi5363
2 жыл бұрын
Sorry mcnto 😭😭😭💯💯💯
@fadumahasan1080
Жыл бұрын
Asc Xabibti adkani qarkod waxay u hadalan afkaga baa qoyan ee malintu enjogo baa war u yaal ee adunka matku afkod uu qalalo ey hadal kari wayan bay o ganayan qalaki ay galen waa malin aan waxaba laga garin ee samir Xabibti wad ka baxeysa dhibka inaya oo xun waxaa kabadan dad badan oo iu jecel oo ku duceyo Xabibti qeerka allha ku haleshiyo amin amiin
@suadali145
2 жыл бұрын
Walashey waxa ogataa hadaba shaqestay ood xalal quudanesay ineey tahay wxa ugu fcn nolosha aduunyadan aad arkesidna waa dhalanteed kuligeen waxan u joogna cmlkaa aqiro ku tagi laheen inaa ka shaqesano Alle qabiga hakuu qaboojiyo walshey
@anfacchannel6669
2 жыл бұрын
😭😭😭 sorry abyo ilah Bari samirka badso kaliya waxa kudaremi karto hoyo sidada oo kale kuwa kugu diganaayo Malin wadka aarsan don't doontaaa caruurta alaha kumaceeyo ayaga ayaa kaga araaayo kuwa qadarta rabi ana aqoon sorry hafturki abyo
@ubahahmed8177
2 жыл бұрын
Ilahayo adoontadi ka qabo adomadadi yarabbi way dhiben war ilahay ka cabsada ilahay wax uyiri adomadeyda inab galiya alle ka cabsada adoomadi allow naftiina xumanta ka nadiifiya qalbiigununa xumanta ka nadiifiya arwaaxdiinuna xumanta ka nadiifiya ka fogaada xanta ka fogaada isku dirka ka fogaada beenta ka fogaada khayaanada ilaahey adoomadiisa la dulmiyo wuu u Aar guudi hooyo mcn amu malin malmah kamid ay laga jari doona iyago lagarin akhiro aduun lagu dhiba Insh allah bi idinilahi kariim dadki manta ku cilay iyo dadki ka ilmesiye iyaguna malin ba laga ilmesi dona Insh allah dhibatadan wad ka baxesa waxa tahay hooyo karti leh wax tahay hooyo muslim ☪️ ah wax tahay hooyo shanteeda waqti tukato waxa tahay hooyo samir badan waxa tahay boqorad waxa tahay luul an la helin karin cadoga unolow cadoga cagta hosted marsi Insh allah malin waxa dhic donto aad hormar garti herka manta jogti Mel ka wanagsan tagi donto Insh allah alle xagisa waxbo kama ahan insha allah niyada qer usheg waxa dhic donto malin can noqoto lagu wad wadto lasku kay dagali doono aya dhic donto dad ku caye kubahanayo iyo dad ku dulmiye iyo dad hadal adhib satay ku dhahay dhamantoda malin tas wax arki donta iyago luga haga hostoda ku oyayan insha allah hana cab sanin alle aya kula jira oo markasta garabka ah guul hooyo macan wan ku jeclaa hooyo macan waliba alle dartis inolow inti nolol jirto 😥💋💪🥰❤💝
@sumayoahmed6465
2 жыл бұрын
🥺🥺😭 sorry abaayo qaali plz this is so emotional story I feel like all our hooyo went through this kinda of life but they never tell us the truth may Allah bless all hooyo around the world and may Allah take highest level of jannah fardowsa those that lost their hooyo 😢 this story is so 💔💔 may Allah make easy everything for u walhi I cried 🥺🥺
@ayaanabdullahi8294
Жыл бұрын
😭😭 sorry abyo
@farhiyaibrahimmohamed3366
2 жыл бұрын
Abayo ilahay dhibka haka qado murugtada farxad ilahay ha kugu badalo wax yar ba ku dhiman ilmahaga wey ku korayan dhib kana waa ka bexe insha allh
@JackCaddnan
2 жыл бұрын
Alxamdullillah
@naciimohuseenahmed5190
2 жыл бұрын
Abayo macaan sabar qaali
@shamsomohamoudalishamso5425
2 жыл бұрын
ax ax wlhy waad iga ohisay abayo mcn hal tali baan ku siin aniga taladas waxay tahy inaad illahu talo saro astaqfarta bad ducaso abayo mcn inshallha waad ka baxasa dhibatadan
I'm so sorry abyo be strong inshallah ilhy hkugu arsaaqo nolol ta ugu fiicn I aamin qofka duruufaha adag soo maray ayaa nolosha guul ka gaadha💔😭😭😢
@ruunishbeauty3220
2 жыл бұрын
Maryan walal subscribe isaar
@fardowsocali3259
2 жыл бұрын
Hooyo mcn aamus ha oyin tan waa aduunyo cadawgaa unoolow iska daay waxey doonaan ha sheegaane kuma garaane hooyo🥰🥰🥰🥰🥰
@sacdiyocabdigaab4502
2 жыл бұрын
😢😢😢 abayo mcnto wlhi waad naga oohisay. Dad waxaas soo qoroyoow war Ilaahay hala baqo maalka iyo dhaldhalaalka adduunka leysma siin Ilaahay waxba lama aha maal, caruur iyo caafimaad OO ah inta duni ugu muhiimsan inoo idiinka qaado oo meel cidla ah idiin taago ood dhadhamisaan gabadha waxaad ku cayneysaan iyo wax ka daran. Qofka walaalka ah hadaadan wax ku tareyn oo gacanta aadan awoodin hadal wanaagsan u qor isagaba waa sadaqo. Ilaahay ka baqa oo Ilaahay ka baqa oo dulmiga joojiya oo digashada joojiya oo waxba hadaadan ku tareyn xumaantiina ka ceshada umadda war Ilaahay inuu idiin carooda ka baqi meysaan miyaa laa'ilaaha illa anta laa xawla walaa quwwata illaa billaah.
@halimamohamed7431
2 жыл бұрын
Nacam alle waa kun faya kun Illahay ha ka qabto dadka xun ee aan damiirka laheen ee gabadhaan daba dhigtay xaqana alle ha fahan siiyo
@sacdiyocabdigaab4502
Жыл бұрын
@@halimamohamed7431 aamiin abaayo allaha hanuuniyo.
@salixox8766
2 жыл бұрын
Gabadh kasta oo soomaliyeed raga ba sida uu galay waa bila arxan ragu somalidu kuwa qurbo jooga iyo kuwa kale wlalayaal wax iska barta noloshiina dabara marka guursada ileen waad u jeedan sida lo bahdilayo dumarka ragani wanaag maleh wa aduun akhiro zaman naxariistina way yaraneysa naftina ha halagina guryaha hoyadiin jooga oo wax barta ragana idiinka dhalaye wax bara naxariista bara
@bushramohamed9160
2 жыл бұрын
Sorry hooyo macaneey😭😭😭abaalkaaga janadii alaha ka dhigo😭🩸♥️♥️♥️♥️
@ifrahqaliif5819
2 жыл бұрын
Abayo is adkery haooyin aamus illaahey ku daa oo hais dareensiin marwalobo farxad muuji waayo dadka qaar farxada weey dhibtaa marka mar walibo farax sanaaw🥰🥰🥰
@zeinabahmed8959
2 жыл бұрын
Allah aamin xabiibti adkeyso waxyar ayaa kuu dhiman
@khaalidturkey9620
Жыл бұрын
Waa edo safiyo cali jalef
@suhaansuuu1438
2 жыл бұрын
Abaayo insha allah cadawkada cagta kahos allah kaliyo
@AminaAhmed-tm7un
Жыл бұрын
Walashay ha u jabain waxna garatada ee horay u soco kartidaada ayay kuu quudhi wayeen iyo sida aad ilmahaga dhaxda ugu xiratay allah hakula koriyo ee ha u joojin
@ubahelmi9595
2 жыл бұрын
Amin amin Abayo alle haka so baxsho sax wa adi ma dooran illaha ka wen sabar
Inalilahi wa inaileyhi rajacuun duli kubaxa gabadha faraa kaqadaa maxaa idin korsaray ! Abaayo macaanto ha ooyin cadowgada haa u jebin anagaa ku joogno walalaha ah somali wayn ah farxiya adkeso cadowgada walo biya karsada waxad tahayhooyo dheman ah oo ilmeheda u dhabar ageegtay Mashaa Allah ilmahada beritole aya korku qadi donaa inshaa Allah qalbigana Allah kuu adkedyo
@xamdixiis8509
2 жыл бұрын
insha'Allah
@lakimatan6176
2 жыл бұрын
Allow u gargar rabiyoow walaalayow gabadhaan iska daya oo Allah oga baqa dadka aad niyada kadileeysaan
@abuukarxaamud1898
2 жыл бұрын
Asc walal wa imtixanka adunka ku farax ha dhibsan ee intad mediyaha ku dhex ooyi laheyd Allah habenkii u sajud e ku oy sajuda dhibkadana u shek aso ku og allah wallaahi jawab deg deg ah ayad allah kala kulmi donta ee samir iyo salada kasho insha allah wad guleysane
@anabali1098
2 жыл бұрын
Wixii kudulmiyay aduunka iyo aakhira ayagaa cuqubo aruursadey adigana caruurtaada aa kuu gudi doonto in shaa allah
@ayancabdi3391
2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@shamsomohamed7587
2 жыл бұрын
Abaayo qaali ah horay u soco walaahi calisho baa Ii xanuuntey walaahi
Alhamdulilaah inta dhahdid maa hore u socotid hooyo walba oo somaliyeed mid mid hadii laga reebo il maheeda waala soo rafaaday il madeedana meel la ma soo fariisan ha ilmeeyn abaayo guulleeyso waxba ha u jawaabin kuwa caaytamaa
@zeinabahmed8959
2 жыл бұрын
Allah ha ku la jiro xabiibti gadaal ha fiirin
@dekaabdi2536
2 жыл бұрын
Abyo qali sharaf iyo karamo ayad ledahy illah cadowka haka qabto we love you mcnto
Abayo waxad so martay wax ka badan ayaan so marnay hase ahatee alha subxana watacala ayaan talo sarana ee alaha ku aburtay ku kalsonow qofkasta o somaliya o an tariiq so mariin wey yartahay
@faadumocali3338
2 жыл бұрын
😭😭😭❤️🙏
@fartunkhalif6246
2 жыл бұрын
Ilmaha Allah hakudayo
@ruzeiramukhtar3033
2 жыл бұрын
Somaliyey walashina daaya bil axsanag ha walina carur bey hoyo abe wll intaba uthy Alle ka baqa waa hoyo hoyana canugeda dartis wax walba ay usameysa aman siiya gabadhan wxe rabto hanaqate daaya gabadhan hawiye na wa somali darodna waa somali mar wlb somali nimada muhm ah daya wllshen
Пікірлер: 976