GURI: Baloodh cusub oo raaca ah (xaafadda Daaraha Maraykanka) Laascaanood.
▪Qiimihiisuna yahay: 45000 oo doolar (is qaba).
▪Guriga cabirkiisu waa 12x17mitir.
▪5 qol, 2 suuli, jiko iyo store iyo luuq-qasaaladeed ( *wada marmar*)
▪Berked iyo ,biyo gelin*(Taangi iyo qasamado)
▪Gurigu wuxuu u dhexeeyaa xaafadda Daaraha Maraykanka iyo garoonka Ciida.
▪Waana guriga u dhexeeya ka ina Ali Wadaad iyo guriga ina Ciise Guddi.
▪ 2 waddona waa leeyahay, oo ta hore nambar wan tahay.
▪ABAALMARINTA qofka iibsadaha nagu soo xidhida uu leeyahay: 250 dollar
*Faah faahin*: La soo xidhiidh xafiiska Gurisello Laascaanood, Tel/Whatsapp: 063-3247165
Facebookpage: Gurisello
Негізгі бет Laascaanod| Baloodh Cusub oo iib ah
Пікірлер: 4